War gabadhan

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

War gabadhan

Post by SahanGalbeed »

yare shambo la yidha , meelaahas bay iga khaawisaysa e , tolow maxay iga rabta nimanyow ?
shambo , naye , naa bal hadal !
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: War gabadhan

Post by salool »

:lol: ..ma suruciyadaadi ba kugu kacay sotaan moodeyey baryahan inu ilaahy ku so hadeyey :roll:
User avatar
accident
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3782
Joined: Tue Sep 27, 2011 1:06 pm
Location: Auckland, New Zealand

Re: War gabadhan

Post by accident »

:lol: :lol:

I don't think Shambo is a girl sxb.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: War gabadhan

Post by ToughGong »

accident wrote::lol: :lol:

I don't think Shambo is a girl sxb.
Only a gender inditerminate would know about anothe GI innit KOW :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War gabadhan

Post by SahanGalbeed »

Waxan ku idhi , wallahi horta maanta waxaan rabay inaan ku furo adiga 'topic' ku gaar ah .
Hadda been iga ma'aha , habeenki intaanan seexan , baan sidii wax filin oo kale , waxan hadal idhi iyo waxaan wanaag iyo xumaan ba soo arkay maalintaas aynu ku jirno , la i hor keena .
Haddaba xalay , waxaan is idhi

" war horta niyow , Helwaa tan iyo sidii ay magaca iska ga badashay , she lost some of her feminine appeal " Bahal xunoo cajuusad ah ba la mooda beriyahan danbe :lol:
Tolow salool maxay isugu bixisay ? ya? haa.... malaha magac S xarafkiisa ugu horeeya yahay sida Sahan oo kale bay dooratay .
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War gabadhan

Post by SahanGalbeed »

Seemeyer , banu hypocrite Slife ka soo dareeray weeye kuwani.
Dabeecadihi naagaha ayay leeyihin , qabilkooda ku sheegi maayan laakiin iney kaaga caayan bay jecelyihin .
Inkaar bay qaban , ha is barin . You treat them with respect and they resort back to kudaafad .
Hooyadin wasa !
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: War gabadhan

Post by ToughGong »

Loo ma joojo,nacallah aabohood ku yaalka dee
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War gabadhan

Post by SahanGalbeed »

War meel walba ayay kuu soo istaagayaan , inkaari ku dhacdaydu .
Helwaa so jawaab de ! Xageed ku aragtay surucyadeyda ? :lol:
User avatar
accident
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3782
Joined: Tue Sep 27, 2011 1:06 pm
Location: Auckland, New Zealand

Re: War gabadhan

Post by accident »

seemeyer wrote:
accident wrote::lol: :lol:

I don't think Shambo is a girl sxb.
Only a gender inditerminate would know about anothe GI innit KOW :lol:
Not cool. :down:
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: War gabadhan

Post by salool »

SahanGalbeed wrote:Waxan ku idhi , wallahi horta maanta waxaan rabay inaan ku furo adiga 'topic' ku gaar ah .
Hadda been iga ma'aha , habeenki intaanan seexan , baan sidii wax filin oo kale , waxan hadal idhi iyo waxaan wanaag iyo xumaan ba soo arkay maalintaas aynu ku jirno , la i hor keena .
Haddaba xalay , waxaan is idhi

" war horta niyow , Helwaa tan iyo sidii ay magaca iska ga badashay , she lost some of her feminine appeal " Bahal xunoo cajuusad ah ba la mooda beriyahan danbe :lol:
Tolow salool maxay isugu bixisay ? ya? haa.... malaha magac S xarafkiisa ugu horeeya yahay sida Sahan oo kale bay dooratay .

:lol: :lol: Wow i'm glad my new nick is working, it's a big turn off mashallah.
Sahano, magaca Helwa waxba la socoday aan garan waayey ilaahy ba i waafajiyey oo balaayada iga tuurey.Hadi kale jar bu iga tuuri laha. :down:

Adigu kaagi ina baxar maxaad ugu noqo wayday?
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: War gabadhan

Post by ToughGong »

Btw the OP is a boon passing himself off as Hawiye
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War gabadhan

Post by SahanGalbeed »

Helwa , ina baxar de magacayga runta ah weeye aniga , marka dad baa isoo galay halkan oo de aynu xigto nahay , ma' garanaysa ?
De Ilaah ba runta jecele , waan baqay .

Markaa de waa iska caynkaas e , adiga waxaan ku waydiyay , maxaa lagaa siya , xag-xagashadan aad igu dayayso .
Haddaan iska aamusi laha oo sidii ax caag ah oo kale aan iska noqon laha , ayaa wax kaa celin laha , bal ii sheeg ? :lol:
Qofkaad iska soo hor baxdaan ba , ayaad quraan ah baad halkan ugu soo qorta e , dadkani ma'dad Ilaahey yaqaan bay ku la eegyihin ?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War gabadhan

Post by SahanGalbeed »

Seemeeyer inadeer , qashinkani kolba kii ka neefiya bay ku dhegan e , war ha inagu soo hadal qaadin ba , Ilaahey ba nacay walle.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War gabadhan

Post by SahanGalbeed »

Bal waakaase ugu gal , forum-yadooda . Dagaal iyo dil iyo dhac , hebel bu dhagaxii hebel la odhan jiray maanta u yimi iyo maye hebel baa kaga horreyeyay ,ayuun bay iskugu faanayaan
Ina Lilah wa ina Ileehi Raajicun . Inaga taga hooyadin wase !
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: War gabadhan

Post by salool »

Ma ada wax iga celiya? :roll: taaga anaaba ku so gurmada marka meelaha lagugu ciijiyo laakin adigu wala xaaga. :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”