Baardeere (Saadaal Media) Afar maalmood ka hor ayay Warbaahinta Saadaal si rasmi ah u shaacisay digniin aan u jeedinay dadweynaha ku nool magaalooyin Soomaaliyeed oo ay magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ku jirta.Taliyaha ciidamda Kenya ee dalka Kenya ayaa shalay bogiisa Twitter ka ku Shaaciyay inay qorsheeyeen inay duqayn doonaa magaalooyinka sida Baydhabo oo ay sheegeen inay Laba Diyaaradood aan la aqoon ay hub ka dajiyeen,Maanatana Dowlada KMG Soomaaliya ayaa u digay dadka ku nool 10-magaalo oo ku yaalo koonfurta Soomaaliya arrinkaas waxa ka hadlay Mudane Xuseen Carab Ciise wasiirka Ra'iisal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gashaandhiga oo la hadlayay idaacada VOA laanteeda afka Soomaaliga ah isagoo ku sugan gobolada Jubooyinka ee dalka ayaa ugu baaqay shacabka ka ag dhowdhow goobaha ay ku suganyihiin alshabaab inay ka fogadaan.
Dad kala duwan oo Soomaaliyeed ayaa arrintaa ka hadlay.Garaad Cabdi Qani Daahir oo ka mid ah waxgaradka Beesha Sade ee gobalka Gedo oo la hadlay warbaahinta Saadaal ayaa sheegay inay tahay wax laga xumaado in shacab Soomaaliyeed la barakiciyo.
Hoos ka dhagsyo wareysi Kooban oo aan la yeelanay Garaad Cabdi Qani Daahir oo ah Garaadka Beesha Sade.
Garaadka Beesha Sade rejects Kenya airstrikes on Baardheere
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Garaadka Beesha Sade rejects Kenya airstrikes on Baardheere
Gaaradka Beesha Sade, Garaad Cabiqani Daahir has told Kenya not to shell Baardheere.
Re: Garaadka Beesha Sade rejects Kenya airstrikes on Baardhe
These Fufus can do what the want but they can't be bombing Sade towns or else We will make their adventure in Somalia a disaster.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Garaadka Beesha Sade rejects Kenya airstrikes on Baardhe
Murax wrote:These Fufus can do what the want but they can't be bombing Sade towns or else We will make their adventure in Somalia a disaster.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1312 Views
-
Last post by quark
-
- 2 Replies
- 767 Views
-
Last post by yawle
-
- 5 Replies
- 1488 Views
-
Last post by MarsinQorahay
-
- 1 Replies
- 766 Views
-
Last post by abdirisak22
-
- 7 Replies
- 749 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 972 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 17 Replies
- 1497 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 38 Replies
- 1687 Views
-
Last post by snoop123
-
- 6 Replies
- 967 Views
-
Last post by Col-Leysaan
-
- 69 Replies
- 15057 Views
-
Last post by The Magnificent