http://horseedmedia.net/2011/11/14/maam ... codsawiro/Duqa degmada Gaalkacayo Siciid Cabdi Faarax oo goobtii munaasabada dhagax dhigga ahi ay ka dhacaysey Saxaafada kula hadlay ayaa sheegay in dhismaha Suuqan ay fulineyso Hay’adda Horn Relief.Wuxuuna intaas ku daray in sidoo kale Hay’adda Horn Relief ay dhowaan bilaabi doonto mashaariic kale oo ay ku jiraan tababarka howl wadeenada iyo dayactirka xafiisyada dowlada hoose ee degmada Gaalkacayo iyadoo sidoo kalena keeni doonta gawaari magaalada qashinka looga uruurin doono.Col. Siciid oo hadalkiisa sii wata ayaa u mahad celiyey Hay’adda Horn Relief iyo Hay’ado kale oo sida uu duqu sheegay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ka wada mashaariic kale oo horumarineed isaga oo tilmaamay in howlaha ay hayaani yihiin kuwo bulshada waxtar u lehDuqa degmada Gaalkacayo Siciid Cabdi Faarax ayaa ugu danbeyntii baaq u diray Qurbejoogta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa kasoo jeeda gobolka Mudug, wuxuuna ku booriyey in ay dalka maalgashi ku samaystaan kalana qayb qaataan maamulka degmada mashaariicda horumarineed ee uu wado.Maamulka degmada Gaalkacayo oo waayadii u danbeeyey sameeyey waxqabadyo la taaban karo ayaa sidoo kale balan qaaday in dhowaan sidan oo kale ay u hirgelin doonaan dhowr mashruuc oo kale kuwaas oo loo arko in ay dabooli doonaan baahiyo badan oo bulshada reer Gaalkacayo qabeen.
Maamulka Gaalkacayo oo suuq cusub maanta dhagax dhigay
Moderator: Moderators
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Maamulka Gaalkacayo oo suuq cusub maanta dhagax dhigay
Maamulka degmada Gaalkacayo ayaa maanta dhagax dhigay Suuq cusub oo loogu tala galay iibka Qudaarta oo laga dhisayo xero Dayax taas oo dhowaan dowlada hoose ee degmada Gaalkacayo ay la wareegtey kadib markii laga raray dad in mudo ah halkaas qaab sharci daro ah u degenaa.
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Re: Maamulka Gaalkacayo oo suuq cusub maanta dhagax dhigay

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- SomaliNetizen
- Posts: 334
- Joined: Sat Jun 13, 2009 5:11 pm
Re: Maamulka Gaalkacayo oo suuq cusub maanta dhagax dhigay
I think this is all related to that JPLG program happening. Garowe is all of a sudden doing this on the same day
GAROOWE : Waddooyin cusub oo la hagaajinayo (Sawiro)
November 14, 2011 11:22 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor
Garoowe:-Waxaa iminka socda hagaajinta iyo habaynta 2 waddo oo muhiima kuwaas oo la saaraayo Jay waxaana bixiyay dhaqaalaha ku baxaya UNDP iyo hay’ado kale oo loo yaqaan Joint Progaram waxaana hawsha wadda Dawladda Hoose ee Garoowe.
Wadada Suldaan Garaase oo la hagaajinayo

Qaasim Maxamed Cabdi Xoghayaha Dawladda Hoose ee Degmadda Garoowe ayaa Puntlandpost u sheegay in waddooyinkan ay qayb ka yihiin mashaariic la doonayo in la dhamaystiro inta ka hartay sanadkan waxaana uu sheegay in hadda la bilaabay habaynta waddooyinka loo yaqaan Suldaan Garaase iyo midda wadajir ee loo yaqaan shaaricul khaawi kuwaas oo ah waddooyin dhaadheer oo muhiim ah.
Qaasim Maxamed Cabdi Xoghayaha Dawladda Hoose

Qaasim, ayaa wuxuu kaloo sheegay in ay samaynayaan meelo qashinka lagu aruuriyo si loo ilaasho nadaafadda iyo bay’adda magaaladda kuwaas oo qayb-wayn ka qaadan doona nadaafadda magaaladda.
Waddooyinka la hagaajinayo iminka

