Page 1 of 1
murtaddiin shabab vs sufis in Galgaduud
Posted: Fri Nov 25, 2011 11:43 am
by AhlulbaytSoldier
Dagaalkii Dhuusamareeb oo Weli Socda iyo Ciidamo Gurmad ah oo ka Baxay Guriceel
Dhuusamareeb ( DHM-News ):- Ciidamo farabadan oo katirsan Ahlu*sunna waljameeca ayaa goordhowayd ka baxay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud, waxayna kusii jeedaan magaalada Dhuusamareeb oo uu weli ka socdo dagaal u dhexeeya Ahlu-sunna iyo Al shabaab.
Ilaa 8-gaari oo nooca waa weyn ah isla markaana ay saaran yihiin Ciidamo katirsan Ahlu-sunna wajameeca ayaa wax yar kadib salaaddii maqrib ka baxay degmada Guriceel.
Dagaalka Dhuusamareeb oo bilowday galabta wakkhti gaaban ayaa weli ka socda degmada Dhuusamareeb, waxaana kasoo baxaaya warar hordhac ah.
Intii badnayd dadkii ku dhaqnaa Dhuusamareeb ayaa magaalada isaga baxay waxayna bilaabeen in ay magaalada ka qaataan alaabooyin muhiimka ah sida Idaacadaha iyo wixii lamid ah.
Ciidamada Al shabaab oo dagaal gaadmo ah magaalada ku qaaday ayaa gudaha u galay inta badan xaafadaha Dhuusamareeb, waxaase ka socda gudaha iyo daafaha magaalada dagaalkii ugu xoogganaa.
Dagaalka ay Al shabaab ku qaadeen Dhuusamareeb ayaa lagu soo beegay xilli ay yar yihiin Ciidamada Ahlu-sunna ee degmada ku sugnaa.
Wixii kasoo kordha kaal soco Dhacdooyinka.com.
Re: murtaddiin shabab vs sufis in Galgaduud
Posted: Fri Nov 25, 2011 11:48 am
by AbdiWahab252
Time to go to Ceelbur and burn that focker down. Taraq iyo basiin

Focking madarkicis of this decade = pussies.
Re: murtaddiin shabab vs sufis in Galgaduud
Posted: Fri Nov 25, 2011 11:53 am
by AhlulbaytSoldier
AW,
The suufis knows that however people of ceelbuur are 100% shabaabists.
That place must be burned down.
Re: murtaddiin shabab vs sufis in Galgaduud
Posted: Fri Nov 25, 2011 11:54 am
by grandpakhalif
Hutuking this is the ruling of Khawaarij giving by the cousin of the messenger of allah.
‘Ali ibn Abi Taalib said concerning the Khawaarij: “They have three rights over us: that we should not initiate fighting with them so long as they do not fight us; that we should not prevent them from entering the mosques of Allaah to mention His name therein; and that we should not deny the booty to them so long as they have fought alongside us.”
So why are you calling them murtadiin.
Re: murtaddiin shabab vs sufis in Galgaduud
Posted: Fri Nov 25, 2011 11:54 am
by 1moonlight
Ufiirso yaah XiminJaale ayaa dhihi doono ciidan Caabudwaaq ayaa soo gurmaday kkkkkk

.
HabarGidir ilaaheey ayaa Awood, Rag, Maal, Hub, Geesinimo intaba isugu daray Alxamdulilaah.
GUUL HabarGidir

Re: murtaddiin shabab vs sufis in Galgaduud
Posted: Fri Nov 25, 2011 11:57 am
by AhlulbaytSoldier
grandpakhalif wrote:Hutuking this is the ruling of Khawaarij giving by the cousin of the messenger of allah.
‘Ali ibn Abi Taalib said concerning the Khawaarij: “They have three rights over us: that we should not initiate fighting with them so long as they do not fight us; that we should not prevent them from entering the mosques of Allaah to mention His name therein; and that we should not deny the booty to them so long as they have fought alongside us.”
So why are you calling them murtadiin.
Imam/Ameer al mumineen Ali Al Murtaza radiyallahu anhu is an thankful slave, he feared to make takfiir.
On this issue(khawarij=kuffars) i will only follow prophet Muhammad sallahu aleyhi wa aali wasalam.
He made straight takfiir on them. So will i

