Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by Aseelah-Raaida »

Location - " Jibagalle" - Nugaal.



Garoowe:(Allpuntland)-Waxgaradka, Aqoonyanada iyo ganacsato beerlay ah oo degta deegaano hoosyimaada caasimada Puntland ee Garoowe islamarkaasna ku abtirsata Beesha Cumar Maxamuud Saleebaan oo kamid ah beelaha Waaweyn ee Puntland degta ayaa shalay (Jimacadi) Waxay Casumaad qado sharfeed ah oo heerkii ugu wanaagsanaa loosoo diyaariyey u sameeyey Isimada, Waxgaradka iyo Aqoonyahanka gobolada Sool iyo Mudug ee Magaalada Garoowe u jooga dhamaynta Wajigii labaad uguna danbeeyey ee lagu xalinayo Mushkiladii Gaalkacyo ka dhacday Horaantii bishii Sagaalaad ee lasoo dhaafay.

Casumaadan oo ka dhacday Deegaan barwaaqeed magaalada Garoowe 20-Km Dhanka Bariga uga beegan oo lagu Magacaabo Jibagalle ayaa waxaa ka qaybgalay isimo kasoo kala jeeda gobolada Sool iyo Mudug islamarkaasna kamid ahaa Gudigii Beelaha Daarood ee ku jirtay dhamaynta Mushkiladii gaalkacyo shirgudoona ka ahaa xalinta colaadaas oo qaybteedii labaad loo fadhiyo, Waxaana isimadaas kamid ahaa Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax, Caaqil Cabdiwahaab Maxamuud Guray,Nabadoon Cabdi Diiriye Guuye (Cabdiqurax), Malaaq Dhagow, Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud, Suldaan Cabdullaahi Axmed Nuur, Suldaan.Cabdulqaadir Yaasiin Cali-Keenadiid, Ugaas Cabdullaahi Ciise, Garaad Mushqari, Ugaas Cabdullaahi Ciiise, Garaad Cabdisalaan Caaqil Iimaan iyo Xubno katirsan dawlada Puntland oo ay kamidyihiin Xildhibaan. Cabdulqaadir Faarax Bootaan iyo Gudoomiyaha gobolka Mudug Mudane.Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey), iyadoo casumaadana ay ka qaybgaleen xubno kamid ah Aqoonyahanada iyo Jaaliyada Beesha.

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image





Image Image Image
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by tightrope »

:up:
Image ImageImage
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by Cumar-Labasuul »

nice :up:
Image
User avatar
Amilla
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1791
Joined: Thu Mar 19, 2009 10:57 am

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by Amilla »

The pictures are so beautiful :cry: :cry: :cry: I want to go back home. I am literally home sick.

:up: :up: :up: :up: :up: 8-)

Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax is everywhere. He is hardworking mashallah.
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by garoweboy »

Jibagalle 8-) :up:


Masha Allah
User avatar
Chinaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1492
Joined: Tue Jun 22, 2010 5:57 pm
Location: 2010-2014

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by Chinaman »

Mashallah :up: :up: :up: :up:

Waa wax aad iyo aad u wanaagsan.
User avatar
Awe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Wed Jun 04, 2008 11:50 am

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by Awe »

Where's Boqor King Kong :?:
Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by Aseelah-Raaida »

Awe wrote:Where's Boqor King Kong :?:
These elders are from Mudug & Sool according to the article.
dagameison
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Sat Jun 13, 2009 5:11 pm

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by dagameison »

Yep thats the way its always is in pland a problem arises talk it under the tree and come to a consensus
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by CismanMaxamud1 »

:up:
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by tightrope »

Aseelah-Raaida wrote:
Awe wrote:Where's Boqor King Kong :?:
These elders are from Mudug & Sool according to the article.
YOU GOTTA LOVE THE SPECIAL, BROTHERLY RELATIONSHIP BETWEEN SOOL AND MUDUG! :up:
Image ImageImage
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by abdalla11 »

Respect to those that keep the Hutu's and the idoor at bay

Image
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by tightrope »

abdalla11 wrote:Respect to those that keep the Hutu's and the idoor at bay

Image
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by The_Emperior5 »

Image

i love these kind of pictures so geed hoostisa thats true Somali cutlure :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Cumar Maxamoud hosts dinner for PL Elders

Post by quark »

The_Emperior5 wrote:Image

i love these kind of pictures so geed hoostisa thats true Somali cutlure :up:
:up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”