Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
Xukuummadda KMG ah ee Soomaaliya
oo sheegay inay ka warhayso 10-ka
degmo ee ay duqeynayso Kenya
Khamiis, November 03, 2011 (HOL) �
Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa
sheegtay inay ka warhayso qorshaha ay Kenya
hawada kaga weerarayso 10 degmo oo ku yaalla
Koonfurta Soomaaliya, waxayna ku sheegeen
qorshahan mid lagu bar- tilmaameedsanayo
Xarakada Al- shabaab.
Wasiirrada arrimaha gudaha iyo gaashaandhigga
DKMG ah oo arrintan ka hadlay ayaa sheegay in
xukuumadda KMG ah ay si toos ah uga
warhayso duqeyntan, iyagoo sheegay in
shacabka loogu baaqayo inay ka fogaadaan
saldhigyada ay Al-shabaab ku leedahay
degmooyinkaas.
"Qorshahan waa mid ay DKMG ah wax- ka-
ogtahay, wuxuuna qayb ka yahay gulufka ka
dhanka ah Al-shabaab oo labada dal cadow ku
ah," ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha ee
Soomaailya, C/samad Macallin Maxamuud oo
saxaafadda Muqdisho la hadlay.
Sidoo kale, wasiirku wuxuu sheegay inuu jiro
guddi ka kooban lix wasaaradood oo ka kooban
xukuumada Kenya iyo Soomaaliya, kuwaasoo si
joogto ah ula socon doona howgallada ay
wadajirka u wadaan ciidamada Soomaalida iyo
kuwa Kenya ee ku sugan Koonfurta Soomaaliya,
kuwaasoo maalin walba warbixinnada
isdhaafsanaya bil walbana mar kulmaya.
Dhanka kale, wasiirka difaaca Soomaaliya,
Xuseen Carab Ciise oo Jubbooyinka ku sugan
ayaa u sheegay VOA-da in degmooyinka la
duqeynayo ay yihiin kuwa ay ka taliso Al-
shabaab, ayna dowladda KMG ah la socoto
arrintan, isagoo sheegay in shacabku ka
fogaadaan deegaannadaas.
"Runtii aad ayay u dhibaato badan tahay in
dadku ay deegaanadooda ka barakacaan balse
innagu waxaan ku jirnaa dadaalkii ay dowlad
walba u soo martay inay kusoo ceshato
dowladnimadeeda," ayuu Xuseen Carab yiri.
Afhayeenka ciidamada Kenya Maj. Emmanuel
Chirchir ayaa sheegay shalay inay ku talo- jiraan
inay duqeeyaan degmooyin ku yaalla Koonfurta
Soomaaliya, kuwaasoo uu sheegay inay ka taliso
Al-shabaab .
Degmooyinka la duqeynayo ayaa waxaa ka mid
ah: Kismaayo, Afmadow, Bu'aale , Jamaame,
Baydhabo, Baraawe, Diinsoor, Afgooye iyo
kuwo kale, iyadoo dadka ku nool ay durba
walaac ka muujiyeen hadalkan.

Re: Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
The people their about to massacre aren't they not Muslim? Isnt their blood xalaal? If tfg is working with Kenya to slaughter poor Somalis who may not even be able to run or hide from the bombing how how come I don't see you calling them murtad?
Last edited by Alchemist on Thu Nov 03, 2011 7:53 am, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
Alchemist wrote:The people there about to massacre aren't not Muslim? Is there blood xalaal? If tfg is working with Kenya to slaughter poor Somalis who may not even be able to run or hide from the bombing how how come I don't see you calling them murtad?
Tfg is muslim period.
I wont go against the scholars.
Re: Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
Not telling you to call them kafir just want you to be just. Also if your going to follow the scholars follow them completely. Show me any scholar who says shabab are gaalo? They may have some of the characteristics of khawarij but the somali scholars don't say their gaalo only you and Addoow give out such fatwa.HutuKing01 wrote:Alchemist wrote:The people there about to massacre aren't not Muslim? Is there blood xalaal? If tfg is working with Kenya to slaughter poor Somalis who may not even be able to run or hide from the bombing how how come I don't see you calling them murtad?
Tfg is muslim period.
I wont go against the scholars.
Re: Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
Alchemist,
HutuKing needs a QABIIL DALEEL to make Takfeer on people not a Daleel from Quran and Sunnah
HutuKing needs a QABIIL DALEEL to make Takfeer on people not a Daleel from Quran and Sunnah

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
How can I disobey the saying of prophet Muhammad pbuh on khawarij?
Iam against massacring those who are oppressed by them while they hate them(khawaarijta) from inside.
I really dont care if shabab military positions are hit.
Can Kenya guarantee us that they will only target shabab garrisons? Not shacab buildings?
If they can, then I dont care cuz this Is kuffar- on- Khawaarij violence.
Iam against massacring those who are oppressed by them while they hate them(khawaarijta) from inside.
I really dont care if shabab military positions are hit.
Can Kenya guarantee us that they will only target shabab garrisons? Not shacab buildings?
If they can, then I dont care cuz this Is kuffar- on- Khawaarij violence.
Re: Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
Murax wrote:Alchemist,
HutuKing needs a QABIIL DALEEL to make Takfeer on people not a Daleel from Quran and Sunnah
Lol what his doing is taking the opinion of some of the scholars who hold the view that khawarij are kuffar btw this opinion is not the majority view and he uses this to make takfiir on shabab. Those khawarij believed Ali ra was not Muslim but shabab don't hold such views. Plus majority of ahlu sunah believe khawarij are misguided muslims that's why the scholars say your allowed to fight them if they attack you but not to Chase them. Getting gaalo to do the job for you is another thing all together.
Re: Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
Alchemist wrote:Murax wrote:Alchemist,

Yea the culema do not make takfeer on the khawaarij of this day or before, but regard them as misguided Muslims. I think Ibn Bazz RH was asked about this.
Same thing for people who use gaalo its a major sin but does not take You out of the millah of Islam. The Culema are unaminous in this, the only issue remotely similar to this which they do differ in is the issue of Salah and if someone leaves it out of neglegence if they are still Muslim.
Re: Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
Alchemist wrote:Murax wrote:Alchemist,
HutuKing needs a QABIIL DALEEL to make Takfeer on people not a Daleel from Quran and Sunnah
Lol what his doing is taking the opinion of some of the scholars who hold the view that khawarij are kuffar btw this opinion is not the majority view and he uses this to make takfiir on shabab. Those khawarij believed Ali ra was not Muslim but shabab don't hold such views. Plus majority of ahlu sunah believe khawarij are misguided muslims that's why the scholars say your allowed to fight them if they attack you but not to Chase them. Getting gaalo to do the job for you is another thing all together.
I think if we are to reason this way, then we shall end up spliting hairs. Who are making the weapons that the shabaab are using? Some of those weapons are sold to them by people who don't profess Islam. Is that okay? To what extent will you consider "helping" to be "helping?"
Re: Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
With all due respect to the scholars, what happens when scholars differ? Muslim Scholars in Libya ruled that Gadafi was not Muslim, and Islamic rites should not be conducted during his burial; another prominent one from Egypt ruled that Gadafi was Muslim and Libyans erred in treating his body the way they did. So, which scholar was right? How does a scholar rule that one is Muslim and another is not?HutuKing01 wrote:Tfg is muslim period.
I wont go against the scholars.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Tfg allows kenya to massacre ppl in Ten Degmo
Murax wrote:Alchemist wrote:Murax wrote:Alchemist,
HutuKing needs a QABIIL DALEEL to make Takfeer on people not a Daleel from Quran and Sunnah
Same thing for people who use gaalo its a major sin but does not take You out of the millah of Islam. The Culema are unaminous in this
Don't lie about the ulema.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 55 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 596 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 213 Views
-
Last post by shidow1
-
- 0 Replies
- 269 Views
-
Last post by shidow1
-
- 61 Replies
- 3317 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 423 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 17 Replies
- 2788 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 2 Replies
- 570 Views
-
Last post by Scarletmoon1
-
- 13 Replies
- 1376 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 4 Replies
- 1242 Views
-
Last post by The Magnificent