Shir looga hadlayo arrimaha Somaliya oo ka furmaya Jabuuti
Jabuuti: (Sh. M. Network) Shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya aya waxa lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada Jabuuti kaasi oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay islamarkaana lagu casuumay Xisbiyada ka jira dalka.
Kulankaani oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay islamarkaana looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in 7-da bishan uu ka furmo Magaalada Jabbuuti kaasi oo lagu cuusamay Xisbiyada ka jira dalka.
Dhinacyada kulankaasi lagu casuumay ayaa waxa ka mid ah Isbaheysiga Nabadda Soomaaliya, waxaa Gudoomiyaha Isbaheysiga C/laahi Sheekh Xasan oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho inta uusan ambabaxin ayaa waxa uu sheegey in shirkaasi looga hadli doono sidii Xisbiyada ay uga qeyb qaadan lahaayeen xaaladda dalka Soomaaliya.
C/lahi Sheekh Xasan ayaa waxa uu tilmaamay in sidoo kale Axzaabta laga hadli doono sidii ay u la shaqeyn lahaayeen gudiyo doorasho oo lafilayo in la dhiso iyo siidii looga gud bilahaa awoodda 4.5 oo ay ku dhisan tahay dowladda KMG.
Gudoomiyaha Isbaheysiga nabadda Soomaaliya ayaa waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay qilaafka xiligan ka dhax jira qaar ka mid ah Xilibaanada barlamanka iyo gudoonka barlamanka taasi oo uu sheegey inay ku doonayaan in waqtiga loogu kordhiyo.
Maalmihii ugu danbeeyey ayaa waxa waxaa jiray qilaafaad u dhaxeeyey Xildhibaano ka tirsan Barlamanka iyo gudoonka barlamanka taasi oo salka ku haysa qabsoomidda fadhiyada barlamanka, waxaana Xildhibano ka tirsan barlamanka ay sheegeen inay kalsooniada kala noqdeen gudoomiye Shariif Xasan Sheekh Aadan
Ismacil Cumar geele and his new project
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Ismacil Cumar geele and his new project
what happened to Al nuur city ?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 2097 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 3 Replies
- 474 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 3 Replies
- 1029 Views
-
Last post by zingii
-
- 1 Replies
- 527 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 9 Replies
- 992 Views
-
Last post by original dervish
-
- 8 Replies
- 1412 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 12 Replies
- 852 Views
-
Last post by Aliyah99
-
- 2 Replies
- 723 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 1 Replies
- 282 Views
-
Last post by Khalid Ali