Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed peace
Moderator: Moderators
- ChiefAaqil
- SomaliNetizen

- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed peace
Suldaan Maxamed Sul. C/qaadir Oo Sheegay In Sheekh Maxamuud Raage Heshiiskii Ceelbardaale Xilligii La Gaadhay Uu Cadeeyey In Nabada Ay Diidanaayeen Taliye Nuux Taani Iyo Abiib Timacade
“Sheekh Maxamuud Waa In La Waraysto Xogo Badan Buu Hayaaye, Anaguba Berigii Aanu Hargeysa Soo Weerarnay Soo Nalooma Aanayn” Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir
Hargeysa, December 8, 2011 (Haatuf) - Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir ayaa sheegay in Sheekh Maxamuud Sheekh Muxumed Raage oo ka mid ah odayaasha loo xidhxidhay dilkii ka dhacay deegaanka Seemaal uu sheegay xilligii heshiiska ay ka wada gaadheen odayaasha deegaanka Dilla xurguftii Ceelbardaale in taliyaha ciidanka qaranka Nuux Ismaaciil Taani iyo la taliyaha Madaxweynaha Abiib Diiriye Nuur (Timo cade) ay diidanaayeen nabada uu qaatay beeshiisana ay ku kiciyeen, kuna baaqay in Sheekha xogwaraysi lagala yeesh, isagoo intaa ku daray in Madaxweynuhu aanu ka daalin go’aanka iyo mawqifka uu ka istaagay dilka foosha xun ee ka dhacay deegaanka Seemaal.
Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir ayaa sidoo kale ku baaqay in ciddii falal amaan daro kula kacda xasiloonida dalka laysku bahaysto siddii looga hortagi lahaa, waxaanu xusay inay raadsan doonaan cidii gooni isku taaga Madaxbanaanida Somaliland ka hortimaada.
Suldaan Maxamed waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu xalay wargeyska Haatuf kula yeeshay Hargeysa, kaas oo uu sidoo kale Madaxdhaqameedyada iyo bulshada gobolka Awdal u cadeeyay in mawqif isku mid ah ay kala taagan yihiin dilkaa foosha xun ee ku dhacay saddexda qof ee ka soo jeeda Dilla.
Suldaanku isaga oo arrimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “Horta waxaan tacsi u dirayaa ehelkii ay ka geeriyoodeen saddexdii qof ee dilka foosha xumi ku dhacay, madaxdhaqameedyada iyo odayaasha reer Awdalna waxaanu leenahay idin kala mid baanu nahay dilkaa foosha xun, idin kala mawqifna waanu nahay, Madaxweynahana waxaan ku bogaadinayaa go’aankii geesinimada lahaa iyo mawqifkii uu ka istaagay arrinkaasi, waxanan kula talinayaa inuu arrinkaasi ka gun gaadho, oo aanu ka gaabsanin ciddii faldambiyeedkaa gaysatayna meel kasta uu kaga daba galo oo aanu u dirin Guurti iyo Salaadiin toona, balse uu nidaam dawladeed wax kaga qabto, waxaanan qabaa in cida falkaasi geysatay ay ku raad leedahay ciddii falkii hore ee jidgoynta gaysatay.
Sheekh Maxamuud Sheesh Muxumed Raage waxaa si xaqiiq ah looga hayaa in xilligii heshiiska nabadaynta laga gaadhay arrintii deegaanka Ceelbardaale uu yidhi anigu nabada waan qaataye laakiin waxa jira rag beeshayda kasoo jeeda oo diidan nabada, oo reerkiina igu kiciyay oo uu ku sheegay inay ka mid ahaayeen Taliyaha Ciidanka qaranka Nuux Ismaaciil Taani iyo Abiib Diiriye Nuur, sidaa darteed waxaan ku baaqayaa in Sheekha laga xogwaraysto siraha badan ee uu hayo”
Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaa ku daray “Anagu berigii aanu baxnay soo weerarkii aanu ku soo qaadnay Hargeysa nalooma aanayn, ciddi falal amaan daro ku kacda waa in laysku kaashado, anagu ciddii faldambiyeed u gaysata amaanka qaranka waxaanu balan ku qaadaynaa in aanu raadsan doono, beelihii kale ee Somaliland maxay qabanayaan ciddii falkan gaysatay waa la ogyahay in la qariyana maaha”

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Lies lies and some more lies no one takes ina dhabeye serious
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Who takes Suldaankani seriously, he opposes every single individual who is linked to xukuumadani sowkii aswell yidhi Buurmadow inkaartii Siilaanyo ayaa ku dhacday madaxweynihiisii baad tahay udulqaado waxkasta oo uu kugu sameeyo. Not to forget he wanted to divide Habar Magaadle & Habar Xabuusho with that Habar Magaadle shir.
Respect for his lineage but he's a disgrace.

- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
wise old man. even the Isaaq suldaans agree that Taani, Biixi, Timocad were behind the murders.
Suldaan Saleebaan was right.
Suldaan Saleebaan was right.
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Muj. Ina Biixii when ayuu arintani soo dhexgalay?Mondey wrote:wise old man. even the Isaaq suldaans agree that Taani, Biixi, Timocad were behind the murders.
Suldaan Saleebaan was right.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Inaaa dhabaye didn't even mention ina bixi iyaga ku walacay
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Emperior, Taani ma Jibriil Abokor baa?
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Sultan kaan ruunta buu sheega, waa kii yiri Silaanyo & Isaaqa Kalshale moday ineey leyihin waan ognahay Kalshaale dad kaleeh..
The Truth will set you free, i support Sultanka Guud ee Isaaq
If you had more like him waa la heeshin laaha.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
if you had more like him , waa la heeshin laha
Caynaba haa waa jibriil abokor , gen taani . Anigu ma rabo inaan iska faano , ama aan nac-nac halkan la soo fadhiisto , laakin waxani waa iska sheekooyin khiiyali ah . Faysal cali waraabe iyo odaygan ba iska dhiga sidii wax masuuliyad gaar ah loo saaray arrintii gadabuursi iyo isaaq soo kala dhex gasha ba .
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Sahan maa runta ku qosli?
Were any of you at the meeting the Sultan is talking about? Did taani deny any of these allegations? Qabiil baad kuu difacasaan I say bring the man to Justice lol
Were any of you at the meeting the Sultan is talking about? Did taani deny any of these allegations? Qabiil baad kuu difacasaan I say bring the man to Justice lol
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Your argument is silly . Yes gen taani said it was nonesense .
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Supporting Criminals is Silly. 
-
Ceelafweyn
- Posts: 199
- Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Nuux Taani iyo Abiib Tima Cade hadii lagu hayo wax cad waa la arki donaa , ma fiicna kutari ku teen. Nuux iyo Abiiba waa rag tariikh ku leh bulshada Somaliland.
Odeygan Suldaanka ee hadalku ka dhaco waxba in laga akhristo mahaa. Waa ninki Faysal iyo caruurti wax shiideysay ee berigi Ciro ku qabsadey xisbiga ku eedeyey Habar jeclaa Gar-adag ku tashatey sidii ay dadka u boobi lahayd!!( He needs health check).
Maantana wuxuu yidhi anagu markaanu Hargeysa dagaalka ka kiciney waa nala muquuniyey? war heedhe ninka hadaaqaya yaa qabta oo ka wakiil ah - Garhexjiso ninkani idinka socon maayee ninkale doorta.
Wixii danbi gala waa in sharciga la horkeenaa, laakinse waxaan la yaabanahay qolyahan Samaroon ee isoomadya martida iyagoo 8 sano mesha haystey ayey intaa cabanayaa!
Odeygan Suldaanka ee hadalku ka dhaco waxba in laga akhristo mahaa. Waa ninki Faysal iyo caruurti wax shiideysay ee berigi Ciro ku qabsadey xisbiga ku eedeyey Habar jeclaa Gar-adag ku tashatey sidii ay dadka u boobi lahayd!!( He needs health check).
Maantana wuxuu yidhi anagu markaanu Hargeysa dagaalka ka kiciney waa nala muquuniyey? war heedhe ninka hadaaqaya yaa qabta oo ka wakiil ah - Garhexjiso ninkani idinka socon maayee ninkale doorta.
Wixii danbi gala waa in sharciga la horkeenaa, laakinse waxaan la yaabanahay qolyahan Samaroon ee isoomadya martida iyagoo 8 sano mesha haystey ayey intaa cabanayaa!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Babygirl believes ina dhabyeye because he said Kalshaale doesnt sound habarjeclo it sounds Dhulbahante qof caadi ah bay u haysta ina dhabeye
Any how General Nuux ismacil taani is the First General of the republic he dismissed all the allegations if they accuse him of things bring evidence
Any how General Nuux ismacil taani is the First General of the republic he dismissed all the allegations if they accuse him of things bring evidence
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Suldaanka Isaaq: Nuux Taani and Abiib Timacade opposed p
Dee Suldaankani waa benaale oo yara gaboobey, hadaan imika runta sheego Kalshaale waxa weeye tuulo Barre Cabdille ahi we took it over from our fellow reer Buuhoodle. Miyaad n maqlin?The_Emperior5 wrote:Babygirl believes ina dhabyeye because he said Kalshaale doesnt sound habarjeclo it sounds Dhulbahante qof caadi ah bay u haysta ina dhabeye![]()
Any how General Nuux ismacil taani is the First General of the republic he dismissed all the allegations if they accuse him of things bring evidence
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 23 Replies
- 1930 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 21 Replies
- 3181 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 15 Replies
- 1475 Views
-
Last post by bashe19
-
- 2 Replies
- 586 Views
-
Last post by damu
-
- 0 Replies
- 466 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 6 Replies
- 1035 Views
-
Last post by kaliil
-
- 4 Replies
- 664 Views
-
Last post by tightrope
-
- 36 Replies
- 3556 Views
-
Last post by Voltage
-
- 4 Replies
- 1033 Views
-
Last post by The_Emperior5