Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kale

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kale

Post by Ceelafweyn »

Waxaa soo shaac baxay in Urur siyaasadeed loogu yeedhey NASIYE oo ah maqaar ay taageen Wasiiro xukuumada ah siidii ay hadhow ugu soo boodi lahaayeen Gudoomiyinimada xisbigaas.

War saxaafadeed:
Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan Oo Lagu Eedeeyey Inay Ka Dambeeyaan Furista Ururka Nasiye, Looguna Baaqay Inay Xilka Iska Casilaan Sidii Gaboose

Burco, November 9, 2011 (Haatuf) – Afhayeenka Urur Siyaasadeedka RAYS ee dhawaanta dalka lagaga dhawaaqay ayaa sida fiinta uga qayliyay Urur Siyaasadeedka Nasiiye oo munaasibad doraad ka dhacday Hargeysa lagu iclaamiyey furistiisa ayuu sheegay inay ka dambeeyaan Furitaankiisa iyo Maalgalintiisaba xubno Wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadda.

Afhayeenka Rays Khaliif Maxamed Warsame ayaa sidoo kale usoo jeediyey Masuuliyiintaasi Ururkaasi Daaha Dabadiisa ka hagaya inay ka badheedhaan oo ay iska casilaaan xilka ay qaranka u hayaan sidii Dr Goobse oo kale.

Mr Khaliiif ayaa waxa uu sidaasi ku sheegay Warsaxaafadeed uu nuqul ka mid ah soo gaadhsiiyey Wariyaha Haatuf ee Burco Axmed Aadan Yuusuf, waxaanu u qornaa sidan:-

“Waxaan halkan kaga hadlayaa dhacdadii shalay ka dhacday dalka ee ku saabsanayd ku dhawaqidii Urur Siyaasadeedka Nasiiye.
Waxa jira masuuliyiin ku milmay Ururada siyaasada iyago oo qaranka xil u haya kana tirsan Xisbiga Xaakimka iyo Xukumada ayaa waxay u ololaynayaan qaar ka mid ah Ururada Cusub ee tartanka ugu jira Doorashada dawlada hoose si ay u noqdaan Xisbiyo Qaran.
Waxa haboon siddii Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Dr Maxamed Cabdi Gaboose inay ka badheedhan hadafkooda siyaasadeed, xilka qaran ee ay ummadda u hayaana iska dhigaan, iskana casilaan si aanay u khiyaanayn uguna tagrifalin awooda ay qaranka u hayaan, sida aynu ognahay qaar ka mid ah Ururada cusub oo uu ka mid yahay Urur siyaasadeedka Nasiiye ayaa waxa la shaqaynaya masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Xukumada sida Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka arimaha debeda Dr Maxamed C/laahi Cumar, Wasiirka ganacsiga C/risaaq Khaliif Axmed, Maareyaha Hay'ada Tayaynta Mr Siciid Saleebaan, Guddooomiyaha Baanka Lascaanood iyo qurbojog ka wakiila kana tirsan Xisbi xaakinka Kulmiye.
Mana garaynayno ujeedada ka danbaysa iyada oo Xisbigoodu u baahan yahay taageero. Waxaan ugu baaqayaa masuuliyiinta Qaranka iyo madaxwaynahaba inaan hantida umada iyo Shaadhka Qaranka aan looga faa,iidaysan dano Gaar ah oo siyaasadeed. Waxaan kale oo aan ka digayaa khilaafka sharci ee maalmihii ugu danbeeyay ka dhex oognaa asxaabta qaranka iyo Golaha wakiilada in la dhawro sharciyada dalka lana joojiyo awood samaysiga uu Gudoomiyaha Baarlamaanku hormuudka ka yahay.

XIrsi gaab, Mohamed C/lahi Cumar iyo Siciid Saleeban - trying to be clever :clap:

Source: Haatuf
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kal

Post by Ceelafweyn »

Another source: Burcoonline.com

Warkan oo ay ka gaabsandeen Wasiir Xirsi iyo Wasiir Mohamed C/laahi, waxaa ka hadley agaasimaha waxda siyaasada ee Goloyaasha Somaliland oo sheegey in xukumaadu aaney taageersaneyn ururna?

