hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
Kufsi ay ugeystan Maleeshiyaadka Koonfurta Gaalkacyo Dadka Barakacayaasha Gaalkacyo
Gaalkacyo(Puntlandi.com) Warbixin ay qortey wakaalada wararka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Bina’aadanimada ayaa lagu xusey in kufsi loo gaysto haweenka ku nool xeryaha Qoxootiga ee Magaalada Gaalkacyo, waxaana Warbixinta lagu xusey in Dadka Gaysta kufsiga ay ka yimaadaan dhinaca aan sharcigu ka jirin magaalada Gaalkacyo oo ah dhinaca Koonfurta Magaalada.
Wareysiyo lala yeeshey Haween ku nool Xeryaha Barakacayaasha waxey cadeeyeen in la kufsadey weerar na lagu hayo, Arimahan tacadiga loo geysanayo haweenka ayaa bilowdey ka dib dagaalki gaalkacyo ka dhacey bishi sebteembar.
Silje Heitmann oo hay’ada UNFPA u qaabilsan Soomaaliya waxey sheegtey in weerarka lagu hayo Dumarka Barkacayaasha ah inuu noqdey mid sii kordhaya bilihii u dambeeyey, waxeyna sal uga dhigtey dagaaladii magaalada ka dhacey bishi sebteembar oo sababey in kantaroolka magaalada dhinaceeda Waqooyi uu hoos u dhaco, Dadka kufsiga iyo tacadiga geystana ay u cararaan ama ka yimaadaan Koonfurta magaalada oo aan wax sharci ahi ka jiran.
Kooxda soo saartey Warbixintaan oo wareysiyo la yeeshay qaar kamid ah haween loo geytsay kufsi ayaa cadeeyey in haweenkaas ay ku noolyihiin baqdin iyo walwal ay kabaqayaan iney mar kale la kulmaan ragii kufsadey, ayna isku dayaan iney marlabaad ama sadixaad loo geysto dambiyadaas oo kale.
Wali Dowlada Puntland kama aysan hadlin Tacadiga ay maleeshiyaadka Koonfurta Gaalkacyo u geysanayaan Barkacayaasha Puntland, Dowlada Puntland waxaa saaran masuliyad wayn oo ah iney ilaaliyaan amaanka Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Puntland.

Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio

THE RAPISTS ARE GO TO THE NORTH, RAPED A VULNERABLE IDP WOMAN, AND GO BACK TO THE SOUTH UNSUSPECTED.
THE RAPISTS ALWAYS GO FOR THE MINORITES BECAUSE THERE IS NO CLAN PROTECTION FOR THEM!

