Page 1 of 1
Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 5:16 pm
by XimanJaale
Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 5:25 pm
by accident
We drove out the evil, nepotistic, corrupt, gaal, government. We sent it on First Class Post to Nigeria.

Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 5:28 pm
by XimanJaale
Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 5:35 pm
by accident
I feel Hawiye today.
Proof or it never happened. Don't hijack history.

Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 5:50 pm
by DR-YALAXOOW
no sxb this road is WADADA WADANAHA SXB. because its 2 way road. WADADA mareexaanka is a singel way RAOD therefore this road is not wadada mareexaanka.
Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 5:50 pm
by Xamud.
Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 5:55 pm
by XimanJaale
DR-YALAXOOW wrote:
no sxb this road is WADADA WADANAHA SXB. because its 2 way road. WADADA mareexaanka is a singel way RAOD therefore this road is not wadada mareexaanka.
eboow, this is not wadada wadnaha. Its jidka Mareexaan near isgoyska howlwadaag check radio muqdisho website. Your confusing with Fagax Kooshin which is a different road that is also mareexaan road that one had a single road, But Wadada Mareexaan has is dual road and links jidka 30ka with isgoyska howlwadaag

Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 5:58 pm
by XimanJaale
I don't have time to prove it, and even if i prove it people are stubborn and turn a blind eye just like they refuse to acknowledge other things.
Go ask your father or mother about wadada Mareexaan, when it came into existance and the reason it was called that, then you will know the truth.

Just ask any elder
Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 6:00 pm
by Addoow
Ximanjaale,I have to agree with you.
We should Go to xamar and drink some fresh isbarmuuto while enjoying at liido beach.
sade

Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 6:00 pm
by accident
More MR propaganda.

Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 6:02 pm
by XimanJaale
Addoow wrote:Ximanjaale,I have to agree with you.
We should Go to xamar and drink some fresh isbarmuuto while enjoying at liido beach.
sade


Mareexaan and Hawiye unity is the only way Somalia can get peace and strong government

Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 6:22 pm
by XimanJaale
Dr Yalaxoow,
remember on may during that big battle in the outskirt of Bakara Market?
here is a article on it:
Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa Xarakada Al-Shabaab ayaa saaka dib uga bilowday nawaaxiga Suuqa Bakaaraha, iyadoo dagaalka xoogiisa ka socdo wadada shirkadaha ganacsiga ee suuqaas oo labada dhinac ay isku weydaarsanayaan rasaas.
Sida ay sheegayaan wararka Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa fariisimo ka sameystay Jidka Wadnaha, gaar ahaan Isgoysyada Aadan Cadde, iyo Howlwadaag oo ku toosan wadada koowaad iyo labaad ee suuqa Bakaaraha.
Xarakada Alshabaab ayaa dhankooda waxay difaacyo ka sameysteen Wadooyinka shirkadaha iyo jidacadayaasha gala, waxaana ay ka dagaalamayeen agagaarka Daarta Hormuud, iyo Telcom oo ay jawaano dhigteen.
Sidoo kale dhanka Wadada jid Mareexaan ayaa la sheegay in Shabaabka ay ku jireen hareeraha dhismayaashooda, oo ay rasaas ka tuurayaan, iyadoo mararka qaar la sheegayo in dhanka Isgoysyada ay ku soo taraarixinayaan Taayaro holcaya, si ay ugu caabiyaan hujuumka lagu soo yahay.
Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ayaan wali gudaha u gelin suuqa, hase ahaatee Shabaab ayaa gudaha suuqa si aan gambad laheyn uga dagaalamaya, iyadoo la soo warinayo in rasaasta ku dhaceysa suuqa ay waxyeeleeyeen Fiilooyinkii Taleefanada iyo kuwa Korontada.
Ilaa iyo hada dagaalka ayaa xoogiisa laga maqlayaa Xaafadaha degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag oo Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ay si saf ballaaran ugu jiraan, iyagoo wehliya gaadiidka gaashaaman oo ay ka mid yihiin Taangiyada.
Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 6:46 pm
by DR-YALAXOOW
sxb wadada mareexaanka maaha DOUBLE road . wadada mareexaanka waa Singel road.
xamar wadooyinka double roadka ah ee WADADA jidka sodonka.
wadada wadnamaha
wadada maka al mukaramah
waa kanaaa is gooyska WADADA WADNAHA iyo wadada mareexaanka. wadada gawaarida cad cad ku socdaan waa wadada wadnaha. midka ONE roadka kaliya ah ee aan aheeyn double roadkana waa mareexaanka
http://maps.google.se/?ll=2.048589,45.3 ... oramio.all
Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 7:00 pm
by XimanJaale
DR-YALAXOOW wrote:sxb wadada mareexaanka maaha DOUBLE road . wadada mareexaanka waa Singel road.
xamar wadooyinka double roadka ah ee WADADA jidka sodonka.
wadada wadnamaha
wadada maka al mukaramah
waa kanaaa is gooyska WADADA WADNAHA iyo wadada mareexaanka. wadada gawaarida cad cad ku socdaan waa wadada wadnaha. midka ONE roadka kaliya ah ee aan aheeyn double roadkana waa mareexaanka
http://maps.google.se/?ll=2.048589,45.3 ... oramio.all

wallahi i think ur confused, i'm not talking about isgoyska fagax kooshin, that is a different mareexaan road. i 'm talking about the wadada mareexaan that comes of jidka 30ka and isgoyska howlwadaag and behind wadada wadnaha.
xamar has many dual roads, not only wadada wadnaha, jidka 30ka, wadada maka al-mukarama.
you have forgot jidka 21 oktobar that links kaaraan district with daynile, you forgot jidka balcad, jidka ex-control, jidka torino that comes from digfer hospital. sxb there millions of dual roads in xamar. awoowe what happened to ur memory? walle sweden gave u cirro iyo maskax camo eboow.
Re: Wadada Mareexaan (Howlwadaag district, Mogadishu) PIC
Posted: Sat Oct 29, 2011 9:52 pm
by TheblueNwhite