Halkaan ka dhageeyso eedeeyntii Xildhibaan Magan Bood uu ku eedeeyay Shariif Xasan iyo Faroole.
http://www.raxanreeb.com/?p=121486&cpag ... ent-113746
Xildhibaan C/laahi Cabdulle Magan Bood oo ah afhayeenka u hadlay mudanayaasha eedeynta soo jeediyey ayaa sheegay in qalalaasihii siyaasadeed ee ka dhex dhacay barlamaanka Galmudug iyo madaxweyne Maxamed Axmed Caalin ay ka dambeeyeen afhayeenka barlamaanka Shariif Xasan iyo madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole.
http://www.somaaljecel.com/wp/?p=5369
“Nimanka lacagta lagu riday Caalin bixiyey waa Shariif Xasan iyo Faroole oo doonaya inay qalalaase ka dhex abuuraan dadka reer Galmudug, annaga ka Baarlamaan ahaan waxaan taageersanahay Madaxweyne Caalin, Madaxweynaha saxda ahna waa isaga cid aan isaga aheyn-na ma naqaano, Faroole iyo isaga waa isla darajo, waxay doonayaan inay ku quruxiyaan shirka dib u heshiisiinta oo ay yiraahdaan Galmudug ayaanu heshiisiinay, ninka Guddoomiye gobol la tartansiinaya Madaxweynihii dalka ee shirarka caalamiga kala qeybigelinaya waa Shariif Xasan, waxaana u sheegaynaa shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka inuusan Guddoomiye Baarlamaan aheyn nin noocaasi ah” ayuu si kulul u yiri C/laahi Cabdulle Magan {Bood}.
Xildhibaan beesha Mareexaan oo kahadlay Galmudug ( Audio )
Moderator: Moderators
- 1moonlight
- SomaliNetizen

- Posts: 969
- Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
- Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 2011 Views
-
Last post by Oldboy
-
- 4 Replies
- 1654 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 7 Replies
- 971 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan
-
- 9 Replies
- 837 Views
-
Last post by Shirib
-
- 6 Replies
- 1112 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 2 Replies
- 579 Views
-
Last post by Physicists
-
- 3 Replies
- 760 Views
-
Last post by FarhanYare