Xiisad ka jirta Baardheere & Ciidamada Dowladda oo kaabiga ku haya magaalada
Baardheere(Allpuntland)Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda KMG Soomaaliya oo wata gaadiidka dagaalka oo aad u tiro badan ayaa saaka ku wajahan magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo ay gacanta ku hayaan Al Shabaab.
Xiisada magaalada Baardheere ayaa saaka kacsan ka dib markii Shabaabka Degmadaasi ay bilaabeen dhaqdhaqaayo ciidan oo ku aadan iska caabinta xoogaga ku soo foolka leh ,waxaana dhaqdhaqaaqa Shabaabka uu cabsi ku beeray dadka degaanka.
Afhayeenka Ciidamada Dowladda ee Gobolka Gedo Aadan Axmed Xersi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in haatan Baardheere ay u jiraan wax ka yar 8 km isagoona wacad ku maray in saacadaha soo aadan ay geli doonaan Baardheere.
Sidoo kale Afhayeenka ayaa ka hadlay isgaarsiinta degmada Baardheere oo hawada ka maqan isagoona tilmaamay in looga saaray xeelad Meleteri.
“Hada ciidamada waxay joogaan Fafax-dhuun, sideed KM wax ka yar ayay u jiraan Baardheere, isgaarsiinta waxaa hawada looga saaray xeelado milateri”ayuu yiri Sarkaalkan ka tirsan dowladda.
Ciidamada Dowladda KMG ayaa horay Shabaab xoog uga saaray degmooyinkii kale oo Gobolka Gedo iyadoona Baardheere ay noqon doontii degaankii ugu dambeeyey ee ay ku xooganaayeen Al Shabaab oo Gedo oo laga wareejiyo waa hadii ciidamada Dowladda ay qabsadaan.
Xafiiska Wararka Allpuntland Muqdisho.
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... =11925&z=2
Bardhere ripe for taking, all of Gedo Region almost free
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Bardhere ripe for taking, all of Gedo Region almost free
Dollow is Shabab-free so is Beled-Xaawo, Luuq, Garbaharey, Ceel-Waaq, etc. Gedo troops with massive personnel and battle wagons are 8 km to Baardheere and will take any second now
Re: Bardhere ripe for taking, all of Gedo Region almost free
Baardheere is a important town. Shishkabab would be sandwitched between a advancing Doolow group headed south to Juboyinka on one said, and Kenya/TFG/Rakambooni Coming from the deep south. Whoever controls Baardheere controls Kismaayo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 380 Views
-
Last post by ModeAvion17
-
- 12 Replies
- 842 Views
-
Last post by Grant
-
- 3 Replies
- 604 Views
-
Last post by Archerr
-
- 18 Replies
- 1430 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 556 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 0 Replies
- 388 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 4 Replies
- 663 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 8 Replies
- 1699 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 9 Replies
- 1026 Views
-
Last post by Caytame