Page 1 of 1

Another Xildhibaan killed in Boosaaso

Posted: Wed Nov 09, 2011 9:05 pm
by Goljano Lion
what heck is going on in Bosaaso

Arbaco, November 09, 2011-Waxaa caawa magaalada Boosaaso lagu toogtey Cismaan Axmed Cismaan "Qarawo"oo ahaa afhayeenkii Gudiyada 16-ka Laamood ee xaafadaha magaalada Boosaaso islamarkaana ahaa Gudoomiyihii Laanta Girible Ubax.

Goobjoogeyaal halka uu dilku ka dhacay ka ag dhowaa ayaa hol u xaqiijiyey in falkaas ay geysteen sadex nin oo Baaskoolado ku hubaysan kuwaas Marxuumka geeriyoodey toogtey xilli salaadii Makhrib kadib uu kasoo baxayey Masjika Shaafici oo ku ag dhow gurigiisa oo xaafada Raf iyo Raaxo ku yaa

Re: Another Xildhibaan killed in Boosaaso

Posted: Wed Nov 09, 2011 9:09 pm
by TheblueNwhite
AUN marxuumka.

Re: Another Xildhibaan killed in Boosaaso

Posted: Wed Nov 09, 2011 9:12 pm
by Goljano Lion
AUN ma Al-kalaab ba dishay?