Djibouti is ROBBING Somalia !
Moderator: Moderators
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Djibouti is ROBBING Somalia !
Madaxda Awdal State ayaa cambaareeyay xadgudubka Xukumadda Jibouti Ceelal uga qodanee gudaha Somalia iyadoo aan ogolaanshiyo ka heysan Dowladda dhexe ee Somalia.
Ismaaciil Cumar Geelle oo sheegan jiray inuu yahay hogaamiye jecel horumarka Shacabka Soomaaliyeed wuxuu dad badan ku noqday LA MOOD NOQONSE WAA maadama xilli laga sugayay inuu ka dhiidhiyo dhul boobka lagu hayo Dalka Somalia uu Calankiisa ka taagtay Ceelgaal.
Inkastoo Gumeystahii Jibouti heystay Somalia laga abaabulay dagaaladii looga xoreeyay hadana tilaabada uu ku dhiiraday Ismaaciil Cumar Geelle waxay ka marqaati kacee inuu xaqiiqsaday awood darada Jamhuuriyadda Somalia.
Madaxweyne Geelle oo marna aan afkiisa laga heyn inuu Somaliland u aqoonsan yahay Dowlad ka madaxbanaan Somalia waxay Wasiiradiisa ka sheegeen madashii Ceelgaal in Jibouti heshiis la gashay Maamulka Siilaanyo,kana cabi doonaan biyaha macaan ceel ku yaal CEELGAAL.
Madaxweynaha Somalia kama hadli karo xadgudubka Xukumadda Jibouti maxaa yeelay dadnimadiisa ayaa ku cabiran dantiisa gaarkaa.
Dadka Soomaaliyeed oo looga fadhiyay inay ka dhiidhiyaan xadgudubyada dhul boobka Kenya,Ethiopia iyo Jibouti waxay noqdeen qaar Gumeeysiga la shaqeeya,kuwa daalan iyo qaar Wadaninimada ka guurtay.
Ismaaciil Cumar Geelle Ganacsatada iyo siyaasiyiinta Somalida wuxuu wada siiyay Baasaboora,wuxuuna ka dhigay shaqaale ku hoos nool.
Ganacsatada iyo siyaasiyiinta waxay Geelle u yihiin taageerayaal jadbeeysan maadama uu baasabooro siiyay laakiin isma weydiin danta uu ka leeyahay iyo sida uu Qaranimadooda ugu tuntay.
Madaxweynaha Jibouti waa hogaamiye si weyn looga baqo oo ku xeeldheer habka loo khaarijiyo qofkii siyaasadiisa fara gashta.
Dad ku nool Jibouti oo siyaasiyiin iyo saraakiil xaquuqul insaan isugu jira waxay tilmaameen in Ismaaciil Cumar Geelle leeyahay koox u qaabilsan khaarijinta qofkii ula muuqda inuu halis ku yahay siyaasadiisa.
Hay'adaha xaquuqul insaanka iyo Saraakiisha Sirdoonka waxay ku xog warameen inuu dadka sumeeya,oo waxyaabaha cuntada iyo jaadka sun loo raacsiiyo halka dadka siyaasadiisa ka biyo diidana uu korontada iyo biyaha ka gooyo guryahooda.
Jibouti kuma noolaan karo qof aan gurigiisa koronto ku jirin,waxaana korontada dalka oo dhan maamula Dowladda Jibouti.
Hees laga sameeyay Madaxweynaha Jibouti oo ay fanaaniin Somalia soo wadaan dhawaan ayaa xambaarsan cabasho lagu muujinaa godobta Madaxweyne Geelle ka galay shacabka Soomaaliyeed.
Heesta Miraheeda waxaa ka mida,
NIN CODKAADA LEH,OO CADAAWAA,KUUNA CIIL QABO,KAANA CARAROO MARKUU CALAN HELAY,CIDLA KAA DEGAY,SI UU CIMILADA KUUGU CIRIBTIRO,CAR BAL GARA,OO ,CAAWA II SHEEG?
http://waagacusub.com/news/01.12.11.2jibouti.htm
[youtube]cfvkJYI0TUQ&feature[/youtube]

Re: Djibouti is ROBBING Somalia !
while many Somalis can't find anything to drink here comes Djibouti to take advantage of the situation with the blessings of Somaliland. 

- accident
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3782
- Joined: Tue Sep 27, 2011 1:06 pm
- Location: Auckland, New Zealand
Re: Djibouti is ROBBING Somalia !
Meh. I don't understand how you expect them not to rob Somalia, if Somalia even has anything to be robbed off.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Djibouti is ROBBING Somalia !
Dad haraadsan oo biyo la siiyay waa samofal weyn. ma waxaad rabtay in ay haraad u dhamaadaan, dadku halkay wax ka fiiriyaan?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Djibouti is ROBBING Somalia !
War waa nin waalan ninkan mondey-ga la yidha .
Re: Djibouti is ROBBING Somalia !
They are already slowly stealing selel.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Djibouti is ROBBING Somalia !
mcali wrote:They are already slowly stealing selel.
So what! if Isaaq clan stolen Togdheer and Waqooyi Galbeed from Somalia what possible could stop Issa to take Issa inhabited Selel from Somaliland. i would like to see Djibouti to take Awdal and Selel from Somaliland and i can see it coming.
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Djibouti is ROBBING Somalia !
just becoz few Ciise families live in Salel doesn't mean djibouti will decide for the region. Salel is a Somali Soil and its resources are for Somali ppl, if you don't like it u can go to djibouti.abdirisak22 wrote:mcali wrote:They are already slowly stealing selel.
So what! if Isaaq clan stolen Togdheer and Waqooyi Galbeed from Somalia what possible could stop Issa to take Issa inhabited Selel from Somaliland. i would like to see Djibouti to take Awdal and Selel.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Djibouti is ROBBING Somalia !
Bulshit the Government of President Geele and the government of president Siilaanyo are in agreement to located water wells in selel awdal region to help the people so who's robbing who by the way the Ciise Clan are part and parcel of Somaliland they are presented in Somaliland they current mayor of seylac is ciise they have several Mps in Somaliland upper parliament and house of representatives they have ministers in Somaliland. They live in the far western part of the Awdal region, And this project is just cooperation between the two Countries Somaliland and Djibouti

- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Djibouti is ROBBING Somalia !
^ i don't remember saying Ciise is a problem ! the problem here is not Ciise, its Djibouti we all know why are they involved here the only ppl that will benefit from those wells are Djiboutians.. not only that, in addition the poor ppl of djibouti will be sold this water.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Djibouti is ROBBING Somalia !
Illaahay na jeclaa xukun nooguma kaa dhiibin saa haraad ayaad nagu dili laheyd?Mondey wrote:^ i don't remember saying Ciise is a problem ! the problem here is not Ciise, its Djibouti we all know why are they involved here the only ppl that will benefit from those wells are Djiboutians.. not only that, in addition the poor ppl of djibouti will be sold this water.
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Djibouti is ROBBING Somalia !
haraad haduu ku hayo orod oo dhulkaaga qodo, wadan kali maxaad khayraatkiisa ugu so xad gudbaysaa ?abdirisak22 wrote:Illaahay na jeclaa xukun nooguma kaa dhiibin saa haraad ayaad nagu dili laheyd?Mondey wrote:^ i don't remember saying Ciise is a problem ! the problem here is not Ciise, its Djibouti we all know why are they involved here the only ppl that will benefit from those wells are Djiboutians.. not only that, in addition the poor ppl of djibouti will be sold this water.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 7076 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 39 Replies
- 2394 Views
-
Last post by WasteMan
-
- 0 Replies
- 390 Views
-
Last post by Kramer
-
- 10 Replies
- 764 Views
-
Last post by omdz
-
- 6 Replies
- 644 Views
-
Last post by JolieFille
-
- 8 Replies
- 904 Views
-
Last post by zidane88
-
- 12 Replies
- 1158 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 19 Replies
- 1232 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 15 Replies
- 994 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 34 Replies
- 1661 Views
-
Last post by Somali-Transporter