Ahlu sunnah hands ONLF fighters to Ethiopia!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Ahlu sunnah hands ONLF fighters to Ethiopia!!

Post by damu »

Maamulka Ahlu Sunah ee gobolka Galguduud ayaa sheegay in ay ugudbiyeen illaa soddon dagaalyahan oo ka tirsan jabhadda ONLF maamulka Kilinka 5aad ee dalka Itoobiya.

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha fulinta maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca Sh.Axmed Ilkacase ayaa waxa uu sheegay in dagaalyahanadan ay ku wareejiyeen Dowlada Itoobiya ay yihiin rag doonayay ina ay gudaha usoo galaan Soomaaliya.

Iyaga iyo ciidamada Ahlu Sunna ayuu sheegay in dagaal uu ku dhex maray deegaan u dhaxeeyo degmada Guriceel iyo xadka ay Ethiopia la wadaagto Guriceel.
Shikh Axmed Ilkacase ayaa ku eedeeyey dowlada Eritrea, maamulka Ximin Iyo Xeeb iyo Ururka Al Qaacida inay ka dambeeyeen ragan ka tirsan ururka ONLF ayna isku dayeen in qalqal lagu geliyo ammaanka ka jira deegaanada ay maamusho Ahlu sunna ee Galguduud.

Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Ahlusunada Galguduud ayaa uga digey maamulka XImin iyo Xeeb inay isku dayaan markale in dagaalyahano ka tirsan ururka ONLF ay soo geliyaan deeganada ay gacanta ku hayaan.

Illaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Ximin Iyo Xeeb ee la xiriira eedeyntan loo soo jeediyey.
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Ahlu sunnah hands ONLF fighters to Ethiopia!!

Post by Alchemist »

No surprise there. :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”