http://kismaayo24.com/?p=19949Xasan Daahir oo u hanjabey Imaamka Beesha H/Gidir iyo Imaamka oo Dhulkii ku yaraaday
Admin1 | Nov 03, 2011 | 0 comments
Sh,Xasan Daahir Aways ayaa shaaca ka qaaday in maanta wixii ka danbeeya ay talaabo cad ka qaadi doonaan afhayeenka beesha Habar Gidir C.laahi Rooble kadib markii uu shegay in dad matala Beesha cayr aysan wax kulan ah la qaadan Xasan Daahir Aways imaamka ayaa hadalkaas ka sheegay saxaafada.
Imaamka beelaha habar Gidir ayaa shaaca ka qaaday Xasan Daahir Aways in uu taleefoon kula soo xiriiray una sheegay in uu saacadaha soo socda talaabo la iga qaadi doono hadi anan ka laaban hadalkii shalay Xasan Daahir Aways ayaa wuxuu intaasi i raacshay in aniga iyo Gaalada lala dagaalamayo aysan waxba isdhaamin .
C/laahi rooble oo ah imaamka beelaha Habar Gidir ayaa sheegay in hadii wax loo gaysto ay ka masuli yihiin Al-shabaab imaamka ayaa hadalkaan u shegay qaar kamid ah saxaafada kadib markii uu isku aamini waayay gurigiisa
Isku soo wada duuboo hadalkaan ayaa wuxuu noqonyaa mid la yaab ku noqday Imaam C/laahi Rooble oo hada taagan allow maxaa kaa yeershay.
Xasan Dahir Aways (gangsta talking)
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Xasan Dahir Aways (gangsta talking)
The title
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Xasan Dahir Aways (gangsta talking)
odayga putting other odoyaal in their places. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 1335 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo
-
- 57 Replies
- 2650 Views
-
Last post by The Nomad
-
- 1 Replies
- 391 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 12 Replies
- 933 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 424 Views
-
Last post by galia
-
- 1 Replies
- 641 Views
-
Last post by sahal80
-
- 20 Replies
- 1073 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 3 Replies
- 34 Views
-
Last post by Kanada
-
- 4 Replies
- 775 Views
-
Last post by galia