Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
Ismacil adan cismaan dalsan Chairman donated 10.000 dollars on the Construction of the Ceerigaabo road in the sanaag province on his arrival in ceerigaabo when he was opening his Political party office in Sanaag
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
who is ismacil a cisman?
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
Waa qoloma? sawirkiisa waxba naga ma gelin eh.
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
emperier lloool, i didnt asked for his pic, but his background in politics, business, if he is from qurba joogta, part of the old regime etc......?
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
Urur-siyaasadeedka Dalsan Oo Waddada Ceerigaabo ugu deeqnay $ 10,000
DaabacoSaaxib u dir
CEERIGAABO(OWN) Xubno kasocda Urur-siyaasadeedka Dalsan oo maalmahanba kusugnaa magaala-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa sida uu kusoo warramay Weriyaha Waaheen gobolka Sanaag Mr-Darwiish shirweyne ay bulshada qaybeheeda kala duwan kula yeesheen Hoolka shirarka Mahuraan ee Ceerigaabo waxay halkaas kaga xog waraameen ahdaaftooda siyaasadeed iyo waxqabadkoodaba.
Shirkan oo ay kasoo qayb galeen dadweyne isugu jira bulshada qaybeheeda kala duwan ayaa nuxxurkiisu ahaa sidii xubnaha ururkan Dalsan ay bulshada Ceerigaabo ugusoo bandhigi lahayaaeen ahdaafta iyo ujeeddooyinkooda siyaasadeed iyo weliba waxqabadka ay ku tartamayaan ee bulshada codkeeda ay ku kasbanayaan iyagoo albaabbadana u furay xaruntii xisbigan ee magaalada Ceerigaabo kuna dhawaaqay guddoomiyaha ururkan ee gobolka Sanaag Shiine Mire Maxamed iyo qaar ka mid ah xubnaha hawlwadeennada ee ururkan.
Iyadoo halkaasna xoghayaha guud ee ururkani Maxamed Axmed Colujoog uu ka dhawaajiyey in ururkiisani waddada Ceerigaabo ugu deeqeen lacag dhan $ 10 kun oo dollar, iyo inay xilliga tartanka ka hor wax ka qaban doonaan jaamacadda anaag ee magaalada Ceerigaabo. waxana hadalladiisii ka mid ahaa “Anigoo ka wakiil ah Guddoomiyaha ururkan Dalsan Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-yare) Waxan maanta idiinku bushaaraynayaa tallaabadayada kowaad waxannu waddada Ceerigaabo ugu deeqnay lacaga dhan $ 10,000 aannu bixinayno intaan ololahaba la gaadhin tallaabada tan xigtana waxannu wax ka qaban doonnaa jaamacadda Sanaag”.
Wuxuna intaas kusii daray “annaga afkayaga iyo qalbigayagu isma khilaafsana waxannu idiin sheegaynaana waa run ururkana idinkama lihin idinkana inaad ka mid noqotaan iyo taageeradiinnaba waa idinka doonaynaa xukuumadduna markay ogaatey ururradu inay gobolka tageen ayay tidhi waddada waxannu u haynaa 9 milyan oo doollar”.
Dhinaca kalena bulshada shirkaas ka qayb gashay ayaa madax-dhaqameedyada iyo waxgaradka beelaha iyo aqoonyahanno ka hadlayba waxay sheegeen in ay soo dhowaynayaan tartanka ururrada siyaasadeed ee Somaliand kuna kala dooran doonaan waxqabadka muuqda ee ay ku tallaabsadaan sida wadaada maanta ururkani deeqda u fidiyey iyo jaamacadda uu ka dhawaajiyey iyo dhammaan arrimaha nolosha aasaasiiga ee bulshadani baahiyaadka kala duwan u qabaan sidii looga taageeri lahaa.
Guddoomiyaha Ururkan Dalsan ee gobolka Sanaag Shiine Mire oo munaasibaddan ka jeediyey hadal kooban oo isugu jira mahadnaqa iyo wacyigelinta bulshafa ayaa iyaguna xubnihii kale ee halkaas ka hadlay waxa ka mid ahaa Caaqil-Saalax Cige Cali, Caaqil-Xuseen Faarax Dheglaawe, Cali Buraale Maxamed, Cabdi Goonyacadde, iyo Aqoonyahanno uu ka mid yahay Axmed Baanday.
Oodweynenews.com/Ceerigaabo Office

yunis09 wrote:emperier lloool, i didnt asked for his pic, but his background in politics, business, if he is from qurba joogta, part of the old regime etc......?
He was the former Somaliland interior Minister under daahir rayaale before he was made minister in 2003. he was living in Qurbaha in London he owns several Businesses in Dubai and Djibouti and currently is the Chairman of the dalsan party
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
khalid ali wrote:Guddoomiyaha ururkan Dalsan Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-yare)
Last edited by yunis09 on Sun Oct 30, 2011 10:36 am, edited 1 time in total.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
He is 49 years old i dont think he should be called Ismacil yare
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
okie well done ismail faqash(Yare)
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
lol emperior wuxu diidayaa inu yidhaahdo ismaciil 'faqash'
btw, I hope to see this road completed before I die insha'allah
btw, I hope to see this road completed before I die insha'allah
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
omg is that him?
Oh well, at least he is giving something this time not taking....Im allergic to anything related to udub 
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
khalid ali wrote:He is 49 years old i dont think he should be called Ismacil yare
Cali_Gaab wrote:Waa qoloma? sawirkiisa waxba naga ma gelin eh.
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
khalid ali wrote:yunis09 wrote:emperier lloool, i didnt asked for his pic, but his background in politics, business, if he is from qurba joogta, part of the old regime etc......?
He was the former Somaliland interior Minister under daahir rayaale before he was made minister in 2003. he was living in Qurbaha in London he owns several Businesses in Dubai and Djibouti and currently is the Chairman of the dalsan party
Why not in Hargeisa where he plans to rule?
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Ismacil A Cisman donates 10.000USD to the Ceerigabo road
when this guy was in London, everyone knows he was broke ass ............where did he get that money, but that begs the question?Dhaga Bacayl wrote:khalid ali wrote:yunis09 wrote:emperier lloool, i didnt asked for his pic, but his background in politics, business, if he is from qurba joogta, part of the old regime etc......?
He was the former Somaliland interior Minister under daahir rayaale before he was made minister in 2003. he was living in Qurbaha in London he owns several Businesses in Dubai and Djibouti and currently is the Chairman of the dalsan party
Why not in Hargeisa where he plans to rule?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 682 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 3 Replies
- 1293 Views
-
Last post by original dervish
-
- 28 Replies
- 3879 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 2616 Views
-
Last post by Tijoux
-
- 2 Replies
- 1720 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 3 Replies
- 859 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 3 Replies
- 676 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 1 Replies
- 8 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 0 Replies
- 449 Views
-
Last post by Historian.