http://puntlandnews24.com/dhagax-dhiga- ... dhosawiro/Waxaa si rasmi ah loo dhagax dhigay mashaariicda ay fulinayso Gardo Municipality oo ah mashaariicda horumarinta degaanka degmada Qardho ay ay maalingelinteeda iska kaa shadeen hay’addo isku tagay oo dhan 5 hay’adood Joint Program Local Government JPLG oo sanadkiiba u qorsheeya 4 degmo in ay ka faa’iideystaan degma kasta $100,000 USD, Degmada Qardho waxay ka mid tahay degmooyin ka faa’iideysanaya.
Hay’adda UNCDF ayaa sanadkaan 2011 ku soo biirtay barnaamijka horumarinta degmooyinka JPLG, hay’adaan oo dhinaca dhaqaale siinta mashaariicda si wanaagsan u maamuleysa dardarna gelinaysa sidii loogu guuelaysan lin ay helaan adeegyo kala duwan bulshada iyadoo dowlada hoose loo sii marinaayo, UNCDF waxay ballan qaaday in ay sanadka 2012 ay ballarin doonto lacagta loogu tala galay degmooyinka oo degma kastaba oo buuxisa nidaamka adeeg siinta bulshada iyo tan maamul ee leh la xisaabtan ay qaadan doonto $200,000 USDMashaariicdaan ayaa waxaa la soo mariyaa degmada iyadoo ku dabaqeysa nidaam loo tababaray oo ah sidaan:
In bulshada la soo diyaariyo baahiyaha sanadka iyadoo loo xulayo kala siinta mudnaanta baahiyaha
In la sameeyo annual Planning and Budget
in la sameeyo kala xulashada baahiyaha iyadoo lagu marayo nidaamka ka faa’iideysiga dhinaca dhaqaalaha, degaanka, caafimaadka, waxbarashada iyo horumarka qeybta ay ka qaadanayo project.
habka Procrument-ga oo ah bandhigida mashaariicda
habka qiimeynta mashaariicda ay shirkada dhismaha u tartamayaan
heshiiyada ku guuleysiga mashaariicda si loo fuliyo
waxaan oo shaqo ah waxaa sameeya maamulka dowlada hoose degmada Qardho oo gacan ka siinayaan hay’adaha ku midoway JPLG
Mashaariicda sanadka 2011 maanta sida rasmiga ah loo dhagax dhigay ayaa kala ah:
Rehabilitation Upper Hingod Gravel Road
Rehabilitation Lower Hingod Gravel Road
Construction Qoyacad Mini Market Shelter
Construction Kaampo Primary School
halka ay kormeer buuxda ku sameyeen saraakiish ka socota hay’adda ILO Puntland Mashaariicdii sanadka 2010 ee kala ahaa sidaan
Rehabilitation Hospital Gravel Road
Construction Ga’an Libah Milk Market Shelter
Construction Ga’an Libah Vegetable Market Shelter
Construction Ga’an Libah Cloth Market Shelter
Construction Wadajir New Market Shelter
Construction Libow Health Post
Construction Dhahan Health Post
Dhagax dhiga Mashaariicda JPLG Sanadka 2011 Degmada Qardho
Moderator: Moderators
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Dhagax dhiga Mashaariicda JPLG Sanadka 2011 Degmada Qardho
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 861 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 2 Replies
- 318 Views
-
Last post by hahaha1
-
- 2 Replies
- 386 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 515 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 438 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 807 Views
-
Last post by Abdi-Halim
-
- 13 Replies
- 2962 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 0 Replies
- 708 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 1 Replies
- 333 Views
-
Last post by FBISOMALIA