Taasi miyaaney ahayn xogaa yara daciifnmo? xukumudu waa KULMIYE :D inuu yidhahdo bey ahayd
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kal

Post by LiQaaye_TDH »

This ministers think they are clever, what they are trying to do is mess around with the RAYS Party, i think the Majority in Nasiye Party is also HJ, but its obvious the Goverment is playing a silly game, and they are trying to Divide the Habar Jeclo...
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kal

Post by Ceelafweyn »

Xirsi luga gaab and Siciid Saleeban are politically naive. They do not understand or relies that the real fruits of unity. If they are blinded by power, they will have many enemies as of today. This means they will not last in thier current positions........What a gamble :o
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kal

Post by LiQaaye_TDH »

RAYS All the Way INader and dont mind This Fockers.... One think ive realised Hj ku jirta Xukummada Waa Wada Selfish...
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kal

Post by kaliil »

Habar Jecloy Sidayada ayaad noqonaysaan oo 10 nin oo isgarabyaacaya oo mid waliba rabo inuu xisbi furto ayaa idiin soo baxaya. Markaad talada dalka qabateen waad kala furfuranteene mucaaridka ayaydin ku fiicnaydeen oo isku duubnaydeen.
Bahasha arka hadaba.
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kal

Post by ChiefAaqil »

Habar Jeclo, welcome to the club of the political divided sub-clans. :clap: :clap: :clap:

You guys were the only ones missing from this club. But finannly you guys have decided to join. This is what goverment power does with clans. :D
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kal

Post by Ceelafweyn »

Chief: Nasiye are not serious party led by few young people who are been used as a decoy. The real seasoned politicians of beesha will be with RAYS. So called nasiye will vanish soon.

RAYS and KULMIYE for now!
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kal

Post by LiQaaye_TDH »

kaliil wrote:Habar Jecloy Sidayada ayaad noqonaysaan oo 10 nin oo isgarabyaacaya oo mid waliba rabo inuu xisbi furto ayaa idiin soo baxaya. Markaad talada dalka qabateen waad kala furfuranteene mucaaridka ayaydin ku fiicnaydeen oo isku duubnaydeen.
Bahasha arka hadaba.
Kaliil Inader Taasi dhici Mayso... Dawaco Reerkan Looma Odhan Bilaash wale.. Waad Arki Habar jeclo are playin very Dangerious game for the coming Future Politics.... Dhibaatada Ugu weyn Somaliland waa Idinka Habar Yoonis, oo kala Ordaya 19 Meelood... Anigo waxaan Huba Haddi ay Habar Yoonis iska soo Sharaxi Lahayd UDUB oo Keliya Iyago Haysta Tageerada Gedabuurssi Majority and Ciise Muse Great Chance in the Next election ayaad Lahaan laydeen Laakin Hadda waa out of the Window walle....

Nimanka Sacad Muse aya Iyaguna Waashay, Laakin Toodo maaha Serious Sida HY, Laakin Toodo waad mid Sahlan oo easy ayay uu Midoobayaan, siday uu Helaan their Sacad Muse President....
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kal

Post by Cumar-Labasuul »

Liqaaye, sxboow hadaan runtay isku sheegno sacad muuse iyo HY ka aan noqon kareyn madaxweyne waa sacad muuse taas waan hubaa. HY mar mar meel bay isku wada raacaan waxa iyaga dib u haynaysa waa nin isku keeni lahaa HY oo dhani ayaa la la'yahay. Laakin sacad muuse weligood iskuma raaci karaan, nin ciise muuse wey u codeyn karaan sidaa ina cigaal AUN laakin gudahood iskuma ogola (i.e. divided within isxaaq sacad>divided within xuseen abokor>divided within nuux ismaaciil>what next divided within reer axmed/shirdoon??)

btw, all these parties are bad for our future we cannot sustain this. :down:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Urur Siyaasadeedka Nasiye -Wasiir Xirsi iyo Wasiiro kal

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Cumar-Labasuul"]Liqaaye, sxboow hadaan runtay isku sheegno sacad muuse iyo HY ka aan noqon kareyn madaxweyne waa sacad muuse taas waan hubaa. HY mar mar meel bay isku wada raacaan waxa iyaga dib u haynaysa waa nin isku keeni lahaa HY oo dhani ayaa la la'yahay. Laakin sacad muuse weligood iskuma raaci karaan, nin ciise muuse wey u codeyn karaan sidaa ina cigaal AUN laakin gudahood iskuma ogola (i.e. divided within isxaaq sacad>divided within xuseen abokor>divided within nuux ismaaciil>what next divided within reer axmed/shirdoon??)

btw, all these parties are bad for our future we cannot sustain this. :down:[/quote

Cumar Horta Beenta Maaha , Sidaan Beryahan dambe arkayo, it doesnt look good for the Sacad Muse, Laakin anigo waxaan Huba Hadhow, Markey 3 Xisbi soo Baxaan Haddo Kulmiye soo Baxo, Qasab ayay Sacad Muse ku wadi Biiri doonan Kulmiye, iyado koley ay jirayso Xaasidnimo la Isko Ximinayo oo sida Hadda la ii sheegay Ismaail Yare wuu Necebyahay Muse Biixi...

Laakin Xagga HY waaba Wareer meel Loo Raaco Garan Mayno, Hadda, laakin labada Nin Ugu Powerka weyni waa Dr Gaboose iyo Waran Cadde... Kan Koodhk weyni :lol: meel Gaadhi maayo..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”