Brazilian Somali / Somali Brasileiro
Posted: Thu Nov 10, 2011 11:03 am
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
2ndtoNone wrote:sorry sxb
i just noticed that even our sheeps have adopted other nationalities and got assimilated into other cultures
LOOL That is Cigaal Shiidaad:zingii wrote:saan mooday mise siday noqotay.
Cigaal Shiidaad oo habeen guureynaya ayaa wuxuu ku soo baxey kurtin (geed lagooyey) oo bahal u eg. Cigaal ayaa istaagey oo yidhi wallee waa libaax waxan ku hortaagan. Halkii buu difaac ka galey isgoo kutinkii iska eegaya inuu ku soo boodo. Waxba yaan sheekada ku dheereyne waagii ayaa sidii isgu beryey isaga iyo kurtinkii. Markii uu xaqiiq sadey inuu yahey kurtin wixii uu xaley oo dhan hor fadhiyey oo aanu bahal aheyn bahal, ayuu yidhi 'Ma waxaan ku moodey mise waxaad noqotey, mise waxaan loo noqon doonin. Waxaan ku moodey bahal waxaase noqotey kurtin waxaanse loo noqon doonin guure habeen'.
Alphanumeric wrote:Damn man, you had my hopes up for a second there : (
IKRAlphanumeric wrote:Damn man, you had my hopes up for a second there : (
Alphanumeric wrote:Damn man, you had my hopes up for a second there : (