v.president Pland Laying Mortar First Stone of big hospital

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

v.president Pland Laying Mortar First Stone of big hospital

Post by FBISOMALIA »

Image

Gen. Cabdisamad Cali Shire M.kuxigeenka Puntland ayaa waxa uu mahad ballaaran u jeediyay hay’ada Caafimaadka adduunka ee loo yaqaan WHO wuxuuna sheegay in dhismahan uu yahay mid taariikhi ah oo aad u mihiima oo ay ka faa’iidaysan doonaan Ummadda reer Puntland iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed wuxuuna hay’adaha kale ka codsaday in ay si la mid ah hay’adan ay sameeyeen mashaariic wax ku ool ah oo ay Ummaddu ka faa’iidaysato.

Dr. Cali Cabdi madaxa WHO ayaa waxa uu sheegay in ay doonayaan in ay sameeyaan dhisme laba dabaq ah oo casri ah oo aad u wanaagsan kaas oo noqon doona xarun daawada lagu kaydiyo iyo maktabad aad uu ballaaran oo waxtar badan u yeelan doonta Ummadda Soomaaliyeed.

Dr. Cali, waxa uu sheegay in ay rajaynayaan marka ay dhammaato xaruntan in ay ka faa’iidaysan doonaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool illaa Muqdisho, dhismahan ayuu ku sheegay in uu yahay kii ugu horeeyay ee WHO ka hirgaliso Soomaaliya wxuuna sheegay in laga dhisayo meel ku habboon oo ay daris la yihiin Wasaarada Caafimaadka Puntland oo ay leeyihiin wadashaqayn wanaagsan.

Dhismaha iyo Mashaariicda Puntland laga hirgasho ayaa waxa sameeya haya’daha Samafalka walow aysan maamulka Puntland aysan ka maqnayn waxaana la sheegaa in 10% ay ku daraan dhaqaalaha ku baxaya mashaariicda markaas socda.
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: v.president Pland Laying Mortar First Stone of big hospi

Post by CismanMaxamud1 »

Image :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: v.president Pland Laying Mortar First Stone of big hospi

Post by quark »

:up:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: v.president Pland Laying Mortar First Stone of big hospi

Post by Somalian_Boqor »

Is The Hospital going to be in Garowe?
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: v.president Pland Laying Mortar First Stone of big hospi

Post by tightrope »

Image ImageImage
User avatar
D-Runner
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1293
Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
Contact:

Re: v.president Pland Laying Mortar First Stone of big hospi

Post by D-Runner »

Mansha Allah :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: v.president Pland Laying Mortar First Stone of big hospi

Post by FBISOMALIA »

Somalian_Boqor wrote:Is The Hospital going to be in Garowe?
yeab
anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Re: v.president Pland Laying Mortar First Stone of big hospi

Post by anonymousfaarax »

Nice ! :up: Go Somali people, of the Somali Peninsula :D
User avatar
UlteriorMotive
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1706
Joined: Mon Sep 26, 2011 7:12 pm
Location: This be the realest shit I ever wrote

Re: v.president Pland Laying Mortar First Stone of big hospi

Post by UlteriorMotive »

:up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”