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
how does a whole clan rape one woman?
- fighter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4219
- Joined: Wed Oct 19, 2011 2:47 am
- Location: There's no shame in being an old HAG
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
Ottawa police have issued a Canada-wide warrant for an Edmonton man charged with second-degree murder in the 2008 death of an Ottawa man.
Police said Mohamed Jama Yusuf, 23, was charged after the August 2008 death of 51-year-old Sean Gregory Murphy.
Yusuf was granted bail in 2009 and released under a number of conditions, including that he must reside with his mother in Edmonton.
He was set to stand trial in Superior Court but did not appear at an Ottawa court last month, police said.
Ottawa police said Yusuf's last known address was in Edmonton and warned the public they should not approach him if they see him, but instead call 911.
Source: http://www.cbc.ca/news/canada/ottawa/st ... yusuf.html
Mohamed Jama Yusuf is a Majeerteen. He beat to death an elderly man.
Police said Mohamed Jama Yusuf, 23, was charged after the August 2008 death of 51-year-old Sean Gregory Murphy.
Yusuf was granted bail in 2009 and released under a number of conditions, including that he must reside with his mother in Edmonton.
He was set to stand trial in Superior Court but did not appear at an Ottawa court last month, police said.
Ottawa police said Yusuf's last known address was in Edmonton and warned the public they should not approach him if they see him, but instead call 911.
Source: http://www.cbc.ca/news/canada/ottawa/st ... yusuf.html
Mohamed Jama Yusuf is a Majeerteen. He beat to death an elderly man.
- fighter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4219
- Joined: Wed Oct 19, 2011 2:47 am
- Location: There's no shame in being an old HAG
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
http://www.cbc.ca/news/canada/manitoba/ ... nipeg.html
Another 40 year old Darod Majeerteen CRIMINAL
Another 40 year old Darod Majeerteen CRIMINAL
- fighter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4219
- Joined: Wed Oct 19, 2011 2:47 am
- Location: There's no shame in being an old HAG
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
ANOTHER DAROD CRIMINAL, THIS TIME, A CHILD MOLESTOR!
http://www.winnipegsun.com/news/canada/ ... 6-sun.html
http://www.winnipegsun.com/news/canada/ ... 6-sun.html
- fighter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4219
- Joined: Wed Oct 19, 2011 2:47 am
- Location: There's no shame in being an old HAG
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
Two can play the "clan" game.
Notice I gave at least 4 examples of people from the same SUB clan from the same city.
Everyone knows the most represented Somalis in jail in Canada are DARODS.
You people have no shame in always attacking Hawiyes and Isaaqs and other clans.
Get a life
Notice I gave at least 4 examples of people from the same SUB clan from the same city.
Everyone knows the most represented Somalis in jail in Canada are DARODS.
You people have no shame in always attacking Hawiyes and Isaaqs and other clans.
Get a life
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
what about the German scandal it says from north west somalia and what is the name clan mmmmm i forget what was itfighter wrote:Two can play the "clan" game.
Notice I gave at least 4 examples of people from the same SUB clan from the same city.
Everyone knows the most represented Somalis in jail in Canada are DARODS.
You people have no shame in always attacking Hawiyes and Isaaqs and other clans.
Get a life

- abgaalKING
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2910
- Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
- Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
It is the puntland clan Majerten that is responsible for IDP rape.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
the camp located between north and south galgacio and UN said that they are from south galgacio so its hawiya , next time dont try to be clever okaabgaalKING wrote:It is the puntland clan Majerten that is responsible for IDP rape.

- abgaalKING
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2910
- Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
- Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
Most of the IDPs are located in North galkacyo and the people are mostly poor rahanweyn and jareer refugees,Rape is rampant in Puntland and it will known fact by everyone.just the Irin news reported it yesterday and they were mainly majerten militia.FBISOMALIA wrote:the camp located between north and south galgacio and UN said that they are from south galgacio so its hawiya , next time dont try to be clever okaabgaalKING wrote:It is the puntland clan Majerten that is responsible for IDP rape.![]()
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
Who cares what clan the rapist is from, at the end of the day the fact will still remain that he's rapist and it will not change nor will it effect his clan in any way.
- abgaalKING
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2910
- Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
- Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
Some people like to blame other clans for their own problems.when the majerten controlled mafia in puntland rape innocent southerners the blame lies with the hawiye,even though hawiye dont live dont live in puntland.Rabshoole wrote:Who cares what clan the rapist is from, at the end of the day the fact will still remain that he's rapist and it will not change nor will it effect his clan in any way.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: hawiya rape A IDP somali women inside galgacio
where is the link that irin reported that was majerten militant ..!!!abgaalKING wrote:Most of the IDPs are located in North galkacyo and the people are mostly poor rahanweyn and jareer refugees,Rape is rampant in Puntland and it will known fact by everyone.just the Irin news reported it yesterday and they were mainly majerten militia.FBISOMALIA wrote:the camp located between north and south galgacio and UN said that they are from south galgacio so its hawiya , next time dont try to be clever okaabgaalKING wrote:It is the puntland clan Majerten that is responsible for IDP rape.![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 286 Views
-
Last post by jamols2
-
- 7 Replies
- 815 Views
-
Last post by tightrope
-
- 2 Replies
- 979 Views
-
Last post by galia
-
- 9 Replies
- 1544 Views
-
Last post by COSTA
-
- 3 Replies
- 911 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 12 Replies
- 3758 Views
-
Last post by union
-
- 0 Replies
- 866 Views
-
Last post by COSTA
-
- 24 Replies
- 1823 Views
-
Last post by original dervish
-
- 36 Replies
- 3882 Views
-
Last post by zaahidun
-
- 16 Replies
- 2918 Views
-
Last post by Adali