new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!!!

Post by FBISOMALIA »

Yagoori, Nov 29 -Hal askari ayaa ku dhintay inta la ogyahay 3 kalana dhaawac ayaa soo gaarey iska-hor-imaad subaxnimadii hore ee saaka ku dhexmaray degmada Yagoori ee gobolka Sool laba ciidan oo kawada tirsan maamulka Somaliland.

Iska-hor-imaadka oo dhexmaray laba cudub oo magacyadooda lagu shegay saldhigga 7-aad & saldhigga 9-aad ayaa ka dhashay khilaaf soo kala dhex galay labada ciidan sarakiisha hogaamisa, sidaasi waxaa noo qaxiijiyey saraakiisha maamulka gobolka Sool iyo ilo-wareeddo kala duwan oo aan la xiriirnay.

Labadani ciidan ayaa mid kamid ah wuxuu kasoo jeedaa deegaanka gobolka Sool waxaana hoggaan u ah ninka lagu magacaabo Mahad Canbaashe oo isagu kamid ah saraakiisha Somaliland ee kasoo jeeda gobolka Sool, halka ciidanka kale uu isna hoggaamiyo sarkaal kasoo jeeda gobolka Togdheer.

Is-rasaasaynta saaka dhexmartay labada ciidan ee kawada tirsan Somaliland ayaa yimid kadib markii ciidamada saldhigga 7-aad ay habeenimadii xalay is hortaageen ciidanka kale ee saaka la-dagaalamay kuwaasi oo ay u diideen askartoodu inay gudaha u galaan degmada Yagoori iyagoo ku wargeliyey inaysan geli karin ama kasoo adeegan karin marna gudaha magaalada illaa ay ogolaanshiyo ka helaan ciidamada deeganka, arrinkaasi oo iyana ay ka biyadiideen ciidanka lagu magacabo saldhigga 9-aad.

Xiisadda ayaa xilligan ah mid tagaan waxaana kusii qul-qulaya gudaha degmada Yagoori wufuud kasocota Somaliland oo ka kala tagey Laascaanood iyo Burco kuwaasoo ujeedkoodu yahay daminta xiisada ka dhex aloosantay labada ciidan.

Dhinaca kale ciidnka deegaanka ee lagu magacaabo Saldhigga 7-aad kana tirsan Somaliland ayaa is-hortagey aasitaanka meydka askari saaka ku dhintay iska-hor imaadka, kaasi oo illaa hadda dhexyaalla goobtii lagu dagallamay.

Masuuliyiin katirsan Somaliland oo aan xiriiro kala duwan lasamaynay ayaa ka gaabsday xilligan inay si rasmi ah uga hadlaan dhacda, balse waxay sheegeen in shir saxafadeed ay qaban doonan saacadaha soosocda.

Wixii warkasi kasoo kordha kala soco Radio Daljir.

Khadar Cawl Ismaaciil
Idaacada Daljir.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by SahanGalbeed »

Weird !

Masuuliyiin katirsan Somaliland oo aan xiriiro kala duwan lasamaynay ayaa ka gaabsday xilligan inay si rasmi ah uga hadlaan dhacda, balse waxay sheegeen in shir saxafadeed ay qaban doonan saacadaha soosocda.

Askarta saldhiga 7 aad are taking the "local oversight" to the next level .
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by greenday »

Hopefully it will end without much casualties.
User avatar
whitehartlane
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2041
Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by whitehartlane »

its a fact that without the approval of the dhulbahante that isaaq are not able.to stay in dhulbahante land 2 nights on a row... ...

just a personal observation...
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by FBISOMALIA »

whitehartlane wrote:its a fact that without the approval of the dhulbahante that isaaq are not able.to stay in dhulbahante land 2 nights on a row... ...

just a personal observation...
that signals shown that xabasdii militant are not with isaaq side , bad days to siiilanders :lol: :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by SahanGalbeed »

whitehartlane wrote:its a fact that without the approval of the dhulbahante that isaaq are not able.to stay in dhulbahante land 2 nights on a row... ...

just a personal observation...
Your personal observations are not always factual

Fact --->1.A thing that is indisputably the case.

The fact here is
Is-rasaasaynta saaka dhexmartay labada ciidan ee kawada tirsan Somaliland
Dhabacayo , ta idinka farxisinaysa waxa weeye , Puntland bay ka tirsanaan jireen askartan qarkood sow ma'aha ?
Bal maxaad ku heleysaan ceebti raacda ?

SahanGalbeed wrote:

xabasdii militant are not part of PL for your info
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by SahanGalbeed »

Af inigiriisiga inaad akhrin karayn la isku raacay taas e , ma' af somaliga ayaa kugu adag baad i odhan iminkana ?

War dageimeison wax ma dhaantid e , ina dhaaf bahalyow :lol:
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by CaynabaX »

SahanGalbeed wrote:
whitehartlane wrote:its a fact that without the approval of the dhulbahante that isaaq are not able.to stay in dhulbahante land 2 nights on a row... ...

just a personal observation...
Your personal observations are not always factual

Fact --->1.A thing that is indisputably the case.

The fact here is
Is-rasaasaynta saaka dhexmartay labada ciidan ee kawada tirsan Somaliland
Dhabacayo , ta idinka farxisinaysa waxa weeye , Puntland bay ka tirsanaan jireen askartan qarkood sow ma'aha ?
Bal maxaad ku heleysaan ceebti raacda ?
Sahan ina adeer ciidan Puntland tirsanaan jiray Ciidanka qaranka Somaliland loogu soo dhaweyn maayo. Laakiinse beryahan ciidamamo farabadan oo SSC ah ayaa uun Ciidanka Qaranka ku soo biirey. Hadaad eegtid Ciidamada Qaranka ee Bariga Somaliland ku sugan majority waa Dhulbahante, goobaha ay Ciidamada ku suganyihiin sida Taleex, Gambadhe iyo Bali-Hadhac waa Ciidamao majority beesha Dhulbahante ka soo jeeda. Markaa waxaan filiyaa in ay ciidankani tol tol colaadu dhexmartay, am not shure but it's a possibility. Allah qaboojiyo.
its a fact that without the approval of the dhulbahante that isaaq are not able.to stay in dhulbahante land 2 nights on a row... ...
Like I said the majority of the forces in east Somaliland are Dhulbahante themselves.
that signals shown that xabasdii militant are not with isaaq side , bad days to siiilanders :lol: :lol:
Friend, Xaabsade's technicals are in Maroodi Jeex.
Last edited by CaynabaX on Tue Nov 29, 2011 3:38 pm, edited 1 time in total.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by FBISOMALIA »

CaynabaX wrote:
Friend, Xaabsade's technicals are in Maroodi Jeex.
so those division belong to whom ...!!!
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by CaynabaX »

FBISOMALIA wrote:
CaynabaX wrote:
Friend, Xaabsade's technicals are in Maroodi Jeex.
so those division belong to whom ...!!!
Not to Xaabsade .... :lol:
User avatar
whitehartlane
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2041
Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by whitehartlane »

SahanGalbeed wrote:
whitehartlane wrote:its a fact that without the approval of the dhulbahante that isaaq are not able.to stay in dhulbahante land 2 nights on a row... ...

just a personal observation...
Your personal observations are not always factual

Fact --->1.A thing that is indisputably the case.

The fact here is
Is-rasaasaynta saaka dhexmartay labada ciidan ee kawada tirsan Somaliland
Dhabacayo , ta idinka farxisinaysa waxa weeye , Puntland bay ka tirsanaan jireen askartan qarkood sow ma'aha ?
Bal maxaad ku heleysaan ceebti raacda ?
considering your use of language i am safe to assume that my observation has gone against your believe that isaaq is actually in sool by force. unfortunately saaxib thats a bubble you are living in..

isaaq only controls a very small yet significant part of sool and the reason you guys control this region is simply because of the willingness of certain individuals who hail from the controlled region.

somaliland like puntland claim regions outside there borders.
User avatar
whitehartlane
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2041
Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by whitehartlane »

SSC will happen and they certainly dont need approval from any party...
viva dhulbahante
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by SahanGalbeed »

1/ Do not assume anything concerning my analysis of the situation.
2/ Do not pass YOUR personal observations as fact !
oh and
3/ don't pretend to be something you're not .
viewtopic.php?f=18&t=291878

Goodbye.
User avatar
whitehartlane
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2041
Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm

Re: new fight between isaaq vs dhulbahante inside sool ...!!

Post by whitehartlane »

ok waayahay adiga baa iga saxan waayo dhulbahante xoog baad ku haysata...

are u feeling better now..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”