Page 1 of 1

Somaliland Ambassador to kenya Indha buur dies

Posted: Sun Nov 20, 2011 8:01 am
by The_Emperior5
War Deg-Deg Ah: Alle Ha U Naxariistee Wakiilkii Somaliland Ee Dalka Kenya Maxamed Axmed Nuur (Indho-buur) Oo Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Cisbitaal Ku Yaala Magaaladda Nairobi.

Nairobi (Ramaas) Nov 20,2011 – Alle ha u naxariistee wakiilkii Somaliland ee dalka Kenya Maxamed Axmed (Indho-buur) ayaa goor ku dhawayd ku geeriyooday cisbitaal ku yaala Magaaladda Nairobi.

Alle ha u naxariistee Marxuum Indho buur ayaa geeriyooday ka dib markii qaliin lagaga sameeyay caloosha oo uu xanuun ka qabay.

Marxuum Indho-buur ayaa muddo ahaa wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Kenya, isaga oo wakilka Somaliland ahaa intii ay tallada dalka hayeen Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin iyo Madaxwaynaha wakhtigan Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Alle ha u naxaariistee, Marxuum Indho-buur ayaa ahaa shakhsi reer Somaliland, balse haysta dhalashada dalka Kenya, isaga oo halkaasina ku lahaa ganacsi balaadhan.

Geerida Marxuum Indho-buur ayaa waxa shabakada Ramaas u xaqiijiyey Maxamed Xasan Dirir oo ay ehel ahaayeen Marxuumka.

Warka geerida Marxuum Indho-buur oo dhamaystiran kala soco Rama

Re: Somaliland Ambassador to kenya Indha buur dies

Posted: Sun Nov 20, 2011 8:02 am
by The_Emperior5
Ilaahay ha u naxariisto Ambassador Maxammad Axmed Nuur Indha buur nin aad u wanaagsab bu aha oo dalkisa iyo Dadkisa Somaliland ba jecel :up: :sland:

Re: Somaliland Ambassador to kenya Indha buur dies

Posted: Sun Nov 20, 2011 8:04 am
by Cumar-Labasuul
Alle ha unaxariiste

Re: Somaliland Ambassador to kenya Indha buur dies

Posted: Sun Nov 20, 2011 8:20 am
by kaliil
ilaahay ha u naxariisto!

Re: Somaliland Ambassador to kenya Indha buur dies

Posted: Sun Nov 20, 2011 8:34 am
by HaragWafi85
AHUN.

Re: Somaliland Ambassador to kenya Indha buur dies

Posted: Sun Nov 20, 2011 4:06 pm
by ChiefAaqil
Allah ha u naxariisto. He was a good man. who has done a lot for the country and the people.

Re: Somaliland Ambassador to kenya Indha buur dies

Posted: Mon Nov 21, 2011 6:49 am
by kenyati
great man indeed...i was actually at the burial...Somalia's ambassador to Kenya made an appearance.

Re: Somaliland Ambassador to kenya Indha buur dies

Posted: Mon Nov 21, 2011 9:37 am
by samatar133
ilahay ha u naxariisto ambassador ka :cry: