The Jibril Abokor say

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

The Jibril Abokor say

Post by SahanGalbeed »

Suldaan Xuseen Aw Muuse Cirday oo ka mid ah Saladiinta Beesha Jibriil Abokor ayaa shalay galab mar uu saxaafada kula hadlayay isaga oo gurigiisa ku sugan cambaareeyay Falka Dilka foosha xun ee ka dhacay deegaanka Seemaal ee u dhexeeya Baki iyo Gabiley, ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay waxa meeshaasi ka dhacay iyo xaqdarada dadkaasi lagu laayay oo uu tilmaamay inay tahay wax ka baxsan dhaqanka iyo diinta islaamkaba.

Suldaanku waxaa kale oo uu Dawlada ka codsaday intay talaabo deg-deg ah ka qaado wixii falkaasi foosha xun gaystay, gacan ku dhiiglayaashana sharciga la horkeeno, isagoo dadkii ay dhibaatadu soo gaadhayna ka codsaday inaanay qaadin talaabo ilaa iyo inta ay wax kala cadaanayaan. Suldaanku isagoo arrintaasi ka hadlayana waxaa uu yidhi “Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca cuqaasha beesha, waxgaradka gobolka Gabiley, iyo magaca salaadiinta Sacad Muuse waxaan aad uga xumahay waxa meeshaasi ka dhacay iyo xaqdarada dadkaasi lagu laayay oo ah wax dhaqanka iyo diinta islaamka toona sal iyo raad ku lahayn. Waa arrin xun aadna u xun. Waxaan dawlada Somaliland ka codsanaynaa in talaabo dag dag ah laga qaado dadka waxaa ku kacay oo ah gacan ku dhiiglayaasha waxaa sameeyay, Sharcigana sida ugu dhakhsaha badan loo hor keeno. Cidda ay wax gaadheena waxaan ka codsanaynaa inaanay aargudasho degdeg ah samayn inta wax la hubsanayo. Dawladuna dhaliisheeda ayay ku leedahay oo iyadaa habsankaa samaysay.”

Shaqaaqadan ka soo cusboonaatay deegaanka Ceel Bardaale ayaa laga nastay muddooyinkii ugu danbaysay kadib markii heshiis dhex maray labada beelood ee muranka dhulku ka dhexeeyay, iyadoo xukuumada Somaliland faraha ka qaaday kadib markii la badalay labadii Badhasaab ee inta badan ka shaqeeyay heshiisiinta labada beelood. Taasi oo ay gobollada Awdal iyo Gabiley hadda joogaan Badhasaabyadii ugu tamarta iyo waxqabadka yaraa tan iyo intii Gabiley loo magacaabay gobollada.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Jibril Abokor say

Post by SahanGalbeed »

Anagu sacad musuhu , we're very straight ! When we're wrong , we ain't ashamed of saying so .
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: The Jibril Abokor say

Post by Cumar-Labasuul »

Suldaan Xuseen hadalkiisa boqolkiiba boqolka waan la raacsanahay :up:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: The Jibril Abokor say

Post by Mr_Alfaas »

SahanGalbeed wrote:Anagu sacad musuhu , we're very straight ! When we're wrong , we ain't ashamed of saying so .
waaxay faanku..... :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: The Jibril Abokor say

Post by Cumar-Labasuul »

hada waan ku saxay :lol:
SahanGalbeed wrote:Anagu sacad musuhu (excluding Emperior_5) , we're very straight ! When we're wrong , we ain't ashamed of saying so .
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: The Jibril Abokor say

Post by Mr_Alfaas »

Cumar-Labasuul wrote:hada waan ku saxay :lol:
SahanGalbeed wrote:Anagu sacad musuhu (excluding Emperior_5) , we're very straight ! When we're wrong , we ain't ashamed of saying so .
:lol: :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Jibril Abokor say

Post by SahanGalbeed »

Emperior intey xaaladu iska qabowdahay waa sacad muuse . Shalay wuxu la soo booday " hadda waa maleeshiya jibriil abokor e ogaada " :lol:
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: The Jibril Abokor say

Post by NewHargeisaGirl »

Action speaks louder than words, catch the crimanals by tomorrow or you'll face the consequences :clap: :clap: I predict siilaanyo sakhran's rule coming to an end :clap: :clap: :clap:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: The Jibril Abokor say

Post by Babygirl- »

Newhargeisagirl wrote:Action speaks louder than words, catch the crimanals by tomorrow or you'll face the consequences :clap: :clap: I predict siilaanyo sakhran's rule coming to an end :clap: :clap: :clap:
:lol: :lol: :up:

@ Faanka sahan. :lol:
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: The Jibril Abokor say

Post by MujahidAishah »

SahanGalbeed wrote:Anagu sacad musuhu , we're very straight ! When we're wrong , we ain't ashamed of saying so .
Fuck that shit we were wrong kulaha... second time they been wrong and killed gadarbursis in cold blood shit its time for gadarbursi to bare arms and ku so doolan JBga ... time JB learnt there are consequence for acting like savages :up:

expect u sahan ur civilised :lol: :lol: :up:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: The Jibril Abokor say

Post by HooBariiska »

I dont understand qolodan sacad muse maxaa gidirbiirsiga daba dhigay?>
Last edited by HooBariiska on Tue Dec 06, 2011 5:38 pm, edited 1 time in total.
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: The Jibril Abokor say

Post by Saraxnow »

^Nacasnimada iska daayo, dadka maxaad u cayeysaa 'dacas' wtf?


Btw, today a JB man was also killed. This is a land issue obviously, which means the SL Government has to intervene and stop the 'tit for tat' in it's tracks before it continues further. Dad badan baa waxan ku farxa wixi dhan e Sl neceb sida Mondey iyo noocisa o kale which is ridiculous.
Last edited by Saraxnow on Tue Dec 06, 2011 5:41 pm, edited 1 time in total.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: The Jibril Abokor say

Post by HooBariiska »

Saraxnow wrote:^Nacasnimada iska daayo, dadka maxaad u cayeysaa 'dacas' wtf?
Typooo ayay ahayde raali noqo
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: The Jibril Abokor say

Post by Saraxnow »

^ Yea right Timo. ok :up: :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: The Jibril Abokor say

Post by Mr_Alfaas »

Timo_Case wrote:
Saraxnow wrote:^Nacasnimada iska daayo, dadka maxaad u cayeysaa 'dacas' wtf?
Typooo ayay ahayde raali noqo
:lol: waar sootan kugu soo booday Allooow sahal :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”