Dr.Yalaxoow get in

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Dr.Yalaxoow get in

Post by AhlulbaytSoldier »

Are you this dude from youtube:
xasaan xuseen waa jaahil. inuu munaafaq yahay Kenya oo ay degan yihiin 85% dad kirishtaan ah ayuu caruurtiisa iyo xaasaskiisa si nabad ah uu ku degan yahay. halka uu FITNO ka hurinayo Somalia ee uu u diidan yahay DAWLAD inay ka dhalato Somalia. cadawgan foosha xun leh xasaan xaarweyne wuxuu wax ka dhageysta ayaa xaqiiqdii ka caqli xun. waxaad eegtaan qofkan baasaboor KEENYAATIGA been abuur ku qaatay ayaa iska dhigaya sheekh diin wax ka yaqaan.

axmadeeyali




p.s i hate this xasaan xuseen(qatalahumullah), so if you are axmadeeyali i fully agree with your comments :up:
User avatar
abuu_dujaana
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by abuu_dujaana »

Sxb, what is the main message I am supposed to take from this?
What reasons have you offered to support your position?
1 jaahil?
2 munaafaq ?
3 kenya ok

Ogoow reasons should lead towards an end point, which is conclusion.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by AhlulbaytSoldier »

Dujaanoow,
Read the title.
User avatar
abuu_dujaana
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by abuu_dujaana »

HutuKing01 wrote:Dujaanoow,
Read the title.
Ok, saaxiib I owe you a drink for helping me out.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by ToughGong »

abuu_dujaana wrote:
HutuKing01 wrote:Dujaanoow,
Read the title.
Ok, saaxiib I owe you a drink for helping me out.
:lol: :lol: :lol:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by DR-YALAXOOW »

dont matter if its me or not but this mooryaanka xasaan xuseen wuxuu ka yimid OGadenia DHULKA ethiopia ay soomaalidu degto, Kenya wuxuu yimid 1988kii, xassaan xuseen wuxuu si been abuur ah u sheegtay inuu yahay SOMAALIDA DEGTA NFD kenya. LAAKIIN qof waliba soomaalida ah wuu garan karaa xasaan xuseen lahjada pure SOMALI GALBEED accent uu ku hadlayo.

mooryaanka khawaarijta sheekhooda ah isagoo deggan wadan kirishtaan KENYA, madaxweynana uu u yahay KIBAKI canshuurna ka bixiya wadankaa kenya ayuu fatwooyin xaaraaan ah takfirin ah ayuu ku geeleysiiyaaa shacabka deggan SOMALIA ee 100% muslimiinta ah. xassaan sheeydaan waa sheekha khawaarijta al shabaabul shayaadiin.

soomaalidu waxay tiraahdaa iskuma jeedaa islaan laayey, ninkan tuuga ah ee baasaboor keenyaati been abuur ku qaatay ayaa isla dhigaya nin islaam wax ka yaqaan. munaafaqan afku dhiiglaha allaha umada ka qabto.
Beenaale_No1
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6072
Joined: Mon Jun 28, 2004 7:00 pm
Location: Sarf' London

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by Beenaale_No1 »

DR-YALAXOOW wrote:dont matter if its me or not but this mooryaanka xasaan xuseen wuxuu ka yimid OGadenia DHULKA ethiopia ay soomaalidu degto, Kenya wuxuu yimid 1988kii, xassaan xuseen wuxuu si been abuur ah u sheegtay inuu yahay SOMAALIDA DEGTA NFD kenya. LAAKIIN qof waliba soomaalida ah wuu garan karaa xasaan xuseen lahjada pure SOMALI GALBEED accent uu ku hadlayo.

mooryaanka khawaarijta sheekhooda ah isagoo deggan wadan kirishtaan KENYA, madaxweynana uu u yahay KIBAKI canshuurna ka bixiya wadankaa kenya ayuu fatwooyin xaaraaan ah takfirin ah ayuu ku geeleysiiyaaa shacabka deggan SOMALIA ee 100% muslimiinta ah. xassaan sheeydaan waa sheekha khawaarijta al shabaabul shayaadiin.

soomaalidu waxay tiraahdaa iskuma jeedaa islaan laayey, ninkan tuuga ah ee baasaboor keenyaati been abuur ku qaatay ayaa isla dhigaya nin islaam wax ka yaqaan. munaafaqan afku dhiiglaha allaha umada ka qabto.
:up: :up: :up:
Keep exposing these two-faced hypocrites bastards. Nolashooda o dhan waa been socoto, markas wexey rabaan in ey shacabka Somaliya deenta Islamka ku controlgareyaan.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by AhlulbaytSoldier »

100% right.
This focker lives comfortable in gaalo land yet he calls for destruction against mogadishu people.
I never seen him calling for jihad against ethiopia or kenya.

He should be deported to somalia.
User avatar
abuu_dujaana
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by abuu_dujaana »

This argument is confusing and failing to meet necessary conditions; attacking the character of a person rather than evaluating their reasons.
Dr Yalaxoow sxb banooniga waa laguu salaxaa adiga waa iska darbaynee lee loool cajiiib!!!
Dr yalaxoow adiga iyo HutuKing01 waa ii casuuman tahiin, laakiin culimada hilibkooda sun waaye ee naga ilaaliya. Are we making deal here?
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by Somaliman50 »

waryaa, kuwiina oo wadaadka caynaaya ilaahay ka baq. why is it that whenever you see a somali sheikh oo wacdigiis aan ku qancaynin you always pull out the clan card? dont you know sh xasan xuseen has even refuted his own fellow clansmen with the issue of onlf? dhowr rasaa'il buu qoray isagoo radinaya kuwa dhahaaya itoobiya magac onlf baan kula dagaalamaynaa balse aanan ahayn magaca islaamka. and he is one of the few somali mashayikh who speaks unbiased about the political situation in east africa, wax sir ah ama dan gaar ah oo cad laguma arkin, marka sxb hold your tongue before you backbite people.

and why are you attacking him for being a kenyan resident? miyaadan ogeyn in shaqsiga muslimka ah loo ogolyahay inuu wadan gaal ku noolaado haduu diinta ku fidinaayo? he is giving dacwah to many people in kenya dad badan ayaana ka faaideystay cilmigiisa, kor Allaha u qaadee.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by AhlulbaytSoldier »

abakar20 wrote:waryaa, kuwiina oo wadaadka caynaaya ilaahay ka baq. why is it that whenever you see a somali sheikh oo wacdigiis aan ku qancaynin you always pull out the clan card? dont you know sh xasan xuseen has even refuted his own fellow clansmen with the issue of onlf? dhowr rasaa'il buu qoray isagoo radinaya kuwa dhahaaya itoobiya magac onlf baan kula dagaalamaynaa balse aanan ahayn magaca islaamka. and he is one of the few somali mashayikh who speaks unbiased about the political situation in east africa, wax sir ah ama dan gaar ah oo cad laguma arkin, marka sxb hold your tongue before you backbite people.

and why are you attacking him for being a kenyan resident? miyaadan ogeyn in shaqsiga muslimka ah loo ogolyahay inuu wadan gaal ku noolaado haduu diinta ku fidinaayo? he is giving dacwah to many people in kenya dad badan ayaana ka faaideystay cilmigiisa, kor Allaha u qaadee.


He is propagating hatred and calling for terrorism. I dont mind if he did this is in kismaayo or baidoa, but calling for terrorism in gaalo country? Hating on gaalo in gaalland?
I would deal with him if i was president of that "Soft Kenya".
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by DR-YALAXOOW »

ninkaa wadaad maaha, waa mooryaan af ku dhiigle ah. xassaan xuseen waa sheekha khawaarijta al shabaab. xassaan wuxuu qeyb ka yahay xasuuqa ay al shabaab ka wadaan koonfurta Somalia.


dadkiina difaacaya sababta kaliya ee aad sheeydaan xassaan ku difaaceysaa hes come from same qabiil as you. eeg ninkan inuu munaafaq yahay. wuxuu takfiirin ku sameeyey dawlada Somalia wuxuuna yiraahdaa ama uu ku wacdiyaa inaan lagu hoos noolaan karin DAWLADA somalia TFG. dawladaasna ay tahay dawlad gaalo. halka uu xassaan xuseen wadan uusan u dhalan KENYA ee dawlad kirishtaaan ah. madaxweyne ka yahay KIBAKI uu xassaan ku hoos nool yahay. nabadna ku heeysto.

xassaan xuseen isagoo ka yimid Kililka shaanad ee soomali galbeed Ethiopia ayuu si been abuur ah ku qaatay DHALASHADA KENYA. baasaboor keenyaati ayuu qaatay kaasoo uu ku tagay CANADA IYO SWEDEN. and at same time xassaan xuseen SHACABKA SOMALIYEED ee dagaaladu disheen inay Dawlad helaan oo ay yeeshaan BAASABOOR waa u u diidan yahay. ee wuxuu fatwooyin ka soo saaraaa in SUICIDE BOMBER lagu qarxin karo mogadishu. in ardayda mogadishu la xasuuqi karo.


bal fiiri munaafaqa aad diafaceysaan. :down: :down: kaba sii daranee ninkan xassaan xuseen aqoon dimeed ma laha, xitaaa luqada afka carabiga ku dhawaaqisteeda waa ku adag tahay.
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by Somaliman50 »

hutuking, what hatred akhi? gaaladii dalkeena kusoo duuley yaan la kaashan iyo shariicada hala qaato keliya baa lagu ogyahay inuu dhaho, does this seem incorrect to you? and as for preaching terrorism, hal saac gudaheed bey gacantiisa ku dhigi lahaayeen if that was true, these kenyans would stop at nothing if they were convinced he is openly speaking out against them. walaakin no one is perfect, waana siduu nebiga (salalahu calayh wasalam) yiri kulli ibn aadam khadaa', marka sheekha haduu gefo Allaha udulqaato.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by DR-YALAXOOW »

abakar20 wrote: and why are you attacking him for being a kenyan resident? miyaadan ogeyn in shaqsiga muslimka ah loo ogolyahay inuu wadan gaal ku noolaado haduu diinta ku fidinaayo? he is giving dacwah to many people in kenya dad badan ayaana ka faaideystay cilmigiisa, kor Allaha u qaadee.


Xaasaan xuseen waa sheekha khawaarijta al shabaab ee u fatwooda daadinta dhiiga umadda muslimiinta ah ee deggan Mogadishu iyo koonfurta Somalia.
xasaan xuseen videoga youtube ku jiro dhageyso wuxuu afkiisa fitnada ka buuxdo oranayaa DAWLAD nooc waliba ahaato somaliya kama jiri karto.
bal eeg munaafaqnimadaas. KIRISHTAANKA KENYA nabad ayuu ku dhex deggan yahay. muxuu nabada uu isaga heeysto uu ugu diidayaa hooyooyinka deggan BALADWEYNE. MOGADISHU IYO BAYDHABO. soo munaafiqnimo iyo khawaarijnimo iyo alle ka furasho soo maaha.

aniga lama yaabeen hadduu xasaaan xuseen deganaan lahaa kismaayo oo ah magaaalo ay maamusho al shabaab. laakiiin waxaa la yaab leh nin deggan KENYA waliba baasaboorkii wadankaa si XATOOYO ah ku qaatay, hadana wadankiisii SOMALIA aan u quuurin nabada uu ku heeeysto nairobi.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Dr.Yalaxoow get in

Post by AhlulbaytSoldier »

abakar20 wrote:hutuking, what hatred akhi? gaaladii dalkeena kusoo duuley yaan la kaashan iyo shariicada hala qaato keliya baa lagu ogyahay inuu dhaho, does this seem incorrect to you? and as for preaching terrorism, hal saac gudaheed bey gacantiisa ku dhigi lahaayeen if that was true, these kenyans would stop at nothing if they were convinced he is openly speaking out against them. walaakin no one is perfect, waana siduu nebiga (salalahu calayh wasalam) yiri kulli ibn aadam khadaa', marka sheekha haduu gefo Allaha udulqaato.

Let him take example from jaamac and fuad shongole .
Atleast they dont hide their shababism.

Kenya is doomed place for tolerating unthankful cochroaches such as wadaadkusheeg xasan xuseen.

You dont find such filthness in ethiopia or uganda.
Last edited by AhlulbaytSoldier on Tue Nov 22, 2011 6:54 pm, edited 2 times in total.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”