Horay ayaa waxaa loo hagaajiyay 5 waddo kuwaas oo magaalada bilic iyo sumcadd ballaaran u soo kordhiyay Magaaladda Garoowe ayaa waxay caan ku tahay waddooyin waawayn oo qurxoon oo si toos ah iyo jiif ah u dhexmara magaaladda.
Puntlandpost.com

Can anyone assist with wat this means?
Whats a jay? is that a bridge?Garoowe:-Waxaa iminka socda hagaajinta iyo habaynta 2 waddo oo muhiima kuwaas oo la saaraayo Jaywaxaana bixiyay dhaqaalaha ku baxaya UNDP iyo hay’ado kale oo loo yaqaan Joint Progaram waxaana hawsha wadda Dawladda Hoose ee Garoowe.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Maamulka Gaalkacayo oo suuq cusub maanta dhagax dhigay
it says that the two roads are under repairing are the most important two in the city and money was paid by joint program and local gov of garowe is doing that job.dagameison wrote:Can anyone assist with wat this means?Whats a jay? is that a bridge?Garoowe:-Waxaa iminka socda hagaajinta iyo habaynta 2 waddo oo muhiima kuwaas oo la saaraayo Jaywaxaana bixiyay dhaqaalaha ku baxaya UNDP iyo hay’ado kale oo loo yaqaan Joint Progaram waxaana hawsha wadda Dawladda Hoose ee Garoowe.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 334
- Joined: Sat Jun 13, 2009 5:11 pm
Re: Maamulka Gaalkacayo oo suuq cusub maanta dhagax dhigay
I understand pretty much 95% of it the only thing i dont understand is when he said "jay la saarayo" whats a jay its got to be something that going be put on the road i am assuming asphalt because a similar acticle used the same word describing bosaso road project which i know is going to be paved.FBISOMALIA wrote:it says that the two roads are under repairing are the most important two in the city and money was paid by joint program and local gov of garowe is doing that job.dagameison wrote:Can anyone assist with wat this means?Whats a jay? is that a bridge?Garoowe:-Waxaa iminka socda hagaajinta iyo habaynta 2 waddo oo muhiima kuwaas oo la saaraayo Jaywaxaana bixiyay dhaqaalaha ku baxaya UNDP iyo hay’ado kale oo loo yaqaan Joint Progaram waxaana hawsha wadda Dawladda Hoose ee Garoowe.
http://sscsomalia.com/?p=755Golaha Deegaanka ee Bosaaso wuxuu ka helay maalgallin mashruuca Qaramada midoobay ee Dowladaha hoose ee adeega iyo Maamul-daajinta (UN-JPLG), waxaanu jecelahay in qayb ka mid ah maalgalinta uu u isticmaalo mashaariicda kala ah: – Samayn Wada jay ah Gaaca ilaa Airporka Magaalda Bosaaso oo Dhan 1.4km, Samayn wado jay ah jidka Netco ilaa iyo Madaxtooyada oo dhan 2.8km, samayn wada jay ah Jidka Shaaruca luubaan ama Baadir oo Dhan 1.2km.
I am assuming what it saying is after the garowe roads have been repaired they going to lay asphalt on it
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Maamulka Gaalkacayo oo suuq cusub maanta dhagax dhigay
JAY is gravel!dagameison wrote:Can anyone assist with wat this means?Whats a jay? is that a bridge?Garoowe:-Waxaa iminka socda hagaajinta iyo habaynta 2 waddo oo muhiima kuwaas oo la saaraayo Jaywaxaana bixiyay dhaqaalaha ku baxaya UNDP iyo hay’ado kale oo loo yaqaan Joint Progaram waxaana hawsha wadda Dawladda Hoose ee Garoowe.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 427 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 499 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 276 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 3 Replies
- 405 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 1 Replies
- 338 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 401 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 765 Views
-
Last post by DamallaXagare
-
- 2 Replies
- 362 Views
-
Last post by Halmog