Garoowe:-Waxaa maanta ka duulay garoonka diyaaradaha ee Garoowe International Airport 3 Wasiir iyo 7 Guddoomiyaasha Degmada ah kuwaas oo u kicitay magaalada Kampala ee xaruna dalka Ugandha waxaana ujeeda socdaalkoodu uu yahay sida ay ii sheegeen saxiixa mashriica loo yaqaan Joint Progaram kaas oo lagu horumarinayay Degmooyinka Puntland gaar ahaan kuwa leh Golayasha Deegaanka.
Mr. Maxamed Jubba Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland ayaa waxa uu PP u sheegay ujeedada safarkooda masuuliyiintan uu yahay soo saxiixida mashruucan Joint Progaram 2012 ee ay dhaqaalaha bixiso inta badan UNDP.
Mashruuca Joint Progaram ayaa waxaa iska kaashada 5 Hay’adood waxaana ka mid ah mashruucan waddooyin, Iskuulaad iyo Ceelal, waxaana inta badan mashruucan laga hirgashaa Degmooyinka leh Golayaasha Deegaanka waxaana sanadkii hore ku guulaystay mashruucan oo si fiican u fuliyay Degmada Garoowe oo la siiyay abaal marin isugujirta shahaado-sharaf iyo 10kun oo doolar.
Masuuliyiinta maanta u duushay Kampala:
Cabdilaahi Ahmed Jaamac Wasiirka Arimaha Gudaha
Caasha Geelle Diirie Wasiirka Horumarinta Qoyska iy Arimaha Haweenka
Faarax Cali Jaamac Wasiirka Maaliyadda
Maxamed Cali Nuur Agaasimaha Qorshaynta ee Wasaaradda Arimaha Gudaha
Maxamed Saciid Ciise Duqa Qardho
Cabdicasiis Nuur Cilmi Duqa Garoowe
Xassan Cabdalla Xassan Duqa Boosaaso
Saciid Cabdi Duqa Gaalkaco
Saciid Aadan Cilmi Duqa Duqa Bandarbayla
Muuse Cismaan Yuusuf Duqa Eyl
Cabdikariim Maxamuud Xassan Duqa jariiban
Ministers & Mayors head to Kampala
Moderator: Moderators
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Ministers & Mayors head to Kampala
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1590
- Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ministers & Mayors head to Kampala
They look out of place. 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1590
- Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am
Re: Ministers & Mayors head to Kampala
You're out of placezingii wrote:They look out of place.

Re: Ministers & Mayors head to Kampala

I think PL leadership should focus on repiaring and rebuilding PL's infrastructure, mainly roads, airports, expansion of the Boosaaso seaport, and building a new ports in the next 5 years . It is understandable there are security challenges, but repairing infrastructure and building new ones should be a top priority.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 1028 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 0 Replies
- 525 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 171 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 48 Replies
- 3416 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 0 Replies
- 411 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 3 Replies
- 644 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 26 Replies
- 5237 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 15 Replies
- 937 Views
-
Last post by Siciid85