Page 1 of 1

War deg deg: Aweys has been killed tonight

Posted: Sun Nov 13, 2011 3:12 pm
by AhlulbaytSoldier
War Deg Deg ah: “Duqaymo
Caawa Lala Eegtay Degmada
Afgooye”
Muqdisho ( DHM-News ): - Waxaa
goordhowayd weerar aan la aqoon cidda soo
qaaday oo dhanka dhanka badda loo badinaayo
in laga soo qaaday lala eegtay saldhiga degmada
Afgooye halkaasi oo uu ka socday kulan u
dhexeeya saraakiil katirsan Al shabaab.
Weerarka ayaa dadka qaar waxay ay sheegeen
in uu ahaa mid ka yimi dhanka hawada isla
markaana ah weerar ay soo qaadeen diyaarado.
Warar kale ayaa sheegaaya in uu ahaa Gantaallo
laga soo ganay dhanka badda ee dhanka
degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha
Hoose.
Ugu yaraan saddex Gantaal ayaa la sheegay in
ay ku dhaceen saldhigga degmada Afgooye,
waxaana halkaasi ka socday xilliga weerarku
dhaceeyey kulan u dhexeeya saraakiisha Al
shabaab.
Warar hoose oo weerarka ku aadan ayaa
sheegaaya in goobta weerarku ka dhacay ay ku
sugnaayeen saraakiil isugu jirta Soomaali iyo
Ajaaniib katirsan Al shabaab.
Xaaladda iminka waa jaahwareer cid si rasmi ah
uga hadashay majiraan, Ciidamada Al shabaab
waxay dadka ku amreen in aan banaanka loo
soo bixin waxayna sheegeen in aan guryaha laga
soo bixin.
Dhanka kale warar ayaa sheegaaya in Gantaalku
ahaa mid ka yimi dhanka badda isla markaana
lala eegtay xero ciidan oo ku taala duleedka
Afgooye, xerada Ciidanka ayaa waxaa la
sheegay in ay ku dhegan tahay xerada Agoonta
Markii ay dhaceen Gantaalaha ayaa waxaa guud
ahaanba degmada Afgooye laga arkay hulaca
iyo hilaaca ka baxay goobtu uu ku dhacay
gantaalka.
Wixii kasoo kordha kala soco
Dhacdooyinka.com .



This article doesnt say anything about sh.dooofaar aweys but I have secret sources inside afgooye telling me that aweys is killed in the airstrike.
Inshallah tomorrow things will get clear.

Re: War deg deg: Aweys has been killed tonight

Posted: Sun Nov 13, 2011 3:29 pm
by Kukri
AUN.

Re: War deg deg: Aweys has been killed tonight

Posted: Sun Nov 13, 2011 3:35 pm
by grandpakhalif
What a lie, even if he was thats what he would have wanted.

Re: War deg deg: Aweys has been killed tonight

Posted: Sun Nov 13, 2011 3:38 pm
by Based
grandpakhalif wrote:What a lie, even if he was thats what he would have wanted.
Win-win situation :up:

I wonder why they don't just blow themselves up to go to janno faster?

Re: War deg deg: Aweys has been killed tonight

Posted: Sun Nov 13, 2011 4:02 pm
by Mondey
i don't believe it.. this guy has a powerful Satanic spirit and i doubt any human can cause his death.

Re: War deg deg: Aweys has been killed tonight

Posted: Sun Nov 13, 2011 4:56 pm
by metamorphosis
Mondey wrote:i don't believe it.. this guy has a powerful Satanic spirit and i doubt any human can cause his death.
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: War deg deg: Aweys has been killed tonight

Posted: Sun Nov 13, 2011 10:19 pm
by kambuli
Dal ba'ow yaa ku leh :shock:

Re: War deg deg: Aweys has been killed tonight

Posted: Sun Nov 13, 2011 10:21 pm
by accident
Mondey wrote:i don't believe it.. this guy has a powerful Satanic spirit and i doubt any human can cause his death.
Based wrote:Win-win situation :up:

I wonder why they don't just blow themselves up to go to janno faster?
:lol: :lol: :lol: :lol: