jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki district
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki district
Weerar Gaadmo Ah Oo Dhimasho Sababay Oo Ka Dhacay Deegaanka Seemaal Ee Deg. Baki
Posted in December 5th, 2011
by lug in News
Boorama-(Lug)-Alle Ha U Naxariistee 3 Marxuun ayaa saaka subaxdii ku dhintay degaanka Seemaal ee degmada Baki kadib markii ay kooxo maleeshiyo beeleed gacan ku
dhiiglayaal ah ay degaankaas saaka waabarigii weerar kaga soo qaadeen dhinaca Gebilay.
Sedexdan Marxuun ee shahiiday ayaa waxa ay wararku sheegayaan inay yihiin Wiil Abiihii iyo Adeerkii uu magacdooda oo aan wali la sixin ay kala yihiin Dayb Maal, Wiilkiisa iyo ninkale oo la yidhaa Af-Madhan-diid oo intuba ka soojeeda degaanka Dilla.
Raggan Dhintay ayaa wararka deegaankaas laga helayaa waxa ay sheegayaan in si arxan daro ah loo dilay laguna dilay maqaaxi ay lahaayeen oo degaankaas ku taalay isla markaana ay waqtigaas ku sugnaayeen.
Ma jiraan wax masuuliyiin ah oo ilaa hada ka hadashay arintan waxana magalada Boorama laga dareemayaa guux badan iyo dareen cadho ah oo kan dhan ah dhacdadan.
Wixii ku soo kordha Xaaladda deegaankaasi kala soco L

- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
SM, Baki miyaay gaadhen?
That's near the Somaliland - Djibouti border.. Deep in to Samaroon territory..
AUN to the dead..
That's near the Somaliland - Djibouti border.. Deep in to Samaroon territory..
AUN to the dead..
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
You're confusing baki with lawyacade baki is in eastern awdal halkaasay sacad muse soo gaadhaan
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
"ma tolkay baa tuulihi yimid o taraysado isku wada taxay? nin la tuura iyo nin la toogtaa baray kala tahay".
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
AUN to the dead ......
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
Where is it located in eastern Awdal? Just over the border of gobolka Gabiley/Awdal init? Ileen Sacad Muse started tab cusubi oo dhul-durugsi, is-ballaadhin ahi soomaha..The_Emperior5 wrote:You're confusing baki with lawyacade baki is in eastern awdal halkaasay sacad muse soo gaadhaan
Samaroon are good people wax dagaal la yidhaa ma garanayaan ee masaakintan miyaad an u naxeyn?
Hawdka Ethiopia halkani ka sii wada...
Last edited by CaynabaX on Mon Dec 05, 2011 9:17 am, edited 1 time in total.
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
Sxb a little respect pleaseCaynabaX wrote:Where is it located in eastern Awdal? Just over the border of gobolka Gabiley/Awdal init? Ileen Sacad Muse started tab cusubi oo dhul-durugsi, is-ballaadhin ahi soomaha..The_Emperior5 wrote:You're confusing baki with lawyacade baki is in eastern awdal halkaasay sacad muse soo gaadhaan![]()
Samaroon are good people wax dagaal la yidhaa ma garanayaan ee masaakintan miyaad an u naxeyn?![]()
![]()
Hawdka Ethiopia halkani ka sii wada...
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
I agree wararkan oo kale waa waxyaalaha dib inoo dhigaya, these sort of militias need to be disarmed
, AUN to the dead
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
You're right, wasn't my intention to disrespect the ones that died..abdikarim86 wrote:Sxb a little respect pleaseCaynabaX wrote:Where is it located in eastern Awdal? Just over the border of gobolka Gabiley/Awdal init? Ileen Sacad Muse started tab cusubi oo dhul-durugsi, is-ballaadhin ahi soomaha..The_Emperior5 wrote:You're confusing baki with lawyacade baki is in eastern awdal halkaasay sacad muse soo gaadhaan![]()
Samaroon are good people wax dagaal la yidhaa ma garanayaan ee masaakintan miyaad an u naxeyn?![]()
![]()
Hawdka Ethiopia halkani ka sii wada.......3 men are dead adiguna waad qoslaysaa
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
AU those that died.
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
ah new cats !!CaynabaX wrote:Where is it located in eastern Awdal? Just over the border of gobolka Gabiley/Awdal init? Ileen Sacad Muse started tab cusubi oo dhul-durugsi, is-ballaadhin ahi soomaha..The_Emperior5 wrote:You're confusing baki with lawyacade baki is in eastern awdal halkaasay sacad muse soo gaadhaan
Samaroon are good people wax dagaal la yidhaa ma garanayaan ee masaakintan miyaad an u naxeyn?
Hawdka Ethiopia halkani ka sii wada...
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
Alle ha u naxariisto , not good .
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
ilahay ha naxariisto intii dhimatay, danbiilayashana waa in sida ugu dhakhsaha badan cadaalada la horkeenaa
http://www.gabiley.net/pages/tDetails.p ... audioFile=Madaxweyne Siilaanyo Oo Amar Adag Ku Siiyay Talisyada Guud Ee Ciidanka Qaranka, Booliska, Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha Iyo Gaashaan Dhiga In Ay Soo Qabtaan Dadkii Geystay Dilkii Xalay Ka Dhacay Inta U Dhaxaysa Magaalooyinka Gabiley Iyo Boorama
Hargeysa (GNS) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Saaka Kulan la qaatay Talisyada Guud ee Ciidanka Qaranka iyo Taliyaha Booliska, Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo gaashaan Dhiga.
Madaxweynaha ayaa Masuuliyiintan Amar adag ku siiyay in ay Soo qabqabtaan dadkii geystay Dilkii xalay ka dhacay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Gabiley iyo Boorama, waxana uu ku xoojiyay in aanay ka hadhin cidii gaystay Falkan
Sidaas waxa Madaxweynuhu ku sheegay War saxaafaddeed, ka soo baxay Qasriga Madaxtooyadda, kaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska wararka ee Gabiley News, War saxaafadeedkan oo dhamaytiran ayaa waxa uu u dhignaa sidan.
Warsaxaafadeed
Xalay, gelinkii danbe meesha la yidhaahdo Saameel oo u dhaxaysa degmooyinka Gabiley iyo Baki waxa ka dhacay shil foolxun waxaana lagu dilay 3 nin oo aan waxba galabsan.
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu saaka isugu yeedhay talisyada Guud ee Ciidanka Qaranka iyo Booliska iyo Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo gaashaan Dhiga waxaanu si Adag u Amray in ay raacdo galaan oo ay soo qabtaan dhagar qabayaashi dilkaas geystay meel kasta oo ay joogaana ay kaga daba tagaan.
Madaxweynuhu waxa uu masuuliyiintaa ku adkeeyey in aanay ka soo hooyanin ilaa ay dhagar qabayaashaa soo qabtaan oo ay sharciga horkenaan.
Ugu danbay waxa uu Madaxweynuhu Tacsi u dirayaa qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxeen dadkaas ay gacanta ka xaqa darani dishay.
Waxaanu leeyahay Ilaahay samir iyo iimaan haynaga siiyo iyagana naxariistii Janno ha ka waraabiyo.
ALLAA MAHAD LEH
Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
Gabiley news desk
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
Edit ; I hope they're caught or shot if they try to fight back.
We cannot afford having madafakas disturbing the peace in our name .
We cannot afford having madafakas disturbing the peace in our name .
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: jibrieel abokor Militia kill 3 gadabuursi in baki distri
ninyaw war badan kama hayo bal goor dhaw baan hargeysa la hadli doonaa lakiin dilkani kolay wuxuu daba socdaa murankii dhuleed ee Ceel_bardaale. there are new developments reported on gabileynews.netSahanGalbeed wrote:War samatarow , war abohood wasoyinkan maxay ahayeen ?
http://www.gabiley.net/pages/tDetails.p ... audioFile=
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1168 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 73 Replies
- 7810 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 7 Replies
- 1157 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 9 Replies
- 1003 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 4 Replies
- 831 Views
-
Last post by Estarix
-
- 12 Replies
- 1710 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 30 Replies
- 4969 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 5 Replies
- 1615 Views
-
Last post by GeneraleQ
-
- 1 Replies
- 554 Views
-
Last post by Caytame
-
- 60 Replies
- 4961 Views
-
Last post by SahanGalbeed