Page 1 of 1

Eid shopping in Bakaara

Posted: Mon Oct 31, 2011 5:14 pm
by UlteriorMotive
Image

Jidadka suuqa ayaa waxaa buuxiyay dadweyne badan, kuwaasoo qaarkood inoo sheegay inay u yimaadeen si ay uga adeegtaan suuqa maadaama ay kusoo fool leedahay cidda weyn ee Adxa oo ay muslimiinta dunidu dabaal-dagyo sameeyaan.

"Qof walba wuxuu doonayaa inuu iibsado, dhar, kabo, macmacaan iyo wixii kale ee uu ugu talogalay inuu ku ciido," sidaas waxaa HOL u sheegay Raxmo Cali oo 20-jir ah una adeegaysay laba caruur ah oo ay dhashay, waxayna intaas ku dartay iyadoo ilko-caddeynaysa: "Bakaaraha muddo dheer ayaa iigu dambeysay aad ayaan u faraxsanahay."

Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa hadda gacanta ku haysa dowladda KMG ah, isagoo ka mid ahaa goobihii ay Xarakada Al-shabaab isaga baxday horraantii bishii Ogoosto ee sannadkan, iyagoo xilligaas sheegay inay badaleen qorshahooda dagaal ee Muqdisho.

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image


http://www.hiiraan.com/news/2011/Oct/wa ... -15586.htm

Re: Eid shopping in Bakaara

Posted: Mon Oct 31, 2011 6:14 pm
by anonymousfaarax
Nabad ku ciida my family! :up: :D

Re: Eid shopping in Bakaara

Posted: Mon Oct 31, 2011 6:43 pm
by barbarossa
Peace and prosperity for our brothers and sisters in Mogadiscio and all of Somalia, Inchallah.

Eid Mubarak to all.

Re: Eid shopping in Bakaara

Posted: Mon Oct 31, 2011 7:09 pm
by fighter
:som: :up: :up:

Mogadishu! Let there be peace there forever!!

Re: Eid shopping in Bakaara

Posted: Mon Oct 31, 2011 8:36 pm
by Saraxnow
:up: :up:

Eid mubarak 8-)

Re: Eid shopping in Bakaara

Posted: Mon Oct 31, 2011 9:29 pm
by Twist
Eid shopping for just khudrad & fruits etc? Where is bacadlaha dharka?

May they have peaceful & happy Eid, Insha Allah!