Helping the IDP
Moderator: Moderators
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Helping the IDP
Qaar kamid ah Barakacayaasha Boosaaso ku nool oo guryo kumeel gaar ah loo dhisay
Waxaa Kaamka Shabelle-B ee ku yaala bariga magaalada Boosaaso ka soconaya dhismaha guryo kumeel gaar ah oo loo samaynayo Barakacayaasha Kaamkaas ku dhaqan oo markoodii hore laga soo raray goob ay horay u degenaayeen taas oo dadkii lahaa ay codsadeen in loo baneeyo.
Gudoomiyaha Kaamka Shabelle-B Tiir Hargaanti Doodi oo Horseed Media goobta uu dhismuhu ka socdo ugu waramay ayaa ka warbixiyey cida dhaqaalaha ku baxaya dhismaha guryahan bixinaysa iyo weliba inta qoys ee loogu tala galay.Wuxuuna sheegay in mashruucani uu yahay mid ay wado Hay’adda NRC oo iyadu qaxootiga magaalada Boosaaso ku nool dhinacyo badan ka taageerta , tirada guryaha la dhisayaana ay tahay 700 oo guri oo loogu tala galay 700 oo qoys ee xeradaas ku nool.
Tiir Hargaanti Daadi oo ah Gudoomiyaha Kaamka barakacayaasha ee Shabelle-B ayaa sidoo kale sheegay in marka dhismaha guryahan lasoo gaba gabeeyo la bilaabi doono mashruuc kale oo Musqulo, goobo caafimaad, iyo Iskoolo ay caruurta dad qaxootiga ahi wax ka bartaan isla gudaha Kaamkaas looga dhisayo.Kaamka Shebelle-B oo markiisii hore ku yaaley gudaha magaalada ayaa dhowr bilood kahor amar uu soo saaray maamulka degmadu lagaga raray goobtii uu horay ugu yiiley waxaana la geeyey meel banaan oo ku taal dhinaca bari ee magaalada Boosaaso.Waxaana jirey cabashooyin isdaba joog ah oo ay Qaxootiga danyarta ah ee Kaamkaas ku dhaqani usoo gudbiyeen maamulka degmada iyo Hay’adaha samafalka iyagoo codsanayey in guryo loo dhiso loona sameeyo Basas ay raacaan maadaama meesha la geeyey ay tahay meel magaalada aad uga fog kuna adag dadka muruq maalka u badan ee Kaamkaas degeni in ay iyada iyo magaalada u kala lugeeyaan.Si kastaba ha ahaatee guryaha loo dhisayo barakacayaasha ku nool Kaamka Shabelle-B ee magaalada Boosaaso oo ah kuwo ka samaysan Tirniig iyo Alwaax ayaa wax badan ka bedeli doona noloshooda maadaama ay horay u degenaayeen guryo cooshado iyo karaatiin ka samaysan kuwaas oo aanay suurtagal ahayn in ay ka celiyaan dhalcada qoraxda iyo dhibicda roobka
http://horseedmedia.net/2011/11/13/qaar ... ay-sawiro/

Re: Helping the IDP
tightrope wrote:![]()

- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Helping the IDP

wtf are they thinking..SMH
Re: Helping the IDP
WHAT DO YOU MEAN?damu wrote:![]()
![]()
![]()
wtf are they thinking..SMH
-
- SomaliNetizen
- Posts: 334
- Joined: Sat Jun 13, 2009 5:11 pm
Re: Helping the IDP
Its only temporary housing but it serves a good purpose I think less lives lost because of fires and the town looks cleaner and organised
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Helping the IDP
they do more for the IDPs than the local populationstightrope wrote:WHAT DO YOU MEAN?damu wrote:![]()
![]()
![]()
wtf are they thinking..SMH

Re: Helping the IDP
YOU'RE RIGHT!damu wrote:they do more for the IDPs than the local populationstightrope wrote:WHAT DO YOU MEAN?damu wrote:![]()
![]()
![]()
wtf are they thinking..SMH

THESE SOUTHIES BREED LIKE RABBITS. ITS ONLY A MATTER BEFORE THEIR POPULATION EXCEEDS OUR PEOPLE.

- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Helping the IDP
what pisses me off is the that our own displaced locals from the tsunami are still in makeshift camps while the non-PLers get permanent settlements

Re: Helping the IDP
damu wrote:what pisses me off is the that our own displaced locals from the tsunami are still in makeshift camps while the non-PLers get permanent settlements![]()

NEARLY SEVEN YEARS LATER? FOCK UP!

WE SHOULD BE LIKE SOMALILAND KICK THESE PPL OUT.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 334
- Joined: Sat Jun 13, 2009 5:11 pm
Re: Helping the IDP
Sorry but thats factually wrong. Hafun and Garacad have been rebuilt after the tsunami.damu wrote:what pisses me off is the that our own displaced locals from the tsunami are still in makeshift camps while the non-PLers get permanent settlements![]()
Hafun

Garacad

How-ever your point the IDP do recieve a lion-share of the development is true in some ways especially compared to the nomadic folks however looking at from another point of view these ppl live in fifth world conditions in major cities which is not a good look for puntland at all and it needs to be addressed before rural issues can be tackled.
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Helping the IDP
^^^
i'm was referring to the ones in the camps inland like the one in Dangorayo!!
(BTW if you are new..welcome..if not who are you??)
i'm was referring to the ones in the camps inland like the one in Dangorayo!!
(BTW if you are new..welcome..if not who are you??)
-
- SomaliNetizen
- Posts: 334
- Joined: Sat Jun 13, 2009 5:11 pm
Re: Helping the IDP
I dont know what u mean about dangarayo you will need clarify. But speaking in regional terms mudug is lowest living standards in pland and the most vulnerable after IDPS are usually orphan kids who are like this.damu wrote:^^^
i'm was referring to the ones in the camps inland like the one in Dangorayo!!
(BTW if you are new..welcome..if not who are you??)
Bursalax orphan kids

Bursalax is like a very remote region. Dude in puntland other then drought or natural disaster the locals are doing ok or their would be mass-exodus out of the joint
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Helping the IDP
Dangorayo like Qardho have camps for the tsunami victims!!
as for mudug having lowest living standard in PL
dude i have been to all these places including bursalax xafun garacad i have seen first hand the conditions of our own
displaced people who receive no help just cause they are locals priority is giving to non PLers
BTW the pictures of Buursalax is of local school kids not IDPs

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post