Buhoodle elders call for peace between The Cayn people

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Buhoodle elders call for peace between The Cayn people

Post by The_Emperior5 »

Odayaal Reer Buhoodle Ah Oo Baaq Nabadeed Soo Saaray-(Video)-
Lasanod Online. Monday, November 28, 2011

Buhoodle,(lasanod Online)- Qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka magaalada Buhoodle ayaa qabtay shir-saxaafaded ay baaq nabadeeed ugu diriyaan..

dadka reer guuraaga ee usoo daaqsin tegay waqooyiga gobolka cayn , siiba deegaanda Hagoogane iyo Kalshaale.

Odayaashan ayaa dadka deeganka degan ugu baaqay inay si nabadgelyo ah ugu wada noolaadaan oo xoolahooda u daaqsadaan degaankaas.

Arintan ayaa ku timid kadib markii dhowaan rabshado ka dhashay dhinca daaqsinka oo gacan hadal keenay ay deegaankaas ku dhexmaray reer miyi usoo guuray naqa iyo roobabka maasheeyey waqooyiga Buhoodle.

Odyaashan hadlay ayaa dhamaantood ku baaqay in la damiyo xiisada colaadeed, dagaal iyo colaadna aysan cidna dani ugu jirin. Iyagoo ugu baaqay madaxdhaqameedka dhinacyada dhibaatadu kala gaadhay inay ka hadlaaan oo nabad shacabka ugu baqaan. Hoos ka daawo maqal iyo muuqaal.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Buhoodle elders call for peace between The Cayn people

Post by The_Emperior5 »

[youtube]OTi5CBRCZFk&feature=youtu.[/youtube]
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Buhoodle elders call for peace between The Cayn people

Post by The_Emperior5 »

Now we want odayasha Qorilugud to do the same and call for peace and condemn all kind of instability in the cayn region :up:
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Buhoodle elders call for peace between The Cayn people

Post by CaynabaX »

The_Emperior5 wrote:Now we want odayasha Qorilugud to do the same and call for peace and condemn all kind of instability in the cayn region :up:
Odayasha Qorilugud ka so jeeda, wan't peace aswell no doubt about that. But the instability in Gobolka Cayn is created by lawless Buuhoodle town it's self. Suldaan markuu Buuhoodle ciidan gawaadhigi sita Galbeedka Cayn ku soo duulaan maysan Beelaha Solomadow is difaacayn?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”