Page 1 of 1

Ethiopian condoms arives in Adis Ababa!!!

Posted: Mon Nov 21, 2011 5:01 pm
by AhlulbaytSoldier
Xaabsade, Shariif Xasan iyo Aden Madoobe oo Addis Ababa gaaray (Warbixin).
on 21 November 2011.
Dowladda Itoobiya ayaa dhankeeda bilowday in ay dib usoo abaabusho dagaal Oogayaal ka tirsan DKMG ah kuwaasi oo sanado ka hor ku fashilmay qabsashada Wilaayaatka dhaca Koonfurta Somaaliya.

Wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool oo sanadkii lasoo dhaafay fashilisay qorshe ay Itoobiya ku qabsan laheyd Gobolkaas ayaa hadda wajahaysa duulaan cusub oo Cudwaani ah kaasi oo lagasoo qorsheynayo dhanka Itoobiya.

Dagaal Oogayaal aaney umada Soomaaliyeed Kheyr ku aqoonin shar mooyee ayaa gaaray magaalada Addis Ababa si ay qeyb uga noqdaan abaabulka socda.

Maxamed Ibraahim Xaasade oo ah dagaal Ooge kasoo jeeda Bay iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Shariif Daaguut loo yaqaan ayaa xalay kulamo laqaatay R/wasaaraha Itoobiya Males Zenawi iyo wasiirka difaaca Itoobiya.

Xogtan ay heshay SomaliMeMo ayaa xaqiijinaysa in Xaabsade, Aden Madoobe, Shariif Xasan iyo nin ganacsade reer Bay iyo Bakool ah ay xalay ku hoydeen Addis Ababa si ay Itoobiya ugala tashato abaabul ka dhan ah wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool.

Su'aasha isweydiintan mudan ayaa ah sidee Dabadhilifyadaasi u wajahi doonaan Geesiyaasha Islaamka ee ku sugaya jabhadaha dagaalka ee kale ah Yeed, Rabdhuure iyo Bardaale? Jawaabta su'aashaas waxaa ka jawaabi kara Maleeshiyadkii ka badbaaday Dagaalkii weynaa ee Balliga BM-ka oo sanadkii lasoo dhaafay si xun loogu gumaaday itoobiyaan iyo Maleeshiyaad Carra tuur ah.

Re: Ethiopian condoms arives in Adis Ababa!!!

Posted: Mon Nov 21, 2011 5:03 pm
by The_Emperior5
The Tittle :lol: :lol: :lol: when i first saw the topic i thought a cargo of Ethiopian condoms was heading towards Somalia markasan is yidhi xabashi injirlay waligood Kondom may xiidhan xita haday xidhan Injirta ka daloolisa thats why the entire population is dying of aids :lol:

Re: Ethiopian condoms arives in Adis Ababa!!!

Posted: Mon Nov 21, 2011 5:03 pm
by TheblueNwhite
Xaa kaa galey haddey is xoreynaayaan.

Re: Ethiopian condoms arives in Adis Ababa!!!

Posted: Mon Nov 21, 2011 5:04 pm
by AhlulbaytSoldier
The_Emperior5 wrote:The Tittle :lol: :lol: :lol: when i first saw the topic i thought a cargo of Ethiopian condoms was heading towards Somalia markasan is yidhi xabashi injirlay waligood Kondom may xiidhan xita haday xidhan Injirta ka daloolisa thats why the entire population is dying of aids :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: