Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Post by The_Emperior5 »

Image
Last edited by The_Emperior5 on Sun Nov 27, 2011 2:07 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmahderes son

Post by The_Emperior5 »

Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmahderes son

Post by The_Emperior5 »

Image

Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmahderes son

Post by The_Emperior5 »

Image

Image

Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmahderes son

Post by The_Emperior5 »

Meherkii Ugu Miisaanka Cuslaa Somaliland oo Kulmiyey Siyaasiyiin kala baaday, Mujaahidiin aan muddo is arag iyo Masuuliyiin Wakhtigu kala fogeeyay.

Xafladii Ugu Maamuuska badnayd ee taariikhda ka gashay somaliland taasi oo Loogu Dabaal dagayay awlaada Mujaahidiinta dalka... Daawo Sawiradda

Hargeisa (GNS)-Meherkii ugu miisaanka Cuslaa uguna xiisaha badnaa Somalilanad ayaa maanta ka qabsoomay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Xafladda Meherkan Mustafe Mujaahid Maxamed Xasan (Mustafe Gacmadheere) iyo Hodan Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa ka soo qayb galay dad tiradoodu gaadhayso 370 qof oo isugu jira Hormuudka Bulshada noocyadeeda kala duwan, waxaana ka mid ahaa Dadka ka soo qayb galay oo u badnaa Masuuliyiin ka kala socday Xukuumadda, Xisbiyada kala duwan, Ururada Siyaasada, Salaadiin, Ganacsato iyo Marti sharaf kale oo kala ahaa, Madaxwayne Ku Xigeenkii hore ee Somaliland Mujaahid C/raxman Aw Cali Faarax (Tolwaa), Mujaahid Ibraahin C/laahi Xuseen (Dhagawayne), Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan C/laahi, C/raxman C/qaadir, Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid, Sh.Maxamed sh.Cumar Dirir, X.C/kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe), Wasiirka Caafimaadka Xuseen Maxamed Muxumed (Xoog), Gudoomiyaha Maamul Wanaaga iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa Axmed Muxumed Madar, Maamulaha Guud ee shirkadda Dahabshiil, Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe, Maayar ku Xigeenka Caasimada Maxamed C/laahi Uurcadde,Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Muj.Faysal Kaamil Ciise, Maamulka Dallada Sonyo iyo Xildhibaano tiro badan oo ka tirsan labada Gole baarlamaan. Sidoo kale Masuuliyiinta ku kulmay Meherkan waxa ka mid ahaa Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Wadani C/raxmaan Maxamed C/laahi (C/raxmaan Cirro) iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo ay isugu dambaysay in ay madal soo wada fadhiistaan dhawr bilood ka hor markii Xisbiga UCID ee ay ku wada jireen isku Khilaafeen isla markaana Maxkamadu U xukuntay Eng.Faysal Cali waraabe.

Xaflada Meherkan oo Kulmisay Siyaasiyiin kala baaday, Mujaahidiin aan muddo is arag iyo Masuuliyiin kale oo Wakhtigu kala fogeeyay ayaa noqonaysa Xafladii Ugu Maamuuska badnayd ee taariikhda ka gashay somaliland taasi oo Loogu Dabaal dagayay awlaada Mujaahidiinta dalka usoo halgamay, kuwaasi oo qiimo iyo Maasuus gaar ah ka mudan Shacabka reer somaliland. Caruuska Meherkan oo uu dhalay Alle Ha unaxariistee Mujaahid Marxuum Maxamed Xasan Aadan (Gacma-dheere) oo baal dahab ah kaga jiray Taariikhda ururkii Xaq udirirka somaliland ee SNM, Marxuumka oo ay Saaxiibo dhaw ahaayeen Muj.Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta madashan loogu dabaal dagay Awlaadii ay Dhaleen oo Calafku kulmiyay.

Xaflada Meherkan oo ka duwanayd Dhamaanba qaabka Meheradda ka dhaca Somaliland ayaa waxaa Madasha ku kaftamay Siyaasiyiin iyo Mujaahidiin kala baaday oo ka soo kala jeeda axsaabta iyo ururadda siyaasadda somaliland taasi oo meesha ka saartay kaftankii reeraha ee lagu yaqaanay Xafladaha meheradda, sidoo kale waxaa Madashu kulmisay Masuuliyiin siyaasadda ku coloobay oo aan Muddo Madal wada fadhiisan kuwaasi oo ka sinaa Dareenka soo dhawaynta iyo Damaashaadka Meherka Awlaada Mujaahidiinta.

Mucjisooyinka Meherkan ugaarka ahaa Waxaa ka mid ah Gabaatiga oo Goob kaliya loogu wada Qaybiyay Gacalkii iyo Xigaalkii oo Noday dhamaantood Dad miisaan Culus ku leh somaliland oo Meel wax kuwada qaybsada iyada oo aan loo kala eegayn Madax iyo Mijaba.

