First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by KingMJ »

Ku soo dhawoow Foosiya Yusuf Xaji Adan. Its her goal to become the first ever Somali female madaxweyne in history.

Image
Xaflad aad u balaadhan oo si wanaagsan losoo agaasimay ayaa ka dhacdey xalayto galbeedka magaaladan London xafladaas oo lagu soo dhaweynaayey urur cusub oo dhawaan lagaga dhawaaqi doono Caasimada J. Somaliland ee Hargaysa bisha soo socota, ujeedada kulankani wuxuu ku saabsanaa sidii ay wada tashi ula yeelan lahaa taageerayaasha ururkan cusub iyo qaybo ka mid ah bulshaweynta reer Somaliland ee degan dalkan
Ingiriiska qaar ka mid ah oo isugu jirey, Haween, Mujaahidiin, dhalinyaro iyo waayeelba.

Ugu horeyn waxa lagu soo dhaweeyey Ibraahim Rashiid oo ah mid ka mid ah bulsha weynta reer Somaliland ee dalkan Ingiriiska xilal kala duwana kasoo qabtay Xisbiga Ucid, waxa uu marka hore aad ugu amaanay dadkii soo abaabulay iyo bulshaweynta reer Somaliland ee kasoo qaybgalay , waxa uu warbixin dheer kaga sheekeeyey Foosiya Yusuf Xaji Aadan iyo waxqabadkii faraha badnaa ee ay usoo qabatay umada reer Somaliland ee xaga arimaha bulshada iyada oo mashaariic badan dalka ka sameysay oo kala du-duwan oo ay ugu horeysay Raad Tv iyo yaqleelkii Jaamacada Hargaysa (Hargaysa University), Waxa kale oo uu sheegay in haweenku ay yihiin laf -dhabar u yihiin Somaliland loona baahan yahay in had iyo jeer la taageero, waxa uu sheegay oo kale in Somaliland haweenku ay dib u dhiska dalka qayb weyn ka qaataan.

Foosiya Yuusuf Xaji Adan oo madax ka ah ururkan cusub ee NABADA,DIIMOQRAADIYADA IYO BARWAAQO (NDB)waxa ay warbixin dheer kaga sheekaysay ururkan cusub ee ay wadatashiga ugu soo bandhigtay bahweynta reer Somaliland ee degan dalkan Ingiriiska iyo taageerayaasha ururkan cusuba, Foosiya waxa kale oo ay sheegtay in ururkan lagu soo bandhigi doono Somaliland bisha soo socota ayna doonayso inay lasii tashato dadweynaha wixii talo ah iyo tusaaleyn. Waxa ay dadweynaha usoo bandhigtay warbixino kala du-duwan oo ku saabsan ururka iyo waxyaalaha uu qaban doono oo ay sheegtay inay dadku
akhrisan karaan si ay uga dhergaan ururka iyo ujeedadiisa, isaga oo faah-faahsana lagu soo bandhigi doono dhawaan dalkii.

Foosiya waxa ay sheegtay in Somaliland in ka badan 20 sano ay jirteywelina ayna wax ictiraafa aduunku inoo fidin waxay ku tilmantay arinkaa mid aan macquul ahayn oo aan dedaal badan loo galin, waxa kale oo ay sheegay in dhibaato ay ka jirto xaga caafimaadka oo dadku si xun ugu dhintaan dalka, xaga biyo la'aanta oo iyaduna caqabad weyn ah ayna doonayso inay hawlahaas oo dhan wax weyn ka qabato.Waxa ay dhaliilusoo jeedisay madaxda dalkeena ay iyagu had iyo jeer iska soo horjeedaan halkii ay si qurux badan isu mucaaridi lahaayeen, Waxa ay kale oo sheegtay in haweenka reer Somaliland ay u baahan yihiin in la siiyo fursad wax ku ool ah si ay ugu faa'ideyaan dadkooda dhinac walba. Xaga dhalinyarada waxa jirta in dhalinyaro aad u fara badan ay sanadwalba jaamacadaha ka qalin jabiyaan oo ayna shaqo haysan oo marka ay shaqo wayaan tahriibaan oo ay bada isku shubaan, tasoo u baahan in loo aburo shaqooyin iyo warshado ay ka shaqeeyaan loona baahan yahay in dhalinyarada wax qabad muuqda lo qabto.

Image
Read more: http://www.somalilandpatriots.com/print-11684-0
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by KingMJ »

She comes from a very very famous family especially her father was very very educated and was also the first somali principle of the famous Sheikh intermediate school :up:

She also was created on of the first Somali television networks Raad Tv, and is also educated like her father. She's lived in London for a very long time and a influential member of the reer London community and always involved in committees working with Somaliland. Plus she's always having shirs in Southall and harrow :lol:

Nonetheless lets see how far the first female goes :sland: :up:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by zingii »

correction (first maamul goboleed female leader). :up:
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by KingMJ »

zingii wrote:correction (first maamul goboleed female leader). :up:
Obviously and I said its her goal to be the first ever president, its for the next elections dee :lol:

She made a party and is aiming to be the next president of Somaliland
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by zingii »

is she married? 8-)
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by KingMJ »

zingii wrote:is she married? 8-)
Yh her husband died years ago. Laakin why you scouting her for, ma oday ba tahay? :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by zingii »

just looking for a free ride. 8-)

being a maamul goboleed leader has its benefits.
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by NewHargeisaGirl »

KingM,
do you know who she is? allaw ceeb astuur :lol:
l:
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by KingMJ »

This isn't the dirty south sxb, there are no Kenyans or Bantus getting free rides here.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by Keyse_0208 »

We already have women city mayors, Mps, and other high position females, laakiin this is too far. meesha miyaaney ogay n waa africa only ruthless killer who has killed at least 3 people minimum can be our president. Sow maaha sidaa :lol:
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by KingMJ »

Newhargeisagirl wrote:KingM,
do you know who she is? allaw ceeb astuur :lol:
l:
Why what about her? :lol: She's comes from a respected family inadeer, and is all over the London community. Whats about her?
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by KingMJ »

Keyse_0208 wrote:We already have women city mayors, Mps, and other high position females, laakiin this is too far. meesha miyaaney ogay n waa africa only ruthless killer who has killed at least 3 people minimum can be our president. Sow maaha sidaa :lol:
:lol: :lol:

Horta where is BV she said Somaliland is sexist and a female president can't run according to the charter imika eeg, one is running :lol: :lol:
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by NewHargeisaGirl »

Keyse_0208 wrote:We already have women city mayors, Mps, and other high position females, laakiin this is too far. meesha miyaaney ogay n waa africa only ruthless killer who has killed at least 3 people minimum can be our president. Sow maaha sidaa :lol:
Mya sidaas maha :twisted: watch out what you are sayin now boi or else..that is my blood right there :roll:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by Keyse_0208 »

thats exactly how it will be, i mean ask urself. what would faisal ali waraabe say in this case.?
u have to always look at things from mr waraabes angle :lol: :lol:
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: First Ever SOMALI FEMALE PRESIDENT?

Post by KingMJ »

NewHargeisagirl, Thats your blood how close? She went to the same high school and had the same classes with my mum in SL :up:

Good lady not sure if she has much of a shot, but she probably has the female backing :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”