Farmaajo rejects Ethiopian and Kenyan invasion- VOA
Posted: Sat Nov 26, 2011 1:26 pm
His excellency Mudane Farmaajo was today interviewed by VOA-Somali. He has attacked and rejected the Ethiopian and Kenyan invasion. He has clearly said that neighboring countries have their own agenda.
He said that if Ethiopia invade this will give power to Al-Shabaab, as more people will support Al-Shabaab as the people of Somalia consider Ethiopia 'the enemy'. He said that this invasion will spoil the strengh of the government.
He also appealed the TFG to continue giving salary to the soldiers, he also asked them to give them morale support. He said treat the soldiers with respect in order to re-store stability into Somalia.
Farmaajo your our HERO, we respect you!
viva Farmaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaajo
Farmaajo
our leader!
'Farmaajo xoogsade baa tahay, waa lagu aqoonsade, waxaad mujisay nuxursade'

Ra'iisal wasaarihii hore ee Somalia Dr Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay sida uu u arko ciidamada wadamada deriska ah ee soo galay Somalia, kana socda dalalka Ethiopia iyo Kenya, isagoo arrintaas digniin ka bixiyey.
Farmaajo oo la wareystay ayaa sheegay in soo gelitaanka ciidanka militariga Kenya iyo Ethiopia ay horseedeyso dhibaato cusub oo dalka ka dhalato iyo in ay sii xoogeystaan dagaallada soconayo, wuxuuna intaas ku daray in ay fursad siineyso imaanshiyaha ciidamada Xarakada Al-Shabaab oo taageero ka heli karo buu yiri shacabka.
''Soo gelitaanka Ethiopia iyo wallaa dalalka deriska ah nimankaas Shabaab ayey fursad qaali u tahay, dib ayeyna isu abaabuli karaan'', ayuu yiri Farmaajo oo intaas ku daray in Kenya iyo Ethiopia-ba ay Somalia u galeen dantooda iyo markii ay dareemeen halis amnigooda la xiriiro ee aysan dan ummad Soomaaliyeed wadin.
Waxaa uu ka digay in lagu deg-dego ciidan wadamadaas ka socda, Ethiopia oo uu si qoto dheer uga hadlo ayuu tibaaxay in Shabaab ay kalsooni kaga heli karaan shacabka oo aan ciidanka wadankaas jeclaheyn.
Ra'iisal wasaare hore wuxuu ku baaqay in dowladda KMG ay xoogga saarto daryeelka iyo mushaar siinta ciidamada oo haddii iyaga niyadooda la dhisay ayuu yiri ammaanka la soo celin karo, wuxuuna qeexay in markii uu isaga ra'iisal wasaaraha ahaa uu ciidanka dhaqaale siin jiray.
Hadalka Farmaajo ayaa ku soo beegmay xilli madaxda urur goboleedka IGAD ay isku raaceen in Kenya iyo Ethiopia ay qeyb ka noqdaan dagaallada Al-Shabaab ka dhanka ah kadib shir ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa.