Bakool(Mareeg)-Maamulka dawlada KMG-Soomaaliya ee gobalka Baay ayaa sheegay in aad uga riyaaqsan yahay dagaalka cirka ah ka dhanka ah Shabaab ee ay dawlada Kenya kula jirta Shabaab.
C/fitaax Geesay gudoomiyha gobalka Baay ee dawlada KMG-Soomaaliya oo ku sugan hawdka gobalka Bakool lana hadlayey idaacadaha maxaliga ah ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aad u soo dhaweynayo dagaalka dhanka cirka ah ee ka dhan Shabaab. Aad baan ula dhacsanahay in Shabaab guri guri iyo xaafada xaafad lagu rusheeyo oo lagu baabi’iyo gudaha magaalada Baydhaba iyo magaalooyinka kaleba ayaa yiri Fitaax Geeseey.
Al-shabab ayagaa aya nabaad diday guryahooda halagu rusheeyo hana la baabi'iyo
Gudoomiyaha gobalka Baay
Moderator: Moderators
- fatimazahra
- SomaliNetizen
- Posts: 693
- Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
- Location: United States of Somalia
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 328 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 27 Replies
- 1296 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 6 Replies
- 640 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 1 Replies
- 214 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 1 Replies
- 440 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 384 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 1 Replies
- 355 Views
-
Last post by ruralboy