The new money is all good lakiin i dont see any coins being madeSidoo kale wasiirku waxa uu tilmaamay in lacagtaasi ay ka koobnaan doonto Shan Kun, Toban Kun, Ilaa Konton Kun iyadoo
http://radiomuqdisho.net/wasaarad-sameeynta-lacag-cusub
Moderators: Moderators, Junior Moderators

The new money is all good lakiin i dont see any coins being madeSidoo kale wasiirku waxa uu tilmaamay in lacagtaasi ay ka koobnaan doonto Shan Kun, Toban Kun, Ilaa Konton Kun iyadoo




XimanJaale wrote:Greenday, the finance minister is mareexaan so I trust him on doing a good job on this issue, marka have no worries abaayo. Also the somali currency is very low, so creating coins won't make any use. Inshallah kheyr


Sxb hada kiishkii bariiska baa ah over 10 milyan. Somalia waxaa ku yar lacagta 5kun, 10kun iyo 50kun. 2kun iyo boqol shillin waxtar malaha. Lacagtii cirka bey gaartay lacagiihi badna baa la wayaay. Last month dollarka baa cirka gaaray markaas baa sarif iyo lacag la waayay.DR-YALAXOOW wrote:this is a wrong xaqiiqdii. waxaa dhacaya sida wadanka zimbabwe . waxa la yiraahdo Hyperinflation inflation ama qiimo dhac aad u xoog baddan. Dawlada waxay aheeyd kaliya inay soo daabacyo
2000 notes and 3000 notes. laakiin not 5000 and 10000 notes. haddii aad lacag 5000 iyo 10000 baddan aad sameeyso waxaa imaanaya waxa la yiraaahdo Hyperinflation qiimo dhacna wxaa ku imaanaya 1000kii shilin tottaly suuqa ayuu ka baxayaa sidii ay SHANTII BOQOL oo kale suuqa uga baxday.
marka i think this is bad idea to produce 5000 and 10000 notes![]()


Sxb xiligi xukumaadii cumar fuusto, waxay dalaceen 1milyan iska badaa 50kun, markaas bey lacagta qiimihisa sar uu kac ku yimi. Laakiin 5kun, 10kun iyo 50kun waa caadi aad ma uu bado waxaa uu daran 1milyan iin la sameeyo. Sxb cuntada qaali bey noqotay waayo dollarka baa hoos uu dhacay.DR-YALAXOOW wrote:sxb kiishkii bariiska waa 30 dollars. dollarka 100kii dollar waxaan u maleeynaa around 3 million shilin inuu yahay. marka 50 kilo bariiis waa around 1 million shilin. yes somalia needs bigger Note than 1000 shilings note.
but 10000 notes i think is too big. they will couse Hyperinflation. ma aqaaan haddii ay dawlada soo saarayaaan little amounth of 10 000 notes and maybe little bit more 5000 notes.
laakiin haddii ay iska daabacaan 10000 notes waxaa dhalaneysa Hyperinflation taasna ma wanaagsana.