Odayga ugu da’ada weyn Somaliland Xaaji Cabdi Waraabe oo isna halkaasi ka hadlay ayaa ILAAHAY uga barayey Qoyskan cusub inuu ka dhigo kii lagu nasto ee lagu nagaado.Dhinaca kale Xaaji Cabdi Waraabe ayaa Bulshada uga digay in ay Ururada la furayo ka dhigtaan mid ay ku raacaan hab Qabiil, isaga oo sheegay in taasi dib u dhac ku keenayso Dalka, waxaana hadaladiisii ka mid ahaa “Waxaan umadda uga digayaa in ay Ururada cusub ee ay furayaan ka dhigaan qaar Qabyaalad ku dhisan, waxaanan leeyahay Qabyaalad ha ku raacina Urarada.”

Meherkan kulmiyay Masuuliyiintii ugu Miisaanka Cuslaa Somaliland ayaa waxaa Haddalo Kaftan iyo dardaaran ah ka soo jeediyay Muj.C/raxman Aw Cali Faarax, Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan C/laahi, Waxaanay Duco iyo Dardaaranba usoo jeediyeen Qoyskan Cusub oo ay illaahay uga Baryeen inuu ka dhigo Qoyska Barwaaqooba.

Dhamaan Masuuliyiintii iyo dhalinyaradii ka qayb gashay Xafladaasi ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Meherka: Mustafe Mujaahid Maxamed Xasan (Mustafe Gacmadheere) iyo Hodan Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, Waxaanay illaahay uga Baryeen inuu Aqal Galkooda ku Gaadhsiiyo Bash bash iyo Barwaaqo, Awlaad khayr qabtana kala siiyo, Aamiin, Aamiin.

Mustafe C/kariin Cali (Mustafe Future)
Gabiley News Office
Hargeisa Somaliland
mccfuture@hotmail.com
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Post by The_Emperior5 »

Aroos wacan oo wanaagsan Mustafe ibn Mujahid Maxammad Bin Xassan iyo Hodan Ibn Mujahid Muusa Biixi Abdi

User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Post by NewHargeisaGirl »

Ina Biixi is a war criminal, he should be brought to justice enchallah !
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Post by CaynabaX »

Image

Geesigii lagu cayntay
Gacmadheere xasuusta
Markay geeswalba ciidan
Iyagoo gagabaysan
Gashaankuu udaruuray
Gadaal loo celiyaaa


:clap:

Allahu naxaristeee, Emp was mujaahidkani Xusseen Abokor aswell?
Last edited by CaynabaX on Sun Nov 27, 2011 3:53 pm, edited 1 time in total.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Post by kaliil »

Mujaahid Gacmadheere halyey ayuu ahaaye ilaahay ha u naxariisto.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Post by The_Emperior5 »

kaliil wrote:Mujaahid Gacmadheere halyey ayuu ahaaye ilaahay ha u naxariisto.
Amiin :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Post by The_Emperior5 »

All famous Somalilanders were present at the meher today i think if president Siilaanyo was not in Djibouti he would have came two i see Abdiraxmaan ciiro Sl Parliament speaker Deputy Kulmiye leader Abdulqadir Talyani Sh adan siiro Sheikh dirir Xaaji Abdi waraabe Suldaanka habar awal Suldaaan xassan suldaan Abdilahi mujahid tolwa Mujahid dhagoweyne Yusuf gaboobe haatuf editor i even heard Mr xuuto was there waheen editor :lol: Mr faisal cali waraabe was there :up: :D
Last edited by The_Emperior5 on Sun Nov 27, 2011 4:07 pm, edited 1 time in total.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Post by HooBariiska »

:up: :up:
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Post by Saraxnow »

Great :up: :up: :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Post by SahanGalbeed »

Caynaba , war allaybaday meel u dhow bu ku dhashay e , wuxu yahay ma garanayo anigu :lol:
Warya Emperior kaalay , maantana waxaad tidhi , haddaanu maddaxweynuhu London ku maqnayn , xafladan ka mu maqnaadeen , ya ?

Xaggad iska lahayd muuse bixi inoo amaan , ayad maddaxweynihi dhana e dad aan xita muse bixi weligood maqal soo doorteen , baad wax ka dhimaysa .
Dabeecadihi dhabayacada ha inoola imanina nimanyow , haddeynu nahay anagu xisibiga SSC , waxaynu halka uga soo guurnay baynu qabna e :lol:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Musa biixi weds his daughter to Mujahid Gacmadheres son

Post by Barkhadd »

CaynabaX wrote:Image

Geesigii lagu cayntay
Gacmadheere xasuusta
Markay geeswalba ciidan
Iyagoo gagabaysan
Gashaankuu udaruuray
Gadaal loo celiyaaa


:clap:

Allahu naxaristeee, Emp was mujaahidkani Xusseen Abokor aswell?
Yes
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”