S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Borama
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Borama
Ciidanka CID-da Boorame oo Xabsiga dhigay Siyaasi Reer Boorame ah
Boorame(Waaheen) Ciidanka baadhista Danbiyadda CID-da Gobolka Awdal ayaa shalay galab xabsiga dhigay Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ah Siyaasiyiinta Gobolka Awdal.
Ilaa hada Xukuumadda Somaliland Xadhiga Abgaal kamay hadal hase yeeshee sida uu Wariyaha Gobolkaasi ku soo waramayo waxa lala xidhiidhinayaa qudbad uu shalay ka jeediyay kulan ay Siyaasiyiinta, Madax dhaqameedka iyo Odayaasha gobolkaasi ku Canbaareynayeen Dilkii ka dhacay Ceel-berdaale.
Qudbada Maxamed Jaamac Abgaal oo ahayd mid aad u kululayd waxa uu Eedo kul kulul ugu soo jeediyay Taliyaha Ciidanaka Qaranka Somaliland Nuux Taani oo uu ku tilmaamay Canjeexii Xeebta Jasiira ku xasuuqi jiray Dad shicib ah oo aan waxba galabsan. Isagoo tusaale ugu soo qaatay inuu ka danbeeyay Dilka sadexdii Nin ee dhawaan lagu khaarajiyay Ceel-berdaale.
Inkastoo masuuliyiintii qudbadaas ka hadashay hadaladoodu ay kululaayeen hadana Abgaal mooyee ilaa hada Cid kale oo loo xidhay ma jirto. Waxase warar kale oo gobolkaas aanu ka helaynaa sheegayaan in lagu daba jiro Rag kale oo lagu Eedaynayo inay hadalo kicin ah sameeyeen.

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
Walaahi you are an animal emporior. 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
Why cousinabdikarim86 wrote:Walaahi you are an animal emporior.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
.
Last edited by Cumar-Labasuul on Wed Dec 07, 2011 4:44 pm, edited 1 time in total.
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
Why are they cockroaches? Just because these guys dont want to be under the domination of dirta waqooyi it doesnt make them cockroaches.awdal will be part of the federal republic of somalia.sool and sanaag people are fighting for their indepedence agains the somaliland clan entity.I find it funny ,you guys are doing exactly what Siad barre did to hargeysa.people of sool and saanaag dont want to do anything with you ,why aad isku dhadhajineysaa,i though you guys hated faqash people? leave sool ,saanaag and awdal out of this somaliland fantasy and just concentrate on the rest where people want you.The_Emperior5 wrote:Cockroaches demonstrate tonight in Borama![]()
[youtube]TNhmyN_2-ws&feature=player_embedded[/youtube]
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
Addow you're hawiye go worry about the foreign Occupiers in you're Country do not worry about sool and sanaag and awdal and togdheer and maroodijeex and saaxil its all my land if you want to fight for it bring your amisom troops 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
mods lock this topic it serves no purpose
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
Dameer foqol dameer ..... How on Earth are we doing what afweyne did?Addoow wrote:Why are they cockroaches? Just because these guys dont want to be under the domination of dirta waqooyi it doesnt make them cockroaches.awdal will be part of the federal republic of somalia.sool and sanaag people are fighting for their indepedence agains the somaliland clan entity.I find it funny ,you guys are doing exactly what Siad barre did to hargeysa.people of sool and saanaag dont want to do anything with you ,why aad isku dhadhajineysaa,i though you guys hated faqash people? leave sool ,saanaag and awdal out of this somaliland fantasy and just concentrate on the rest where people want you.The_Emperior5 wrote:Cockroaches demonstrate tonight in Borama![]()
[youtube]TNhmyN_2-ws&feature=player_embedded[/youtube]
bal answer me?
sheekada miyaad ogtahay mise waad iska hadleysa you southern bastard

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
Emperior relapsing back to his old, disgraceful ways. Nacalad.
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
addoow i have been saying this all along. as a soldier part of duriyda rer shiikh isaq and as a habr jeclo i am against the occupation and forcing the faqash to be part of the somaliland dream and country.Addoow wrote:
Why are they cockroaches? Just because these guys dont want to be under the domination of dirta waqooyi it doesnt make them cockroaches.awdal will be part of the federal republic of somalia.sool and sanaag people are fighting for their indepedence agains the somaliland clan entity.I find it funny ,you guys are doing exactly what Siad barre did to hargeysa.people of sool and saanaag dont want to do anything with you ,why aad isku dhadhajineysaa,i though you guys hated faqash people? leave sool ,saanaag and awdal out of this somaliland fantasy and just concentrate on the rest where people want you.
the faqash of sool and sanag and buhodle dont want to be part of somaliland. we shouldnt force them to be part of somaliland. forget them. now there are problems in awdal but awdal is part of somaliland. it will always be part of somaliland.

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
Emperior of dirta waqooyi.
I am just against injustices,if you want to fight injustices then it is fine but dont do to others what you hate.
Abdikarim
I know truth hurts but that is why a grain of truth outshines a million lie.imise bastards baa kula dhalatay?
I am just against injustices,if you want to fight injustices then it is fine but dont do to others what you hate.
Abdikarim
I know truth hurts but that is why a grain of truth outshines a million lie.imise bastards baa kula dhalatay?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
What injustices do you even know why these people are demonstrating?
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
The_Emperior5 wrote:What injustices do you even know why these people are demonstrating?
These guys are protesting because jufo isaaq ka tirsan ayaa dishay 3 nin oo reer borama ah and their politician strongly condemned the criminals .instead of finding the perpetrators of this crime,the SL police arrested their politician? what kind of justice system is this?

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
Dameer ilaa demeer....thanks for prooving to us why you're a member of the most retarded group of people in the horn.Addoow wrote:Emperior of dirta waqooyi.
I am just against injustices,if you want to fight injustices then it is fine but dont do to others what you hate.
Abdikarim
I know truth hurts but that is why a grain of truth outshines a million lie.imise bastards baa kula dhalatay?
Ayaad ina mooday?....Members of your people?
Cidii dil gaysata anaku we don't defend, Cadaalada anaku waanu naqaana

We force none to join us and every clan rules, polices and administrates their own town.

You on the other hand are a member of a group which masacred thousands in Xamar ...then you have the focking nerve to accuse us of barbarity?
Who do you think we are sinjiga aabahaa wasee?

Inshaalah anyone who is an obstacle to peace will be eliminated ....You're gonna have to try praying a little harder
for calamity you cheap southern bastard

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo
Addoow wrote:The_Emperior5 wrote:What injustices do you even know why these people are demonstrating?
These guys are protesting because jufo isaaq ka tirsan ayaa dishay 3 nin oo reer borama ah and their politician strongly condemned the criminals .instead of finding the perpetrators of this crime,the SL police arrested their politician? what kind of justice system is this?unacceptable.
Somaliland government arrested at least many Politicians from both Clans if you were informed you would have know that.
Jufo wax dishay ma jirto there were criminals that Killed some other people no one knows their clan but there were speculations.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 864 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 16 Replies
- 1506 Views
-
Last post by Geeljire252
-
- 14 Replies
- 1946 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 9 Replies
- 941 Views
-
Last post by CaynabaX
-
- 16 Replies
- 1925 Views
-
Last post by zingii
-
- 59 Replies
- 2835 Views
-
Last post by kadarre
-
- 0 Replies
- 296 Views
-
Last post by gemini07
-
- 3 Replies
- 515 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 534 Views
-
Last post by KingBlack
-
- 0 Replies
- 409 Views
-
Last post by Coeus