
Sidoo kale waxaan la kulanay mid ka mid ah Ganacsadayaasha u caansan magaalada oo lagu magacaabo Maxamed Axmed (Haydara) wuxuuna noo sharaxay ascaarta suuqa ay ka marataan badeecadaha kala duwan:
Sonkor $ 45
Bariis $ 35
Bur $30
Saliid $ 30
Costa $ 19
Caano $15
Jiimo $ 7
Shiffo $5
Ganacsade Haydare waxa uu ii sheegay in dhammaan badeecadahan ay hoos u dhaceen qiimahoodii ka hor laba todobaad sida ay ahaayeen wuxuuna sheegay in ay ugu wacan tahay bad furanka iyo badeecado badan oo soo dagay.
Axmed Cabdiaslaam
Puntalndpost.com