Xagaad baryahan ka baxday? haye maxaa so biiray ma inan mise gabadh?
yasmin..
Moderator: Moderators
Re: yasmin..
alaa wa Helwaa cadeey
inadeer mar mar ayaan yara baxsadaa laakiin magacan saloolna halku inoga so galay
inadeer mar mar ayaan yara baxsadaa laakiin magacan saloolna halku inoga so galay
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: yasmin..
Horta yasmin , waxaad i sheegta , maxaad igu cadhaysan tahay aniga ?
- salool
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: yasmin..
Dee salool wa dirac cusub..,Helwa xashiishkan ku tuurey.
Doorkan waaba lagu waayey..awal xooga intaad hawada so qaadatid bad so noqon jirtey.
Doorkan waaba lagu waayey..awal xooga intaad hawada so qaadatid bad so noqon jirtey.
Re: yasmin..
SahanGalbeed wrote:Horta yasmin , waxaad i sheegta , maxaad igu cadhaysan tahay aniga ?
Sahanow weligay kumaan cadhoon inaadeer ee hadaad sidaa dareentay xaal qaado
Saloolay
meeshan iska dayn kari waayey ee maxaad haysa adiga bal xaajikii ka waran
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: yasmin..
welcome queen yasmin............... 
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: yasmin..
Milles fois merci ma cousine , sidaan ku jeclahay waad iska ogtahayyasmin wrote:SahanGalbeed wrote:Horta yasmin , waxaad i sheegta , maxaad igu cadhaysan tahay aniga ?
Sahanow weligay kumaan cadhoon inaadeer ee hadaad sidaa dareentay xaal qaado![]()
Saloolay
meeshan iska dayn kari waayey ee maxaad haysa adiga bal xaajikii ka waran
- salool
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: yasmin..
Wow sahan, that is to much info 
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: yasmin..
What ? she is my cousin de , sida walaashey aan u jeclahay baad iyana u jeclahay , ma' wax ceeb ah baan idhi .
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: yasmin..
Cajuusad xuno , magacan aan hore loo maqal la timi baad tahay e , inaga ba baydh adigu
Just kidding , Helwa
Just kidding , Helwa
Re: yasmin..
helwaa waa caadi inadeer sahan waa walaakay
- salool
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: yasmin..
Kilmada jaceyl waxa lala so hadal qaada uun naagta aad qabtid
inaad tidhaahdid uun bey aheed: yasmin walaalo sidan ku ixtiraamo maleen kari meysid.
Maxaa sida ku diiday?
Maxaa sida ku diiday?
- salool
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: yasmin..
Bara retar honom..han har kort stubinyasmin wrote:helwaa waa caadi inadeer sahan waa walaakay
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: yasmin..
Af swedish ka ma aqaan runti , e bal de waan iska kala kiin qoslaya uun 
Re: yasmin..
salool wrote:Bara retar honom..han har kort stubinyasmin wrote:helwaa waa caadi inadeer sahan waa walaakay
helwaa sahan iska daa waa wax noolay illahay ha ino dayo
Afaas salaan sare
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 2196 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 41 Views
-
Last post by somaMan2
-
- 0 Replies
- 1 Views
-
Last post by somaMan2
-
- 0 Replies
- 1 Views
-
Last post by somaMan2
-
- 0 Replies
- 18 Views
-
Last post by somaMan2
-
- 0 Replies
- 6 Views
-
Last post by somaMan2
-
- 0 Replies
- 19 Views
-
Last post by somaMan2
-
- 2 Replies
- 432 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 1 Replies
- 505 Views
-
Last post by Alphanumeric
-
- 46 Replies
- 6685 Views
-
Last post by Somali2003