Waar ninkan yaa suldaan idinka dhigay??
Moderator: Moderators
-
- Posts: 95
- Joined: Thu Nov 10, 2011 4:11 pm
Waar ninkan yaa suldaan idinka dhigay??
Ninku haduu gudoon jilicsanyay waa laga xayuubiyaa talada saldanada, who crowned this pro-Daarood Isaaq sultan mr emprorer.
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Waar ninkan yaa suldaan idinka dhigay??
Tamiin u sound like a gurl whats your other nicname
-
- Posts: 95
- Joined: Thu Nov 10, 2011 4:11 pm
Re: Waar ninkan yaa suldaan idinka dhigay??
OO adeer what makes you think iam a girl? any mature habar yoonis will recognize this name , how old are you kid?
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Waar ninkan yaa suldaan idinka dhigay??
i am 19 sxb who is habar younis? is that your other nick?
-
- Posts: 95
- Joined: Thu Nov 10, 2011 4:11 pm
Re: Waar ninkan yaa suldaan idinka dhigay??
waar kan buufiska qabaa maxuu ahaa, what you mean who is habar yoonis, are you from Togo or Brokina-Faso, its pretty obvious what i meant , the nick-name you asked me about is a famous Dervish Habar Yoonis by the name of Xaaji Jaamac Yuusuf "Tamiinlaaye". 19 years old food-cas there you go.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Waar ninkan yaa suldaan idinka dhigay??
WAAR ANAGA KA DHIGNEY EE maxad ku haysata suldankaa
-
- Posts: 95
- Joined: Thu Nov 10, 2011 4:11 pm
Re: Waar ninkan yaa suldaan idinka dhigay??
waxan ku arkay camallo aan sultaan Isaaq lagu arag , beer jileec saaida ah iyo hor carar Daarood iyo mashxarad culus
- ChiefAaqil
- SomaliNetizen
- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Waar ninkan yaa suldaan idinka dhigay??
wiilka yar ee meesha ku cusub. Suldaanka hadaa wax ku eedeynasid, la imoow cadeenta ama meesha iskaga bax.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Waar ninkan yaa suldaan idinka dhigay??
horta bal isa sharax adu,si case kaaga loo baadhoTamiinlaaye wrote:waxan ku arkay camallo aan sultaan Isaaq lagu arag , beer jileec saaida ah iyo hor carar Daarood iyo mashxarad culus
-
- Posts: 95
- Joined: Thu Nov 10, 2011 4:11 pm
Re: Waar ninkan yaa suldaan idinka dhigay??
suldaan Isaaq ah oo SCC , OLF ilaa Shirka Khaatumo u mashxaradya suldaan maaha , waa in sida ugu dhakhsaa badan ama loo caqli celiyo ama laga xayuubiyo talada.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 1860 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 16 Replies
- 1217 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 155 Replies
- 10356 Views
-
Last post by JSLHistorian
-
- 2 Replies
- 493 Views
-
Last post by solidworks
-
- 0 Replies
- 231 Views
-
Last post by udun
-
- 21 Replies
- 3881 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 112 Replies
- 9622 Views
-
Last post by Xplosive
-
- 4 Replies
- 1427 Views
-
Last post by crshango
-
- 16 Replies
- 2327 Views
-
Last post by udun
-
- 1 Replies
- 939 Views
-
Last post by waayeel101