Halkaan waxaan kusoo gudbinayaa Barnaamij gaar ah oo ku Saabsan mid ka mid ah Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka ee loogu jecel yahay Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Ciyaarta Saarka oo si weyn looga Qadariyo Gobolka Gedo.
Dadka u kuurgala arimaha Saarka ayaa waxaa ay sheegeen in ciyaartaasi saarka ah in dhaqan ahaan ay soo shaac baxdey taariikhda marka laga eego horaantii Qarnigii 19aad xilligii dalka Soomaliya ay maamulayeen Gumaystayashii Ingiriiska iyo Talyaaniga, inkastoo aan si rasmi ah loo ogayn waqtiga dhabta .
Haddaba, iyadoo soo shaac bixida Ciyaarta Saarkana nuxurka ugu weyna ay tahay Guubaabo iyo amaan, taasoo inta badana ay isu jiibayaan Haween, kana kooban Geeraaro, Subcis, Alalaas iyo wax la mid ahayaa waxaan ku dhageysan doonaa mid ka mid ah Ciyaaraha saarka ah oo ilaa iyo hadda laga dhageysto Gobolka Gedo iyo Wareysi gaar ah oo aan la yeeshay Axmed Maxamuud Cali oo ka mid ah dadka wax ka qora arimaha dhaqanka Soomalida, gaar ahaan Ciyaarta Saarka ee laga tunto Gobolka Gedo.
Listen to Saar: http://kismaayo24.com/?p=20465
Hidaha iyo dhaqanka Gedo/Jubaland
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Hidaha iyo dhaqanka Gedo/Jubaland
I enjoy listening to Saar
Mashallah

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 10434 Views
-
Last post by eliteSomali
-
- 1 Replies
- 1703 Views
-
Last post by saytuuni
-
- 1 Replies
- 832 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 33 Replies
- 2537 Views
-
Last post by Midlands
-
- 16 Replies
- 1857 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 12 Replies
- 1466 Views
-
Last post by SultanOrder
-
- 6 Replies
- 814 Views
-
Last post by DrKheyre
-
- 22 Replies
- 3071 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 345 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan