
DSAT TV waa Telefishankii ugu horeeyey ee noociisa ah ee magaalada Boosaaso iyo guud ahaan deeganada Puntland laga furo waana Telefishan loogu tala galay in uu daboolo baahidii ay bulshadu u qabeen daawashada Kanaalo kala duwan iyo weliba in loo baajiyo kharashkii badnaa ee kaga bixi lahaa soo iibsashada Diishash fara badan si ay kanaalo kala duwan u daawadaan.
Reciver-ka DSAT TV waxaa ku jira ku dhowaad 50-Chanel oo isugu jira Diini, Cilmi, Sports, Wararka Soomaalida iyo kuwa caalamka, Caruurta, iyo kuwa madadaalada.
Waxaana Telefishanada laga daawan karo DSAT TV waxaa kamid ah kuwa af Soomaaliga ku hadla sida
Universal
Horncable
Somali Nation Telefishan
Royal TV
Somali Chanel
Somalisat

Telefishanada wararka ee caalamiga ah ee aad DSAT ka daawan kartaana waxaa kamid ah -Aljazeera English/Arabic
Press Tv
CNN
BBC
SKY News
Waxaa sidoo kale DSAT TV aad ka daawan kartaan Kanaalada ciyaaraha ee Al-jaziira iyo Dubai Sports.
Si aad u daawato DSAT TV waa in aad heshaa qalabka kuu sahlaya in aad daawato oo aad si gaar ah uga heli kartaan carwada Giftland Bosaso Somali kana kooban Reciever, Ateeno, iyo Simcard.
Maamulka DSAT TV waxay kuu balan qaadayaan in ay kuu qaban doonaan adeeg hufan iyadoo laguugu shaqaynayo qiime jaban oo ku raali geliya.
Macmiilkii doonaya inuu helo kamid noqda daawadayaasha DSAT Tv waxaa u banaan uu maro sadex hab oo kala ah.
Bixi 105$ oo hel Reciever-ka DSAT TV, Ateeno, iyo kaar ay ku jiraan sadex bilood oo labo kamid ahi ay Free yihiin.
Bixi 125$ oo hel Reciever-ka DSAT TV, Ateeno, iyo kaar ay ku jiraan 6-bilood oo 3 kamid ahi ay free yihiin.
Bixi 165$ oo hel Reciever-ka DSAT TV, Ateeno, iyo kaar ay ku jiraan 12-bilood oo 6 kamid ahi ay free yihiin.
Maamulaha DSAT Tv Eng. Bashiir Xasan Ciise Tell no: +252 90 798479
Ama Madaxa Suuq geynta
Sharmaarke Cabdilaahi Xasan Tell no: 252796681
Email: Hassa75@hotmail.com
Sidoo kale waxaad kala xiriiri kartaa DSAT-TV, Shirkada Giftland oo kala ah 825002 iyo 825003