Ex-Xildhibaan Nuur Xasan (Nuur Gaab), Ex-Col-Gudoomiye Cali Maxamed Aadan (Cali Xaashi), Ex-Amb-Col. Aadan Xirsi Ciise (Sandheere) iyo Ex-Diplomat Ibrahim Farax (Ibrahim Dheere) oo dhamaatood ah siyaasiintii hore oo reer Gedoodka ugu caansanaa ayaa maanta ku sugan Magaalada B/xaawo ee Gobolka Gedo.
Ragaan oo ay intooda badan Somaliya ay ugu dambaysay muddo aanan ka yarayn Labaatan (20 sano) sano ayaa dhexda marada isaga dhigay iyagoo dhamaantood ay ka soo kicitimeen Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio.
Hadaba waxaan is waydiiyey maxay ragaan miisaanka culus ku leh Gobolka Gedo iyo shacabakiisaba ay tahay ujeedada socdaalkooda:
1) Gedo oo ay ka jirtay abaar kulul oo dulaysay dad iyo duunyaba, inkastoo ay hadda heleen nasriga alle, inay u geeyaan wax dhaqaale oo dheef ah kolay kala hadlaan hay'adaha wax bixiya, ka mid maaha sababaha ay ragani halkan u tageen ka dib 20 sano.
2) Beesha Sade guud ahaan, gaar ahaan shacabka reer Gedo oo la liito hagaradaamada ay ku reebtay siyaasadda Soomaliya oo maalinta meel ku furanaysay, bal inay ka shaqeeyaan inay reer Gedo yeeshaan siyaasada midaysan ka mid maaha sababaha ay ragain halkan u tageen ka dib 20 Sano.
3) Gobolada koonfureed oo laga magacaabay maamulo ka duwan oo beelo iyo rag iyaga la mid ah ay hogaaminayaan, inay mawqifkooda ku aadan maamulada ku hardamaya Gobolkooda inay mawqif midaysan ka istaagaan dadkoodana ku baraarujiiyaan wixii dan u ah ka mid maaha sababaha ay ragani halkaan u tageen ka dib 20 sano
4) Beesha Sade oo aan lahayn hogaan midaysan oo haga inay jaraha u qabtaan una taliyaan dadkooda sida ugu haboon ka mid maaha sababaha ay ragani halkan u tageen ka dib 20 sano.
Hadaba maxay tahay sababta ragan ruug cadaaga reer Gedood ay buraashadaha u biyaysteen, una jihaysteen Gobolkoodii 20 sano ka dib?
Top respected Sade politicans from Ohio arrive in Gedo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Top respected Sade politicans from Ohio arrive in Gedo
Re: Top respected Sade politicans from Ohio arrive in Gedo

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Top respected Sade politicans from Ohio arrive in Gedo
which one is ur abti?Murax wrote:my abtis on the list!

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 836 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 1 Replies
- 299 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 2 Replies
- 396 Views
-
Last post by Voltage
-
- 5 Replies
- 890 Views
-
Last post by zingii
-
- 2 Replies
- 478 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 2 Replies
- 439 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 1 Replies
- 676 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 427 Views
-
Last post by dhuudhuu
-
- 2 Replies
- 403 Views
-
Last post by Amusse
-
- 13 Replies
- 1140 Views
-
Last post by Jimbie