Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
rur Siyaasadeedka Somaliland Sinaan iyo Cadaalad SSC oo maanta Si rasmi ah loogu Wanqalay…. Daawo Sawiro
posted by: Webmaster
Urur Siyaasadeedka Somaliland Sinaan Cadaalad SSC oo maanta Si rasmi ah loogu Wanqalay….
Hargeysa/ToggaHerer 21 Nov 2011
Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna qabtay Hotel Kaah ee Magaalada Hargeysa ayaa maanta Si rasmi ah loogu Shaaciyey Urur Siyaasadeedka Cusub ee Somaliland Sinaan iyo Cadaalad SSC.
Xafalada Shaacinta Urur Siyaasadeedkan Cusub oo uu Gudoomiyena u yahay Md Kayse Cabdi Yusuf ayaa waa waxa ka soo qayb galay Dadweyne fara badan oo isugu jira Odayaal Dhaqameed , Haween iyo Dhalinyaro kala duwan.
Warqabadka ToggaHerer
Hargeysa
Somaliland

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
post the pics please.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
http://www.togaherer.com/2011/11/21/uru ... -wanqalay/
there are more pics here
i will post the video of the event later
there are more pics here
i will post the video of the event later
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
ok SSC ururkani maxa loo soo gaabiyey....SahanGalbeed wrote:post the pics please.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
Allahu Akbar !

It sounds even better in SomaliMidnimo hooygeeda iyo hil bay nabadda u yihin

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
Somaliland, Sinaan iyo Cadaalad .Mr_Alfaas wrote:ok SSC ururkani maxa loo soo gaabiyey....SahanGalbeed wrote:post the pics please.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
SahanGalbeed wrote:Somaliland, Sinaan iyo Cadaalad .Mr_Alfaas wrote:ok SSC ururkani maxa loo soo gaabiyey....SahanGalbeed wrote:post the pics please.

- samatar133
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched

Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
this is shame on us. we are better than this man. we changed the somali sinaan iyo cadalad to somaliland sinaan iyo cadalad. people will now accuse us of not being original. disgusting. somaliland nation is better then this. we are better then being happy about what a sii soco so soco dhulmahante man and his gang do. ssc shouldnt be used in somaliland. now we come off as desperate to achieve what we want by any means necessary.
somaliland republic is bigger than ssc

-
- Posts: 199
- Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
Everybody is entitle to express his feeling. In this regard every individual who is doomed fit to govern has the right to stand up for election. In this case SSC is a party born out from grassroot who feel that they can make a change.
Welcome Ururka Somaliland Sinaan iyo Cadaala.
Welcome Ururka Somaliland Sinaan iyo Cadaala.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
Rebel SSC la yidha horta wax dhamaaday weeye .samatar133 wrote:the rebel ssc must be @#!*% off by this.
SSC haddeynu nahay reer Somaliland , waa POLITICAL party .
Not a subclan of harti daarood .
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
We all know who Leonidas is , dheg ha u dhigin , xaggu is dhigay way idin ka iska arkaya eCeelafweyn wrote:Everybody is entitle to express his feeling. In this regard every individual who is doomed fit to govern has the right to stand up for election. In this case SSC is a party born out from grassroot who feel that they can make a change.
Welcome Ururka Somaliland Sinaan iyo Cadaala.
Usoo duceeya oo Ilaahey sunta caloosha u fadhida ha ka daaweeyo , amiin .
-
- SomaliNetizen
- Posts: 334
- Joined: Sat Jun 13, 2009 5:11 pm
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
they were told ictirafka la radinayo wa been we just wanna maintain the peace we are all hamar suges here so come and keep us company. Politicians dont have any weight the real power is in the elders. But ssc was always hargeisa based tell ali khalif to come out from the curtains and his grudge about hassan abshir taking his pm spot during the ina salad presidency, so petty but so true and farole warned us of this click being sland based so much for farole being a liar 

- samatar133
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Somaliland sinaan cadalaad SSC party officially launched
ok gartay respect to xisbiga somaliland sinaanta iyo cadaaada SSC, laakiin horta kii xaglatoosiye balyahan lamaba maqlee xaguu ka dhacay, waxa iigu danbaysay tiyoo la leeyahay FBI daa su'alo waydiinaysa iyo wax caykaasa, talow ma jeel dhex fadhiyaa?SahanGalbeed wrote:Rebel SSC la yidha horta wax dhamaaday weeye .samatar133 wrote:the rebel ssc must be @#!*% off by this.
SSC haddeynu nahay reer Somaliland , waa POLITICAL party .
Not a subclan of harti daarood .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 1445 Views
-
Last post by udun
-
- 19 Replies
- 1833 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 28 Replies
- 2293 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 17 Replies
- 1808 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 5 Replies
- 796 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 1 Replies
- 703 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 12 Replies
- 1557 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 6 Replies
- 969 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 883 Views
-
Last post by Adan_1