Re: murtaddiin shabab vs sufis in Galgaduud
Posted: Fri Nov 25, 2011 11:59 am
by AhlulbaytSoldier
1moonlight wrote:Ufiirso yaah XiminJaale ayaa dhihi doono ciidan Caabudwaaq ayaa soo gurmaday kkkkkk

.
HabarGidir ilaaheey ayaa Awood, Rag, Maal, Hub, Geesinimo intaba isugu daray Alxamdulilaah.
GUUL HabarGidir

Ximanxaare thinks ilkayar rules galgaduud, beledweyne and jubboyinka.
Iska dhaaf, ha iska xaaree.
Fact: Soldiers from Guriceel rushed to Dhuusomareeb

Re: murtaddiin shabab vs sufis in Galgaduud
Posted: Fri Nov 25, 2011 12:17 pm
by accident
So who is going to win?
Re: murtaddiin shabab vs sufis in Galgaduud
Posted: Fri Nov 25, 2011 12:22 pm
by 1moonlight
Raga Galgaduud difaacayo waa Cayr Raga Alshabaab dhameeynayo waa Cayr.
Dagaalku sidaan buu u socdaa...
Cayr VS Murusade Alshabaab, Duduble Alshabaab, Abgaal Alshabaab, Raxanweeyn Alshabaab, Saruur Alshabaab, daarood Alshabaab, Elaay Alshabaab,
Intaas oo qabiil waxeey ku guuldareeysteen ineey Dhuusamareeb gacanta ku dhigaan 4 sano ayeey isku dayayeen oo maalin iyo habeen weerar ku ahaayeen dhuusamareeb weeyna ku guuldareeysteen ineey dhul Cayr qabsadaan.
Horaa loo yiri (CAYR IYO CIIDA AYAA EG) Cayr iyo ciida waa isku tiro.
Cayr waa Geesi Geesi dhalay ilaaheey hadeeysdo hana u hiilsho AAMIIN.
Re: murtaddiin shabab vs sufis in Galgaduud
Posted: Fri Nov 25, 2011 12:25 pm
by AhlulbaytSoldier
1moonlight wrote:Raga Galgaduud difaacayo waa Cayr Raga Alshabaab dhameeynayo waa Cayr.
Dagaalku sidaan buu u socdaa...
Cayr VS Murusade Alshabaab, Duduble Alshabaab, Abgaal Alshabaab, Raxanweeyn Alshabaab, Saruur Alshabaab, daarood Alshabaab, Elaay Alshabaab,
Intaas oo qabiil waxeey ku guuldareeysteen ineey Dhuusamareeb gacanta ku dhigaan 4 sano ayeey isku dayayeen oo maalin iyo habeen weerar ku ahaayeen dhuusamareeb weeyna ku guuldareeysteen ineey dhul Cayr qabsadaan.
Horaa loo yiri (CAYR IYO CIIDA AYAA EG) Cayr iyo ciida waa isku tiro.
Cayr waa Geesi Geesi dhalay ilaaheey hadeeysdo hana u hiilsho AAMIIN.
So you are also HG?
Re: murtaddiin shabab vs sufis in Galgaduud
Posted: Fri Nov 25, 2011 12:51 pm
by 1moonlight
HutuKing01 wrote:1moonlight wrote:Raga Galgaduud difaacayo waa Cayr Raga Alshabaab dhameeynayo waa Cayr.
Dagaalku sidaan buu u socdaa...
Cayr VS Murusade Alshabaab, Duduble Alshabaab, Abgaal Alshabaab, Raxanweeyn Alshabaab, Saruur Alshabaab, daarood Alshabaab, Elaay Alshabaab,
Intaas oo qabiil waxeey ku guuldareeysteen ineey Dhuusamareeb gacanta ku dhigaan 4 sano ayeey isku dayayeen oo maalin iyo habeen weerar ku ahaayeen dhuusamareeb weeyna ku guuldareeysteen ineey dhul Cayr qabsadaan.
Horaa loo yiri (CAYR IYO CIIDA AYAA EG) Cayr iyo ciida waa isku tiro.
Cayr waa Geesi Geesi dhalay ilaaheey hadeeysdo hana u hiilsho AAMIIN.
So you are also HG?
Yes I am HabarGidir Sacad.