


Moderator: Moderators
This road was called Wadada Mareexaan before Siyaad Barre came into power.accident wrote:We drove out the evil, nepotistic, corrupt, gaal, government. We sent it on First Class Post to Nigeria.
I feel Hawiye today.XimanJaale wrote:This road was called Wadada Mareexaan before Siyaad Barre came into power.accident wrote:We drove out the evil, nepotistic, corrupt, gaal, government. We sent it on First Class Post to Nigeria.![]()
![]()
p.s. ur iidoor, since when did you had an army in Mogadishu?![]()
XimanJaale wrote:This is the famous Wadada Mareexaan (Mareexaan Road) in Howlwadaag (near Bakara Market). It used to be the wealthiest road in Mogadishu and now its empty and lifeless.
![]()
XimanJaale wrote:This road was called Wadada Mareexaan before Siyaad Barre came into power.accident wrote:We drove out the evil, nepotistic, corrupt, gaal, government. We sent it on First Class Post to Nigeria.![]()
![]()
p.s. ur iidoor, since when did you had an army in Mogadishu?![]()
eboow, this is not wadada wadnaha. Its jidka Mareexaan near isgoyska howlwadaag check radio muqdisho website. Your confusing with Fagax Kooshin which is a different road that is also mareexaan road that one had a single road, But Wadada Mareexaan has is dual road and links jidka 30ka with isgoyska howlwadaagDR-YALAXOOW wrote:XimanJaale wrote:This is the famous Wadada Mareexaan (Mareexaan Road) in Howlwadaag (near Bakara Market). It used to be the wealthiest road in Mogadishu and now its empty and lifeless.
![]()
no sxb this road is WADADA WADANAHA SXB. because its 2 way road. WADADA mareexaanka is a singel way RAOD therefore this road is not wadada mareexaanka.
I don't have time to prove it, and even if i prove it people are stubborn and turn a blind eye just like they refuse to acknowledge other things.Xamud. wrote:XimanJaale wrote:This road was called Wadada Mareexaan before Siyaad Barre came into power.accident wrote:We drove out the evil, nepotistic, corrupt, gaal, government. We sent it on First Class Post to Nigeria.![]()
![]()
p.s. ur iidoor, since when did you had an army in Mogadishu?![]()
Prove it.
Addoow wrote:Ximanjaale,I have to agree with you.
We should Go to xamar and drink some fresh isbarmuuto while enjoying at liido beach.![]()
sade
Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa Xarakada Al-Shabaab ayaa saaka dib uga bilowday nawaaxiga Suuqa Bakaaraha, iyadoo dagaalka xoogiisa ka socdo wadada shirkadaha ganacsiga ee suuqaas oo labada dhinac ay isku weydaarsanayaan rasaas.
Sida ay sheegayaan wararka Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa fariisimo ka sameystay Jidka Wadnaha, gaar ahaan Isgoysyada Aadan Cadde, iyo Howlwadaag oo ku toosan wadada koowaad iyo labaad ee suuqa Bakaaraha.
Xarakada Alshabaab ayaa dhankooda waxay difaacyo ka sameysteen Wadooyinka shirkadaha iyo jidacadayaasha gala, waxaana ay ka dagaalamayeen agagaarka Daarta Hormuud, iyo Telcom oo ay jawaano dhigteen.
Sidoo kale dhanka Wadada jid Mareexaan ayaa la sheegay in Shabaabka ay ku jireen hareeraha dhismayaashooda, oo ay rasaas ka tuurayaan, iyadoo mararka qaar la sheegayo in dhanka Isgoysyada ay ku soo taraarixinayaan Taayaro holcaya, si ay ugu caabiyaan hujuumka lagu soo yahay.
Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ayaan wali gudaha u gelin suuqa, hase ahaatee Shabaab ayaa gudaha suuqa si aan gambad laheyn uga dagaalamaya, iyadoo la soo warinayo in rasaasta ku dhaceysa suuqa ay waxyeeleeyeen Fiilooyinkii Taleefanada iyo kuwa Korontada.
Ilaa iyo hada dagaalka ayaa xoogiisa laga maqlayaa Xaafadaha degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag oo Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ay si saf ballaaran ugu jiraan, iyagoo wehliya gaadiidka gaashaaman oo ay ka mid yihiin Taangiyada.
DR-YALAXOOW wrote:sxb wadada mareexaanka maaha DOUBLE road . wadada mareexaanka waa Singel road.
xamar wadooyinka double roadka ah ee WADADA jidka sodonka.
wadada wadnamaha
wadada maka al mukaramah
waa kanaaa is gooyska WADADA WADNAHA iyo wadada mareexaanka. wadada gawaarida cad cad ku socdaan waa wadada wadnaha. midka ONE roadka kaliya ah ee aan aheeyn double roadkana waa mareexaanka
http://maps.google.se/?ll=2.048589,45.3 ... oramio.all