The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
Moderator: Moderators
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
Reer Nuur, jibriil yoonis, Maxad Casse, Habar Cafan, Makayl dheere are all mad.
1- the murder was not new, it happened twice before and no reaction or effort from SL took place to hunt the criminals, and thats becoz number 2
2- its not ordinary crime or clan bashing, it was planned by officials from SL and its army to make Gadabuursi residents migrate from Ceel Bardaale then take over it.
Last edited by Mondey on Tue Dec 06, 2011 1:04 pm, edited 1 time in total.
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
You. hypocrite.Ceel-bardaale (burcoonline) 06.12.2011 - Kooxo hubeysan oo ka soo jeeda degaanka Dilla ee gobolka Awdal ayaa saaka waabrigii waxay qab-qabteen ugu yaraan 10-neeyo dhalinyaro ah oo ka soo jeda degaanka Gabliey kuwaasi oo la sheegay in ay qudha ka jareen mid ka ah raggi ay qabteen halka kuwii kale ee ay qabteena ay sii daayeen.
Wiilkani dhalinyarada ah ee qudha laga jaray oo magaciisa la yidhaado lid Muuse Kaamil ayaa la sheegay in lagu dilay degaanka Gorayo ee degmada Ceel-bardaale oo ahayd halkii labada beelood colaadu ku dhex martyay, maydka wiilkani oo da'diisa lagu sheegay 20 sanno jir ayaa caawa fiidkii lagu aasay magaalada Gabiley. Sidoo kale warar kale oo aan la xaqiijn ayaa sheegaya in laba nin oo kale oo ka soo jeeda degaanka Gabiley iyagana la laa'yahay meel ay ay jaan iyo cidhin dhigeen kuwaasi oo loo malaynayo in ama lagu dilay ama lagu haysto dhulka kaymaha ee waqooyi kaga beegan degaanka Ceel-bardaale.
Arrimaahani isa soo tarayaayaa ka danbeeyaa ka dib markii fal fool xumi uu maalintii shallay ka dacay tuulada seemaale oo ka tirsan degmada ceel bardaale ka dib markii saddex nin oo laba ka mid ahi is dhalleen oo ka soo jeeda deegaanka dilla si fool xun loogu dilay goob maqaaxi ah isla markaana ciddii dishay aan la garanaynin.
Degaanka ceel-bardaale ayaa la keenay ciidamo booliis iyo military iskugu jira laakiin masuuliyiinta deegaanka labada dinac ay wali xaaladda ka dayrinaya iyagoo ka codsanayaa inay xukuumaddu ciidan laxaadleh soo dhigto labada dinac si xaaladda loo qaboojiyo
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
^^ adigu khanis gabobay ayaad tahey ee get the fuck outtta of here. This doesnt concern you at all

- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
Fabrications and lies from ur propaganda website.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
Why doesn't it concern him ? dawladda SL maxa adiga kugu diray ?Newhargeisagirl wrote:^^ adigu khanis gabobay ayaad tahey ee get the @#!*% outtta of here. This doesnt concern you at all![]()
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
Sahaan, inaader I hate munaafiqnimada.. shalayto wuu ky qoslayay dadka dhintay until Abdikarim told him not to
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
Inantani dhako'da weyn leh waxeey ba tidhi I hate munaafiqnimada, if you do then stop insulting mujahiidiinta Awdalba usoo halgamey madaxweyne or garbagemen.. in the meantime get the fock off.Newhargeisagirl wrote:Sahaan, inaader I hate munaafiqnimada.. shalayto wuu ky qoslayay dadka dhintay until Abdikarim told him not to
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
Newhargeysagirl , ka maad jawaabin sua'sheyda .
Dawladda SL maxa kugu diray ? Silanyo ayaad meel walba ku cayda , why ? Inu sakhraan yahay , xageed ku aragtay ?
Qabyaaladaadu , waa mid cajiib ah .
Somaliland burbur-keeda dad badan baa jecel.
Gadabursiga sida mondey oo kale ba jecel , daaroodka sida udun oo kale baa jecel , iyo isaaqa sida adiga oo kale
Udun qabiilkiisa iyo kaagu haddey is laayan , udun baad cayda . Eeg hadda , HY iyo dhulbahante haddi la is barbar dhigo , HY waa wada Somaliland xaggu dhulbahantuhu ka yahay 50/50
Gadabursiga iyo waxaan HY ahayn haddey iska hor yimaadan se , gadabursiga ayaad la soo safata . eeg hadda gadabursiga na intiisa Somalilander-ka ah baa ka badan intan qurbo ku naaxdeyda ah
waa cajiib weeyan wallahi
Xaggeed ka socota , bal inoo sheeg
Dawladda SL maxa kugu diray ? Silanyo ayaad meel walba ku cayda , why ? Inu sakhraan yahay , xageed ku aragtay ?
Qabyaaladaadu , waa mid cajiib ah .
Somaliland burbur-keeda dad badan baa jecel.
Gadabursiga sida mondey oo kale ba jecel , daaroodka sida udun oo kale baa jecel , iyo isaaqa sida adiga oo kale

