Diyaaradaha Dagaalka ee Dowlada Kenya ayaa goordhaw Gantaalo culus ku garaacay Deegaano katirsan Gobolka Gedo.
Diyaaradahan Dagaalka ayaa la sheegay in dhoor gantaal ee ku dhufteen Deegaanka Ceel Cadde oo katirsan Gobolka Gedo halkaa ee ku sugnaayeen sida la sheegay Ciidamo katirsan Xarakada Al-Shabaab.
Diyaaradaha Dagaalka waxa ee dhoor gantaalo ku dhufteen goobo ee ku tuhmayeen in ee Joogaan Saraakiil iyo Ciidamo katirsan Xarakada Al-Shabaab oo kuyaala Deegaanka Ceel Cadde oo katirsan Gobolak Gedo sida dadka Deegaanka ku warameen.
Waxaa lagu soo waramaya in Duqeymahaasi ee ka dhasheen Qasaarooyin xoogan oo isugu jirta Dhimasho iyo Dhaawac walow aan si dhab ah loo heyn qasaaraha ee geesteen Gantaalada lagu garaacay Deegaanka Ceel Cadde.
Dadka kunool Deegaanka Ceel Cadde ayaana xiligan waxa lasoo darsay cabsi ada u xoogan iyaga oo ka baqtin qaba in mar kale Diyaaradah ee Halkaasi soo bartilmaameedasadaan.
Diyaaradah Dagaalka ee kenya iyo kuwa kale aan la ogeyn Cida iska leh ayaa mudooyinkan waxa ee Duqeymo culus ka geesanyeen Gobolada Jubooyinka iyo Gedo halkaa ee Ciidamada Kenya Dagaal kala horjeedaan Xarakada Al-Shabaab.
Kenyan Air force Bombs Parts of Gedo
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Kenyan Air force Bombs Parts of Gedo
there is no Al shabaab in Gedo why they bombing ?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Kenyan Air force Bombs Parts of Gedo
Kenyan Airforce cannot kill tiny cat, let alone humans.
You should see the pictures of Kismaayo airstrike.
You should see the pictures of Kismaayo airstrike.

- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super
- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Kenyan Air force Bombs Parts of Gedo
Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Link()
http://www.shabelle.net/article.php?id=13094
http://www.togaherer.com/2011/12/02/diy ... olka-gedo/
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Kenyan Air force Bombs Parts of Gedo
What if the Kenyan Pilots are Somalis we have seen Somali soldiers fighting for Kenya
Re: Kenyan Air force Bombs Parts of Gedo
pick up kanya air force.. Please take out ..more ilko jihadest..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 90 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 387 Views
-
Last post by noer
-
- 17 Replies
- 1176 Views
-
Last post by CORRUPTION
-
- 3 Replies
- 414 Views
-
Last post by Archerr
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by zingii
-
- 5 Replies
- 418 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 2 Replies
- 904 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 1 Replies
- 580 Views
-
Last post by mody21
-
- 11 Replies
- 743 Views
-
Last post by mahoka