Every Sade member iyo wixi muslim ah , make sure you donate!
Maamulka Misaajidka Cabudwaaq iyo Culumada ku nool Dagmada Cabudwaaq ee gacanta ku haya Dhismaha Misaajidka ugu weyn dagmada Cabudwaaq ee Al-RAXMAN ayaa waxay Codsi u direen dhamaan umada Muslimka ah ee elehay Hantida siyay meelkasta ha jogaane in ay ka qayb qataan dhisamaha Misaajidka ugu weyn Dagmada Cabudwaaq oo in mudo ah qaybo aha.
Hadaba si aad u dhisato gurigaga Aqiro ka qayb qado Dhismaha Misaajidka Al-raxma ee Dagmada Cabudwaaq waxaadna Sadaqaysan karta 1$ iyo wixi ka badan ninba awoodisa ma ahan in aad la gaabato hadi adan heli karin lacaag badan.
Waxa lacagtaas lagu soo Hagaajin kara Macalin Nuur Xirsi Siyaad iyo Ismaciil Dabcasaar adigo ku soo diraya Acounti Number ka ah
Acount Numbre………GLK D001213 Dahab Shiil Cabudwaaq
Waxaad sido kale kala soo Xariri kartaan Tel: 00252615496971 ama 252615500038
HOOS KA DAAWO SIDA AY U DHIBAN YIHIIN DADKI KU CIBADAYSAN LAHA MISAAJIDKA CABUDWAAQ
Bashiir Nadara iyo Mahad Xasan Diini
Cabudwaaq-Somalia
Last edited by XimanJaale on Mon Oct 31, 2011 6:04 pm, edited 1 time in total.