Udun qabiilkiisa iyo kaagu haddey is laayan , udun baad cayda . Eeg hadda , HY iyo dhulbahante haddi la is barbar dhigo , HY waa wada Somaliland xaggu dhulbahantuhu ka yahay 50/50
Gadabursiga iyo waxaan HY ahayn haddey iska hor yimaadan se , gadabursiga ayaad la soo safata . eeg hadda gadabursiga na intiisa Somalilander-ka ah baa ka badan intan qurbo ku naaxdeyda ah
waa cajiib weeyan wallahi

Xaggeed ka socota , bal inoo sheeg
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
^^^^
waaad iiifirsatay ma istir ! waar dhagayso, dee aniga sida somalida uma fekero o' ah inuu qofku yahay wuxuu abihi yahay. aniga waxaan ahay HY as much as I am Jirbil Yonis allhumdalah and am very proud of it:) ta kale Jibril abokor kan dadka dilay intaaan youtube uga hilliyey dee waad yaabi marka Khadra Haid lacaayao.... markas it aint all black & white ee take it easy bro





- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left


waa abduraxmaan sacad /sacad muuse
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
Mondey , anigu ku ma diidani inaad waxaan idha ba ka jawaabto
Laakin , title-kaaga waxaad ku tidhi
viewtopic.php?f=245&t=292412
Waxaad se laakin ku daba xidhay , jibriil yoonis , mahad case iyo makahiil .
Shalay , wilkaan samatar la yidha , e aynu ilma adeerka nahay ayaan su'aal iga daacad ah waydiyay oo ku idhi
markaasu igu soo jawaabay
ya?
iska daciif weeye 'game" kaagu , marka ama iska aamus ama si xarago leh inoogu wad ciyaarta
Laakin , title-kaaga waxaad ku tidhi
which was , i think inspired by my thread herethe reer nuur say
viewtopic.php?f=245&t=292412
Waxaad se laakin ku daba xidhay , jibriil yoonis , mahad case iyo makahiil .
Shalay , wilkaan samatar la yidha , e aynu ilma adeerka nahay ayaan su'aal iga daacad ah waydiyay oo ku idhi
aniga iga daacad bay ahayd"war niyow horta reerkan lagu sheego beesha dilla , magacoogu muxu yahay? "
markaasu igu soo jawaabay
Bal waad is qaban kari waydo oo waxaad la soo gashaywaxa la yidha reer nuur oo reer xareed-ka ayay abti na isu yihin , had iyo jeer na aan kala maarmin
viewtopic.php?f=245&t=292320&start=15reer xareed , is it a town or a family's name
ya?

- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left








sahan, iga daacad ayay ahayd.. "reer xareed" waan maqli jiray mar walba oo laisku xabadeeyo ceelabardaale laakiin in aw qabiil yahay iyo in ay degaan tahay makala garanayan.. for example ani qabiilkayga mar waxa lagu tilmaamaa Reer Nuur marna Reer Dila... an outsider would not know if Dila is a clan or a town.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
Good to see you laugh , yaan la iska kala cadhoon

Ilaahey balaayada uun ha inaga qabto , waxaynu ku murano waynu isla heli doona e .


Ilaahey balaayada uun ha inaga qabto , waxaynu ku murano waynu isla heli doona e .
- salool
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
Maxaa dhacay bacda 3 days marka


- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: The Reer Nuur say: 1 day is gone 2 days are left
^^ subhaaanallaaaaaaaaaaaaaaaaah



-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 2807 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 8 Replies
- 2489 Views
-
Last post by Burao_Media
-
- 41 Replies
- 2045 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 342 Views
-
Last post by Westernized Xalimo
-
- 6 Replies
- 642 Views
-
Last post by Wild@Heart
-
- 1 Replies
- 417 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 45 Replies
- 2196 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 0 Replies
- 288 Views
-
Last post by Dawn
-
- 23 Replies
- 1202 Views
-
Last post by gurey25
-
- 20 Replies
- 1043 Views
-
Last post by ~ Scouser ~