Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by Ceelafweyn »

Waxaa isa so taraya baaqyo lagu taageerayo Shirweynaha belaha Muse Abokor ee Ceerigabo. Shirkaas oo dhici dona 30.11.2011.

Baaq Taageero Oo Aanuku Taagerayno Shirka Ka Dhacaya Gobolka Ceerigaabo.30. 11. 2011‏

MARKA HORE WAXAN HALKAN KA SALAMAYNAA DHAMAAN HAWLWADEENADA SHEBEKADA HADHWANAAGNEWS IYO CAYNABANEWS IYO OODWEYNENEWS KUWAAS OO HADH IYO HABEENKU HAWLAN HADH IYO HABEEN U ADEEGIDA BULSHADA SOOMALILAND INTAAS WAXAN UGA SIIGUDBAYNAA BAAQKU WAJAHAN SHIRKA KA DHACAYA GOBOLKA SANAAG GAAR AHAAN DEGMADA CEERIGAABO OO AYKU QABANAYAAN BEESHA MUUSE ABOKOR WAXANU LAGARAB TAAGANAHAY HADII AANUNAHAY DHALINYARADA ODAYAASHA BEESHA MUSE ABOKOR EE FINLAND.

Source: www.oodweynenews.com, Hadhwanaag.com

Shirku ajendihisu waa Horumatinta Somaliland

1.0 Wadada -Ceerigabo iyo Burco
2.0 Wada shaqeynta beelaha Muse Abokor ee gobolada dalka
3.0 Iskaashiga beelaha deriska siidi loo horumarin lahaa deeganada
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by gurey25 »

what is the agenda of this shir?
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by Ceelafweyn »

Gurey,

It is not political driven Meeting and it has development focus rather than political motivations.

The Agenda is as follows;

1.0 The construction of Road that links Ceerigabo and Burco
2.0 Unity among the Clans of Muse Abokor in Sanaag, Saraar, Saxil and Togdheer regions
3.0 Establishing partnership working among Muse Abokor and other Neighbouring clans.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by Keyse_0208 »

waryaa, sowkii sacad muse yidhi cid kale shir dambe ma qaban karto, what the fuk is wrong with u man ?
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by Cali_Gaab »

Keyse_0208 wrote:waryaa, sowkii sacad muse yidhi cid kale shir dambe ma qaban karto, what the fuk is wrong with u man ?
We are habarjeclo, have you forgotten the mother of the clan gatherings also known as 'Shirka Garadag' :lol:
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by Saraxnow »

Seems like kama xishoonayaan camigooda? Ceeb!
:lol:

Just kiddin. :up:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by Cumar-Labasuul »

I hope boqorka is present 8-)

Image
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by LiQaaye_TDH »

Shirweynaha Beelweynta ( Muse Abokor ee Ceerigaabo)

http://burcoonline.com/view.php?id=2113
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by Mr_Alfaas »

Cumar-Labasuul wrote:I hope boqorka is present 8-)

Image
:shock: :lol: :lol:

waanu taageeereyna shirkas Alle haka dhigo mid horimar iyo isku duubnaan muujiya :sland: :up:
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by Ceelafweyn »

This meeting is not planned to cause political ubheaval like the Cise Muse one which was initially intended to but later became developmental meeting. However, this meetings is all about development and how we need to establish good working relationship with our neighbouring tribes.

Boqor Cismaan has comitted a crime against the nation and also faul mouthing the presidents and his family. Therefore, he needs to be panished just like all other Suldans who previoulsy did unpatriotic acts.
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by CaynabaX »

Dhibic

Weren't beesha Muuse Abokor ibn Jibriil bin Abokor bin Muuse Shaykh Isxaaq supposed to shir yesterday in Ceerigaabo? Whuud happened, they postponed shirkani?
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by Ceelafweyn »

Shirkii beesha muse abokor or eastern habarjeclo clans have been prosponed till the new year. For the following reasons; - there are number of diaspora meetings taking place in the UK, Holland, sweden, Finland ,Uae, and Australia. Therefore they r waiting for the result of these meetings.

- the elders who were supposted to prepare for the shir are involve in resolving dhul and hy in incident in erigabo.
- finally there were two agendas for the meeting one was political and development. But now it is all developmental and one main aim. The burco-erigavo road. To support the somaliland infrastructure development agency to help contribute the togdhere-sanaag road building.

It is important that all Somaliland residents get behind this initiative. May allah bless Somaliland.
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by CaynabaX »

Ceelafweyn wrote:Shirkii beesha muse abokor or eastern habarjeclo clans have been prosponed till the new year. For the following reasons; - there are number of diaspora meetings taking place in the UK, Holland, sweden, Finland ,Uae, and Australia. Therefore they r waiting for the result of these meetings.

- the elders who were supposted to prepare for the shir are involve in resolving dhul and hy in incident in erigabo.
- finally there were two agendas for the meeting one was political and development. But now it is all developmental and one main aim. The burco-erigavo road. To support the somaliland infrastructure development agency to help contribute the togdhere-sanaag road building.

It is important that all Somaliland residents get behind this initiative. May allah bless Somaliland.
Waxaan is idhi, wasn't the Ceerigaabo incident a thing between HY and Dhullos? What has Habar Jeclo to do with this incident? If they are helping resolving/mediate this thing no problem. Imo, this is a thing between Xukuumada, HY elders and Dhullo elders. Is xisbigani cusub on the agenda as well? Maxamed Abokor should discuss a couple of things as well, them tuulos along the border with Ethiopia are not stable these days.
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Taagero Shikra Muse Abokor Ee Ceerigabo

Post by Ceelafweyn »

Shirka Ceerigabo waxa dib u dhigay sadex shay sidaan hore kugu sheegeyba. Waa mid oo odayadi loo xilsaaray gogolxaadhaka shirka iyo qeybinta beelaha muse abokor oo ku mashquuley dhexdhexaadinta labadii beelood ee shaqaaqadu ka dhex dhacday. Waa midka labaa oo waxaa la isla mari waayey AGENDAHA shirka oo dad badni ay doonayeen in Wadada Burco-Ceeri ay ku ekaato sidii beelaha kalena loogu dardar gelin lahaa wax ka qabashada wadadaas. Waxaa iyana jirey rag siyaasiyiin ah oo doonaya in Shirka lagu gorfeeyo RAYS iyo KULMIYE, taas oo noqotey in dib loo dhigo. Waa ta sadeexaad oo waxaa la sugaayey shirar ku qabsoomayey qurbaha oo aan weli soo gebo geboobin oo ku saabsan habki loo mari lahaa dhaqaajinta wadada Burco-Ceeri.

Dhanka xuduuda ethiopia ee beelaha habarjeclo degto waa arin muhiim waxaanan la socdaa in arinkaa hargeysa lagaga shirey Habarjeclo dhami lana maaganyahay sidii si wadajir ah wax looga qabana lahaa.

Hase ahaatee shirkani wuxuu ahaa mid dawlada lagu dhiirigelinaaayo wax ka qabashada horumarka togdheer,saraar iyo sanaag.

wuxuu shirku qabsoomayaa Jan 2012.

salaama
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”